Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 774)

Kooxda Swansea Oo Hakisay Liverpool Xilli Shelvey Uu Kooxdiisa Hore Laba Gool Ugu Deeqay DAAWO SAWIRADA

Kooxda Swansea Oo Hakisay Liverpool Xilli Shelvey Uu Kooxdiisa Hore Laba Gool Ugu Deeqay DAAWO SAWIRADA

(maantasomaliland):-Shelvey oo xagaagan ka tagay kooxda Liverpool kun biiray Swansea ayaa caawa gool dhaqsi badan ka dhaliyey kooxdiisa hore balse laba gool oo kale ayuu ku abaal mariyey. Liverpool caawa uma ahayn habeenkeedii inkastoo gool looga hormaray uuna ka dhaliyey ciyaaryahankoodii hore ee Shelvey daqiiqadii 2-aad hase yeeshee 2 – daqiiqo ka dib ayuu kubad […]

Pep Guardiola Oo Ku Kalsoon In Ay Difaacan Karaan Champions League

Pep Guardiola Oo Ku Kalsoon In Ay Difaacan Karaan Champions League

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Bayern Munich, Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisu ay awood uleedahay in ay difaacato koobka horyaalada yurub xagaagan . Munich oo sanadkii hore sadex koob oo muhiim ah qaaday ayaa wali umuuqata in ay tahay koox awood badan. Pep Guardiola iyo kooxdiisa ayaa bari bilaabi doona ololaha ay ku difaacayaan Champions League marka […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Sheegay In Dalku yahay Qaran DImuqraadi Ah, Hase Yeeshee Aan La Aqbali Doonin Cid Sheeganaysa Wax Sharci Darro Ah.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Sheegay In Dalku yahay Qaran DImuqraadi Ah, Hase Yeeshee Aan La Aqbali Doonin Cid Sheeganaysa Wax Sharci Darro Ah.

Burco(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in dalku yahay qaran dimuqraadi ah, hase yeeshee aan la aqbali doonin cid sheeganaysa wax sharci darro ah. Madaxweynaha Somaliland waxa kale oo uu sheegay in la ogol yahay in axsaabta siyaasaddu ay sheegaan wixii dhaliil ah ee dalka ka jira, hase yeeshee aan loo baahnayn […]

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Ayaa maanta Dhagax dhigay Saldhig Boolis oo ay yeelan doonto Xaafada Aadan Saleebaan ee magaalada Burco,illaa Sadex kiiloo Mitir oo lagu kordhin doono Garoonka diyaaradaha ee magaalada BurcoDAAWO SAWIRAD.

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Ayaa maanta Dhagax dhigay Saldhig Boolis oo ay yeelan doonto Xaafada Aadan Saleebaan ee magaalada Burco,illaa Sadex kiiloo Mitir oo lagu kordhin doono Garoonka diyaaradaha ee magaalada Burco. Sidoo kale waxa uu Madaxwaynuhu Xadhiga ka jaray Miiska saraakiisha ee Ciidanka Qaranka Qaybta laba iyo Tobnaad,isagoo dhinaca kale Xaflad qalin […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo oo dhererkeedu yahay 370 Km, taasi oo laga dhagax dhigay tuuladda Ina Af-madoobe ee gobolka Togdheer.DAAWO SAWIRADA

(MSL)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo oo dhererkeedu yahay 370 Km, taasi oo laga dhagax dhigay tuuladda Ina Af-madoobe ee gobolka Togdheer. Xafladii loo sameeyay dhagax dhiga jidkaasi waxa ka soo qeyb galay Wasiirro, Masuuliyiinta gobolka Togdheer iyo degmadda Burco, Gudida Horumarinta gobolka […]

-Qaar ka mid ah Masuuliyiinta urur siyaadsdeedkii XAQSOOR ayaa sheegay in koox ka mid ahaa urur siyaasadeedkii Xaqsoor oo shalay la sheegay in ay ku biireen xisbiga Kulmiye ay ahaayeen kuwo aan ka tirsanayn hada ururka balse ay qaar ka mid ahi ku jireen murashaxiintii u istaagay doorashadii Golaha deegaanka

(MSl)Qaar ka mid ah Masuuliyiinta urur siyaadsdeedkii XAQSOOR ayaa sheegay in koox ka mid ahaa urur siyaasadeedkii Xaqsoor oo shalay la sheegay in ay ku biireen xisbiga Kulmiye ay  ahaayeen kuwo aan ka tirsanayn hada ururka  balse ay qaar ka mid ahi ku jireen murashaxiintii u istaagay doorashadii Golaha deegaanka ,oo xubno xukuumadda iyo kulmiye […]

Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaaday asbaabaha ay uga qeyb geli wayday shirka Brussels ee midowga Yurub qaadhaanka ugu ururinayaan Soomaaliya. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Axmed Yuusuf Cilmi (Suudi). Waxaanu war-murtiyeedkaasi u dhignaa sidan:-

Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaaday asbaabaha ay uga qeyb geli wayday shirka Brussels ee midowga Yurub qaadhaanka ugu ururinayaan Soomaaliya. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Axmed Yuusuf Cilmi (Suudi). Waxaanu war-murtiyeedkaasi u dhignaa sidan:- “Xukuumada Somaliland waxay soo dhaweynaysaa kaalmadda bulshada caalamku ku kaalmeynayso gobolka […]

irkii Somalia oo Goor dhawayd ka Furmay Dalka Belgium iyo Madaxwayne Xasan Sh.Maxamuud oo khudbad ka jeediyay halkaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbadda uu ka jeediyay shirka wuxuu ku sheegay in Soomaaliya ay ka baxayso xilli dhibaato badan ayna xilligan jirto rajo weyn + Daawo sawiro …..

irkii Somalia oo Goor dhawayd ka Furmay Dalka Belgium iyo Madaxwayne Xasan Sh.Maxamuud oo khudbad ka jeediyay halkaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbadda uu ka jeediyay shirka wuxuu ku sheegay in Soomaaliya ay ka baxayso xilli dhibaato badan ayna xilligan jirto rajo weyn + Daawo sawiro ….. Brussels(msl)Shirka Somalia loogu qabanayo dalka Belgium ayaa goor […]

Wararka ka Imanaya Deegaanka Carroolay ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad Dagaal oo lagaga soo horjeedo wefti ka socda Maamul Goboleedka Puntland iyo Maleeshiyaad ka goostay Kooxda Khaatumo , halkaasi ka aloosan tahay,

 ka dib markii Bulshada deegaankaasi ka war heleen dhaqdhaqaaqyo labadan kooxood ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Sool. Siday shabakada maantasomalilandu xaqiijiyeen xubno ka mid ah wax-garadka Deegaanku, Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntlabd Cabdisamad Cali Shirre oo wata Ciidamo aad u hubaysan iyo maleeshiyaad uu hogaaminayo Axmed Karaash oo ka tirsan horjoogeyaasha kooxdaasi, xiliganse la safan […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo ka hadlay dhacdooyinkii Genel Energy & Diyaaradda Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo ka hadlay dhacdooyinkii Genel Energy & Diyaaradda Itoobiya

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa markii u horraysay ka hadlay arrimaha la xidhiidha shirkaddii hakisay shiidaal qodista ee Genel Energy iyo Duulimaadyadii Diyaaradda Itoobiya ee hakadka galay. Madaxweynuhu waxa uu sidaasi ka sheegay khudbadii uu maanta ka jeediyay xafladii furitaanka Kulliyadda tababarka saraakiisha ciidammada ee lagu qabtay magaaladda Dararweyne ee duleedka Hargeysa. […]

Ciyaaryahanada Rooney Iyo Van Persie Oo Ka Caawiyey Man United Inay Guul Ka Gaarto Crystal Palace

Ciyaaryahanada Rooney Iyo Van Persie Oo Ka Caawiyey Man United Inay Guul Ka Gaarto Crystal Palace

(maantasomaliland):-Weeraryahanna Man United Rooney iyo van Persie ayaa ka caawiyey kooxdooda inay guul ka gaaraan naadiga Crystal Palace ciyaar ka dhacday garoonka Old Trafford. Wayne Rooney iyo saxiixa cusub ee kooxdaasi Marouane Fellaini ayaa ka qeyb qaatay kulankaasi waxaana si lama filaan ah loogu soo bilaabay Rooney oo uu madaxa u duubnaa, halka qeybtii dambe […]

Inanta Aida Yespica: Waligey lama jiifan Ozil

Inanta Aida Yespica: Waligey lama jiifan Ozil

(maantasomaliland):-Ka dib markii la sheegay in kooxda Real Madrid ay iska iibisay Ozil, sababo la xiriira gabar laga celin waayay, ayaa ugu dambeyn waxaa arrintaasi ka hadashay gabadhii lagu tuhmaayay. Quruxleyda Aida Yespica, oo mar noqotay gabadha ugu quruxda badan wadanka Venezuela, ayaa u sheegtay SportMediaset, in aysan wax galmood ah waligeed la sameynin Ozil. […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com