Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 782)

Saxafiga weyn ee Piers Morgan oo ka tirsan Tv-iiga CNN-ka ayaa sheegay in xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo laga yaabo in uu mustaqbalka dhow uciyaaro kooxda Arsenal.

Saxafiga weyn ee Piers Morgan oo ka tirsan Tv-iiga CNN-ka ayaa sheegay in xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo laga yaabo in uu mustaqbalka dhow uciyaaro kooxda Arsenal.

(maantasomaliland):-Saxafiga weyn ee Piers Morgan oo ka tirsan Tv-iiga CNN-ka ayaa sheegay in xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo laga yaabo in uu mustaqbalka dhow uciyaaro kooxda Arsenal. Saxafigaan oo taageero weyn u ah kooxda Arsenal ayaa sheegay in The Gunners ay awoodo in ay iibsato Ronaldo kadib markii ay iibsadeen Ozil. Saxfigaan ayaa caan ku […]

Laacibka Oscar: Mourinho wuxuu ka dhigaa geesi

Laacibka Oscar: Mourinho wuxuu ka dhigaa geesi

(maantasomaliland):-Xidiga khadka ee kooxda Chelsea Oscar ayaa sheegay in ay wax weyn aheyd in tababare Jose Mourinho ku soo laabto Stamford Bridge. Kubbad sameeyaha Brazil Oscar ayaa qiray in Jose Mourinho uu ciyaariyahanka ka dhigo mid geesi ah. “Mou wuxuu ka dhigaya geesi ,sharaf ayey ii tahay in aan ka hoos ciyaaro waxaana uu noo […]

Ciyaaryahanka Navas: ‘Iker Casillas waa lagu soo dhaweyn doonaa Manchester City’ hadii uu doorto

Ciyaaryahanka Navas: ‘Iker Casillas waa lagu soo dhaweyn doonaa Manchester City’ hadii uu doorto

(maantasomaliland):-Manchester City qadkeeda dhexe Jesus Navas ayaa sheegay in uu ku farxi doono isla markan uu soo dhaweyn doon goolhayah kooxda Real Madrid Iker Casillas hadii uu ku soo biiro kooxda City . Casillas ayaa si weyn loo hadal hayay ka hor intii uu xermin suuqa kala iibsiga  in uu ka tagi doono kooxda ugu […]

Ciyaaryahanka Pogba Waxa Uu Ciyaari doonaa Booska Pirlo

Ciyaaryahanka Pogba Waxa Uu Ciyaari doonaa Booska Pirlo

(maantasomaliland):-Paul Pogba ayaa la weydinayaa in kooxda Juventus uu u ciyaaro booska Andrea Pirlo marka uu dhaawac qabo ama uu ganax ku maqanyahay , sida uu xaqiijiyay  Antonio Conte. Conte,oo la hadlaayay Corriere dello Sport, ayaa ku amaanay laacibkan in uu ka midyahay ciyaaryahanada ugu wanagaasan qadka dhexe . “ ma jiro ciyaaryahan la mid […]

Ciyaaryahanka Mario Gomez : Waxaan Diiday REAL MADRID Si Aan Ugu Biiro FIORENTINA

Ciyaaryahanka Mario Gomez : Waxaan Diiday REAL MADRID Si Aan Ugu Biiro FIORENTINA

(maantasomaliland):-Mario Gomez ayaa shaac ka qaaday in uu diiday in kooxda Real Madrid uu ku biiro uuna ka doortay kooxda Fiorentina. Laacibkii hore ee kooxda Bayern Munich ayaa qirtay in uu diiday isagoo Sheegay in  si fiican ugu fikiray dalab uu ka helay Real . “Qooskeyga dhan waxey tageero u yahiin kooxda Real Madrid,” waxaa […]

Ciyaaryahanka Messi : waan ku faraxsanahay in ay dhamaato doodii canshurta

Ciyaaryahanka Messi : waan ku faraxsanahay in ay dhamaato doodii canshurta

(maantasomaliland):-Xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona Cesc Fabregas ayaa sheegay in kooxdiisii hore ee Arsenal ay la saxiixatay xidiga labaad ee ugu fiican aduunka ,kadib markii ay iibsadeen Ozil asbuucan. Cesc Fabregas ayaa sheegay in ay shoog ku noqotay in ay The Gunners iibsatay Ozil ,laakiin waxaa uu qiray in uu aad ugu farxay markii […]

Laacibka Gareth Bale Ma Hubo In Uu Ku Soo Bilaaban Doono Kulan Kasta Oo Ay Ciyaareyso Real Madrid

Laacibka Gareth Bale Ma Hubo In Uu Ku Soo Bilaaban Doono Kulan Kasta Oo Ay Ciyaareyso Real Madrid

(maantasomaliland):-Ku xigeenka tababaraha kooxda Real Madrid ,Paul Clement ayaa sheegay in saxiixooda cusub Gareth Bale uusan heli doonin durba booska koowaad ee kooxda Real Madrid. Ninka reer Weles ayaa gaaray Bernabeu maalin ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ,laakiin Clement ayaa sheegay in 24 jirkaan uu udagaalami doono booskiisa . “Waxaa jira boosas […]

Kooxda Juventus oo gudbisay xidigaha uga qeyb gali doona Champions League

Kooxda Juventus oo gudbisay xidigaha uga qeyb gali doona Champions League

(maantasomaliland):-Kooxda Juventus ayaa gudbisay 24ka ciyaariyahan ee uga qeyb gali doponta heerka Group-yada ee Champions League xagaagan. Xidiga dhaawaca ku maqan ee Simone Pepe ayaa ku jira wajiyada ay gudbisay kooxda The Old lady lagu naaneyso . The Bianconeri ayaa Group kula jirta kooxaha Real Madrid, Galatasaray iyo Copenhagen. Waa ku waan xidigaha ay gudbisay […]

Ciyaaryahanka Fletcher oo loo magacabay 25ka ciyaariyahan ee Man United uga qeyb gali doonta horyaalka

Ciyaaryahanka Fletcher oo loo magacabay 25ka ciyaariyahan ee Man United uga qeyb gali doonta horyaalka

(maantasomaliland):-Tababaraha Kooxda Manchester United David Moyes ayaa liiska xidigaha kooxdiisa umatalaya Premier League xagaagan si la yaab leh ugu soo daray kubbad sameeyaha dhawaca ku maqan Darren Fletcher. Moyes ayaa go,aansaday in uusan ka tagin Darren Fletcher kadib markii uu si hoose uga soo tukaameystay suuqa xagaagan. Kabtanka Scotland ayaa ku farxay in lagu daro […]

Kooxda Real madrid oo soo magacaawday liiskeeda Champion legue yaa ka maqan?

Kooxda Real madrid oo soo magacaawday liiskeeda Champion legue yaa ka maqan?

(maantasomaliland):-Macalinka kooxda Real madrid ayaa soo magacabay ciyaaryahanada uu la shar tagi doono tartanka Champion legue waxaana liiska ka soo dhax muuqdeen ciyaaryahanada cusub ee kooxda Kooxda Real ayaa ugu danbeeysay in tartankaan eey ku guuleysato 2002 markaas eey ka qaday Bayer Leverkusen . xulka Real ee sanadkan tartanka Goosha: Casillas, Fernandez, Lopez Daafac : Varane, Pepe, […]

Daafaca Garabka Midig Ee Kooxda Arsenal Bacary Sagna: Mesut Ozil waa furaha koobabka Arsenal

Daafaca Garabka Midig Ee Kooxda Arsenal Bacary Sagna: Mesut Ozil waa furaha koobabka Arsenal

(maantasomaliland):-Daafaca garabka midig ee kooxda Arsenal, Bacary Sagna ayaa sheegay in imaatinkii Mesut Ozil ay keeni doonto in kooxdiisu ay sanadkaan koob hanato. The Gunners ayaan koob qaadin mudo 8 sano ah ,laakiin imaatinka Ozil oo ay ku iibsadeen qiimihii ugu badnaa abid ayuu Sagna ku tilmaamay furaha koobabka Arsenal. “Sida cad waxaan ujeednaa saxiixa […]

Madaxweynaha FIFA Joseph Sepp Blatter : Maxaa loo lee yahay Spain waa faqri waa kuwaa 100 milion ku iibsanaya ciyaariyahan

Madaxweynaha FIFA Joseph Sepp Blatter : Maxaa loo lee yahay Spain waa faqri waa kuwaa 100 milion ku iibsanaya ciyaariyahan

maantasomaliland):-Madaxweynaha FIFA Joseph Sepp Blatter ayaa markii ugu horreysay ka hadlay heshiiskii 100 Milyan ee Euro ee ay Real Madrid kula wareegtay Gareth Bale, waxaana uu sheegay in uusan jirin ciyaaryahan u qalma 100 Milyan. “Shaki ayaa iiga jira inuu jiro ciyaaryahan u qalma 100 Milyan, laakiin anigu heshiisyada nuucaasi ah ma hor istaagi karo” […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com