Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 783)

Haweenka Kudhaqan Dalka Kuweyt Oo Baarlamaanka Horgeeyay Iney U Ansixiyaan Raga Ay Dibadaha Kasoo Iibsadaan

Haweenka Kudhaqan Dalka  Kuweyt Oo Baarlamaanka Horgeeyay Iney U Ansixiyaan  Raga Ay Dibadaha Kasoo Iibsadaan

(maantasomaliland):-Haweenay lagu magacaabo Salwa Mudiiri oo ah siyaasiyad hore isugu sharaxday in ay ka mid noqoto Baarlamaanka dalka Kuweyt ayaa xukuumada iyo Baarlamanka dalkaas u soo jeedisay in ay u ogolaadaan haweenka dalkaasi in ay soo iibsan karaan rag ay guursadaan oo ah rag muslimiin ah, oo qurux badan isla markaana dabeecad wanaagsan oo masaakiin […]

Shirkada Microsoft Oo Saamigii Ugu Badnaa Ee Shirkada Telefoonada Nokia 7-2 Billion Ku Iibsatay

Shirkada Microsoft Oo Saamigii Ugu Badnaa Ee Shirkada Telefoonada Nokia 7-2 Billion Ku Iibsatay

(maantasomaliland):-Shirkada ugu balaadhan samaynta barnaamijyada kaambuyuutarada dunida ee Microsoft ayaa saamigii ugu badnaa ee shirkada telefoonada Nokia, aduun dhan todoba bilyan iyo laba boqol oo milyan ku iibsatay, waxaanay shirkada Nokia laga bilaabo marka uu heshiiskaasi dhaqan galo noqon doontaa, ta ugu hoosaysa tartanka suuqyada caalamka ee telefoonada Smart-ka loo yaqaano. Inkasta oo sanadkii 2007-dii […]

Ciyaaryahanada Chelsea uga qeyb gali doona Champions League oo la magacaabay

Ciyaaryahanada Chelsea uga qeyb gali doona Champions League oo la magacaabay

(maantasomaliland):-Kooxda Kubada cagta ee Chelsea ayaa ku dhawaaqaday xidigaha sanadkaan uga qeyb gali doona tar tanka Uefa Champions League. Macalin Jose ayaa soo magacaabay 23-ka ciyaaryahan ee sanadkaan u matali doonta kooxda The Blues, iyadoona uu liiska uusan ku jirin ciyaaryahankhadka dhex ee Michel Essien Xidigaha cusub ee dhawaan ku soo biiray kooxda Chelsea ee […]

Madaxweyne xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire, Ayaa Weli Ku Sugan Magaalada Taleex Ee gobalka Sool Ee Somaliland.

Madaxweyne xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire, Ayaa Weli Ku Sugan Magaalada Taleex Ee gobalka Sool Ee Somaliland.

(maantasomaliland):-Madaxweyne xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire, ayaa weli ku sugan magaalada Taleex ee gobalka Sool ee Somaliland. Cabdisamad Cali Shire, oo horkacaya wefti isugu jira wasiiro iyo xildhibaano Puntland ah, wuxuu Taleex joogaa maalintii sagaalaad, isagoo kulamo la yeelanaya qaybaha kala duwan ee bulshada islamarkaana dhagax dhigaya mashaariic kala duwan oo u badan dhagax dhigis […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Shahaadooyinkoodii Gudoon Siiyay 415 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacadda ADMAS Ee Magaaladda Hargeysa, Kuwaasi Oo Wax Ka Bartay Shan Kuliyadood Oo Lagu Dhigto Jaamacadda.

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay 415 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda ADMAS ee Magaaladda Hargeysa, kuwaasi oo wax ka bartay shan kuliyadood oo lagu dhigto jaamacadda. Xafladii qalin-jabinta dufcadii shanaad ee Jaamacadda ADMAS oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Waxa kale oo ka qeyb galay […]

Ciyaaryahanka Marouane Fellaini oo lagu soo daray liiska kowaad ee Manchester ugu qeeb gali doonan Champions League

Ciyaaryahanka Marouane Fellaini oo lagu soo daray liiska kowaad ee Manchester ugu qeeb gali doonan Champions League

(maantasomaliland):-kooxda Manchester ayaa ku soo dartay Marouane Fellaini  liiska ciyaaryahan  ugu qeeb gali doonan tartanka  Champions League. sidoo kala waxa liska ka soo dhax muuqday Wilfried Zaha, oo labadii kulan ee horyaalka Ingriiska an la ciyaarsiinin . David Moyes, ayaa sidoo kala soo  xulkiisa ku soo daray  Alexander Buttner, . Man United ciyaaryahada  Champions League […]

waa kuma macalinkii ugu horeeyay ee laga ceyriyay shaqada horyaalka Spain xili ciyaareedkan cusub ?

waa kuma macalinkii ugu horeeyay ee laga ceyriyay shaqada horyaalka Spain xili ciyaareedkan cusub ?

(maantasomaliland):-kooxda Osasuna ayaa shaqada ka ceyrisay macalinkeedii  coach Jose Luis Mendilibar kadib markii kooxda guul darooyin isdaba joog joog eey soo gaareen  horyaalka waxaana uu noqday macalinkii ugu horeeyay ee xili ciyaaredkan laga ruqseeyay horyaalka socda . 52 jirkaan aya qabatay kooxda  February 2011 kadib markii kooxda laga ceyriyay  Jose Antonio Camacho waxaana kooxda uu […]

Ciyaaryahanka Rafael da Silva ku soo laabanaya tababarka Manchester United

Ciyaaryahanka  Rafael da Silva ku soo laabanaya tababarka Manchester United

(maantasomaliland):-Daafaca garabka midig ee kooxda Manchester United,Rafael da Silva ayaa sheegay in uu dib ugu soo laabanaayo tababarka kooxdiisa asbuuca soo aadan . Daafaca wadanka Brazil ayaa dhaawac ku seegay kulamadii xagaagan ee horyaalka waxaase uu sheegay in uu hada wanaagsan yahay . Rafael ayaa warbixin uu soo dhigay bogiisa Twitter-ka ku sheegay in uu […]

Kooxda Tottenham Oo Ka Daashay In Ay Arsenal Ka Hor Istaagto Saxiixa Mesut Ozil

(maantasomaliland):-Gudoomiyaha kooxda Tottenham Hotspur, Daniel Levy ayaa la sheegay in uu ka daalay in uu kooxda Arsenal ka hor istaago saxiixa Mesut Ozil. Spurs ninka ugu sareeya ayaa mudo maa weelinaayay kooxda Madrid isagoo dib udhigayay saxiixa Bale si uu uhor istaago in uu Ozil ku biiray Arsenal. Jariirada The Express ayaa ogaatay in gudoomiyaha […]

Wargeysyada iyo wararka ugu waaweyn ciyaaraha caalamka.

Wargeysyada iyo wararka ugu waaweyn ciyaaraha caalamka.

(maantasomaliland):-Waa maalinimo Arbaco ah oo bishu ay tahay 4 – September waxaa habeen hore xirmay suuqa kala iibsiga waxaase soo baxaaya faahfaahin kala duwan iyo sidii loo kala iibsiga ciyaartooyda iyo waliba arrimo kusaabsan ciyaaraha caalamka Wargeyska Punto Pelota ayaa qoray in Laacibka reer Madrid iyo dalka Portugal Cristiano Ronaldo inuu haatan diyaar u yahay […]

Ciyaaryahanka Ronaldo oo ka carooday markii Real Madrid eey iibisay Ozil

Ciyaaryahanka Ronaldo oo ka carooday markii Real Madrid eey iibisay Ozil

(maantasomaliland):-Cristiano Ronaldo ayaa ka carooday  kooxda  Real Madrid kadib markii  Mesut Ozil eey ka iibiyeen kooxda  Arsenal. AS ayaa ku warameysa in  Ronaldo uu u sheegay  ciyaaryahanad eey iskula jireen xulka  Portugal aragtidiisa  ku aadan iibkii  Ozil. “iibkii Ozil waxey aheyd aqbaar xun  ,” ayuu yiri . “waxa uu ahaa laacibka ugu wanagsan ee kubad […]

Gobalka Buuhoodle Maamulka Khaatumo Seeg Oo Maanta Cashuur Ururin Jujuub Ah Ka Bilaabay Magaalada Buuhoodle.

Gobalka Buuhoodle Maamulka Khaatumo Seeg Oo Maanta Cashuur Ururin Jujuub Ah Ka Bilaabay Magaalada Buuhoodle.

(maantasomaliland):-gobalka buuhoodle ee lagu muransan yahay oo ay ku muransan yihiin somaliland iyo puntland ayaa Waxaa saaka xarunta gobalka si jujuub iyo khasab ah uga bilaabmay cashuur ururin ay samaynayeen maamaulka la baxay khaatumo , Cashuurta ayaa waxaa saaka hurmuud ka ahaa dadka ururinay urur haween oo ka dhisan magaaada buuhoodle iyo dad kale. Cashuurtan […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com