Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 781)

Agaasimah Ciyaarh kubadda Cagata Kooxda Olympique Marseille Oo la Toogtay Wiil uu Dhalay

Agaasimah Ciyaarh kubadda Cagata Kooxda Olympique Marseille Oo la Toogtay Wiil uu Dhalay

(maantasomaliland):-Anigo, oo 30  sano jir ah , ayaa la toogtay xili uu ka soo dagayay gaarigiisa waxaana falkaas uu ka dhacay  magaalada  Marseilles. Waxey aheed toogashadii labad oo ka dhacday  Marseille maalintii qamiista aheyda , waxeyna tirade eey ka dhigeysaa dilkii  15  dil  oo ka wada dhaceen  magalada ku taalo koonfurta  dalka Frenca  sanadkaan . […]

Kabtanka Steven Gerrard: ‘ waa riyadeyda inaan macalin u noqdo Liverpool

Kabtanka Steven Gerrard: ‘ waa riyadeyda inaan macalin u noqdo Liverpool

(maantasomaliland):-Liverpool kabtankeeda Steven Gerrard ayaa shaac ka qaaday in riyadiisa eey tahay in marka uu ka fariisto ciyaarah kubadda cagata uu noqdo macalinka kooxda “. Gerrard ayaa ku qaatay nolashiisa oo dhan garoonka Anfield, waxaana looga hayaa xushmad aad u balaarin . 33 jirkaan ayaa u sheegay TwentyFour 7: “riyadeyda run ayeey noqon doonta hadii […]

Ciyaaryahanka Gareth Bale saxiibtiisa aabah dhalay oo nolashiisa xabis ku dhameysan doono

Ciyaaryahanka Gareth Bale saxiibtiisa aabah dhalay oo nolashiisa xabis ku dhameysan doono

(maantasomaliland):-Aabah dhalay gabarta uu jeceel wadaag la yahay Gareth Bale ee lagu magacabo Rhys-Jones ayaa laga yabaa in nolashiisa inta ka dhamin uu ku dhameesto xabsi . Martin Rhys-Jones ayaa hada ku jiro xabsi ku yaala United States iyadoona lagu heesto dacwaayin uu ku muteysan karo xakun adag . waxa lagu heysta a 40 danbi […]

Ciyaaryahanka Nani oo qalinka ku duugay shan sanoo hishiis ah

Ciyaaryahanka Nani oo qalinka ku duugay shan sanoo hishiis ah

(maantasomaliland):-Manchester United ayaa shaacisay in hishiis shan sano uu saxiixay lacibka xulka  Portuguese Nani. laacibkan ayaa  la joogay  kooxda  United tan   iyo sanadkii  2007 markaas oo ugu soo biiray kooxda  Sporting Lisbon. Moyes ayaa u sheegay wabka kooxda : “waxaan ku faraxsanahay in  Nani uu shan sano kooxda la sii joogi doono ” Nani ayaa […]

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo free-kick waxa ugu macalinsan gabadha lagu magacabo Tobin Heath oo sabab?

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo free-kick waxa ugu macalinsan gabadha lagu magacabo Tobin Heath oo sabab?

(maantasomaliland):-Laacibada reer American ayaa dhalisay gool bolisoon oo lala yaabay kulan ka tirsanaa  National Women  Soccer League, xili kooxda eeu u ciyaarta eey ku badisay  2-0. Heath ayaa sidoo kala ku guuleysatay abal marinta  MVP , waxaana goolka eey ka toogatay meel fog . Ronaldo ayaa ah ciyaaryahanka ugu caanka san ciyaartoyda xiligaan ee  free-kick, […]

Duqa Magaaladda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Waddo Cusub Oo Laga Hirgelin Doono Degmadda Axmed Dhagax Oo Isku Xidhi Doonta Hargeysa Iyo Masalaha.

Duqa Magaaladda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Waddo Cusub Oo Laga Hirgelin Doono Degmadda Axmed Dhagax Oo Isku Xidhi Doonta Hargeysa Iyo Masalaha.

(maantasomaliland):-Duqa Magaaladda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta dhagax dhigay waddo cusub oo laga hirgelin doono degmadda Axmed dhagax oo isku xidhi doonta Hargeysa iyo Masalaha. Munaasibadan dhagax dhigga ee wadadaasi waxa ka soo qaybgalay guddida xaafadda Axmed dhagax ee horumarinta, xildhibaanadda golaha deegaanka iyo Wakiiladda, Qurbojooga xaafadda , Maayar ku xigeenka iyo Maayarka magaaladda […]

Markhaatigiisa Janno Allah Ha Furo wasiir Xirsi!. Cali Gurey

Markhaatigiisa Janno Allah Ha Furo wasiir Xirsi!. Cali Gurey

(maantasomaliland):-Intii dhegeysatay sua’aalihii wasiirka madaxtooyada laga waydiiyay ee jawaabihii uu ka bixiyay waxan filayaa inay garteen ninka Golaha Wakiilada maanta hor tegay in aanu wasiir caadi ah ahay. Xantii jirtay na wuxu u noqday markhaati been ma sheege ah. Suaalaha la waydiiyay ee jawaabaha uu ka bixiyay waxay nu u qaadan naynaa ku kuwo xaq […]

Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Mudane Jeeniyare Oo Ka Hadlay Hawl Galo Dhinaca Amaanka Ah Oo Ay Fuliyeen

Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Mudane Jeeniyare Oo Ka Hadlay Hawl Galo Dhinaca Amaanka Ah Oo Ay Fuliyeen

(maantasomaliland):-Badhasaabka  Gobolka maroodi-jeex  Maxamuud Maxamed Jeenayare oo maanta warbaahinta  kula hadlayey xafiiskiisa magalada Hargeysa  ayaa faah faahin ka bixiyey dilal iyo falal kale oo magalada Hargeysa ka dhaca mararka qaar kood,gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in hawl galo wada jir ah oo ay sameeyeen maamulka maroodi-jeex iyo ciidamada amaanka ay ku guulaysteen in ay gacanta […]

Dowlada Oo Shuruud Ku Xidhay Booqashada Goobaha Dal-xiiska

Dowlada Oo Shuruud Ku Xidhay Booqashada Goobaha Dal-xiiska

Dacar-Budhuq(maantasomaliland):-gaasimaha Guud ee Wasaarada Dhanliyarada, Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Md. Maxamed Axmed Xuseen (Dhabeeye), ayaa dal-xiisayaasha Somaliland iyo kuwa ajanabiga ahba ugu baaqay inay hab sharciga waafaqsan Boqoshada goobaha dalxiiska ee waddanka, iyagoo iska diwaangelinaya wasaaradda Dhanliyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska. Agaasimaha oo  Maanta  booqasho ku tagay xarunta Aasaarta qadiimiga ah ee magaalada Dacar- Budhuq ee Degamada laas-Geel,taasoo […]

Khudbadii U Wasiiirku U Jeediyey Barlamanka Oo Qoraal Ayuu Xalay Ku Daabacay Bogga Uu Ku Leeyahay Face Book Iyo Mareegtiisa Gaarka Ah Akhri Khudbadii Wasiirka Oo Dhammaystiran

Khudbadii U Wasiiirku U Jeediyey Barlamanka Oo Qoraal Ayuu Xalay Ku Daabacay Bogga Uu Ku Leeyahay Face Book Iyo  Mareegtiisa  Gaarka Ah Akhri Khudbadii Wasiirka Oo Dhammaystiran

(maantasomaliland):-Khudbadii u wasiiirku u jeediyey Barlamanka oo qoraal ayuu Xalay ku daabacay Bogga uu ku leeyahay Face Book iyo iyo mareegtiisa  Gaarka ah AKHRI khudbadii wasiirka oo dhammaystiran Wasiirka Madaxtooyada Somaliland aya  khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Mudanayash Aqalka Wakiilada Somaliland. Khudbadii u wasiiirku u jeediyey Barlamanka oo qoraal ayuu Xalay ku […]

Magaaladda Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Ayaa Waxa Maanta Si Rasmi Ah Uga dhaqan Galay Bedelaada Lacagtii Giimbaarta Ahayd Ee Hore Uga Shaqayn Jirtay Gobolkaas.

Magaaladda Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Ayaa Waxa Maanta Si Rasmi Ah Uga dhaqan Galay Bedelaada Lacagtii Giimbaarta Ahayd Ee Hore Uga Shaqayn Jirtay Gobolkaas.

(maantasomaliland):-Waxa Markii Ugu Horeesay Magaaladda madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo  maanta si rasmi ah uga dhaqan galay Bedelaada Lacagtii Giimbaarta ahayd ee hore uga shaqayn jirtay Gobolkaas. Waxa dadweynaha loogu bedalayaa lacagta shilinka Somaliland , sariflayaasha magaaladda, ganacsatadda iyo guud ahaan dadweynaha Gobolka Sanaag ayaa tallaabadan si weyn u soo dhaweeyay. Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee […]

185 Urur oo Iskugu jira Ururadda Bulshadda Jileyaasha Aan Dawliga ahayn Ee Somaliland Oo Dacwad u Gudbiyay Maraykanka

185 Urur oo Iskugu jira Ururadda Bulshadda Jileyaasha Aan Dawliga ahayn Ee Somaliland Oo Dacwad u Gudbiyay Maraykanka

(maantasomaliland):-185 Urur oo iskugu jira ururadda bulshadda, jileyaasha aan dawliga ahayn iyo ururadda xuquuqul insaanka Somaliland ayaa dawladda Maraykanka u gudbiyay dacwad ka dhan ah shabakadda Sabahionline oo xukuumadda Maraykanku u samaysay inay la dirirto fikradaha xag-jirka ah, hase yeeshee hawl-wadeenadda shabakadaasi ay caado iyo dhaqan ka dhigteen inay weeraraan qaranimadda iyo madax-banaanidda Somaliland, sida […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com