Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 798)

Xisbiga Waddani Laantiisa UK waxay ugu baaqayaan waxgaradka gacanta ku haya xal u helida xurguftan labada beelood inay ka shaqeeyaan sidii ay xal caadil u kala dhex dhigi lahaayeen beelahan.

Xisbiga Waddani Laantiisa UK waxay ugu baaqayaan waxgaradka gacanta ku haya xal u helida xurguftan labada beelood inay ka shaqeeyaan sidii ay xal caadil u kala dhex dhigi lahaayeen beelahan.

(maantasomaliland):-wadeenada Xisbiga Waddani Laantiisa UK,  Xubnaha Xisbiga ee Laanta UK iyo Dhamaanba Taageerayaasha Xisbiga Waddani Laantiisa UK iyagoo aad uga tiiraanyaysan waxay baaq nabadeed u dirayaan Beelaha Walaalaha ah ee wada-dhalashada, deegaanka iyo daaquba ka dhaxeeyo ee xurguftu ku dhex martay deegaanka God Heeli. Laanta UK waxay si la mid ah baaqii uu hore ugu […]

Tababaraha kooxda Manchester United Moyes oo usheegay Michael Carrick in uu heli doono xidig wehliya inta uusan xirimin suuqa

Tababaraha kooxda Manchester United Moyes oo usheegay Michael Carrick in uu heli doono xidig wehliya inta uusan xirimin suuqa

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes ayaa usheegay xidigiisa khadka dhexe Michael Carrick in uu garabkiisa ku arki doono xidig caawiye ah. United ayaa Michael Carrick u aragta xidiga kaliya ee iska haya khadka dhexe ee kooxda waxaana uu Moyes xooga saaraya in uu la soo saxiixdo xidig dhexe oo wanaagsan. “Michael Carrick waxaa uu […]

Kooxda Real Madrid oo dhowr waji ku bixin doonta lacagaha Gareth Bale

Kooxda Real Madrid oo dhowr waji ku bixin doonta lacagaha Gareth Bale

(maantasomaliland):-Kooxda Real Madrid ayaa la aaminsan yahay in ay dooneyso in ay labo waji ku bixiso lacagaha ay ku iibsaneyso xidiga Tottenham, Gareth Bale . Laacibkaan ayaa ku sugan Spain si uu ugu biiro kooxda Real Madrid waxaana BBC-du ay ogaatay in in ay Los Blancos ku qaadaneyso aduun dhan £86milion. Kooxda Real Madrid ayaa […]

Tababaraha Mourinho : Moyes maxey tahay sababta aad uheysato ciyaariyahan aan faraxsaneyn

Tababaraha Mourinho : Moyes maxey tahay sababta aad uheysato ciyaariyahan aan faraxsaneyn

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda chelsa  Jose Mourinho ayaa ka codsaday kooxda United in ay ka iibiyaan 27 jirka England,Wayne Rooney . Mou oo hadlayay ka hor ciyaarta caawa ayaa sheegay in United looga baahan yahay in aaney caburin Rooney ayna u ogoladaan rabitaankiisa . “United waa ay naga iibin kartaa Rooney ,mahan wax ubaahan in ay ka […]

Gareth Bale oo la soo bandhigi doono Talaadada

Gareth Bale oo la soo bandhigi doono Talaadada

(maantasomaliland):-Kooxda Real Madrid ayaa lagu wadaa in ay soo bandhigto xidiga Weles Gareth Bale maalinta Talaadada ah sidaa waxaa sheegtay Daily Mail. Bale ayaa la aaminsan yahay in uu £86m ugu wareegayo kooxda cad cadka waxaana uu hada ku sugan yahay magaalada Madrid ee caasimada Spain. Dad dhan 50,000 (kontan kun) oo qof ayaa lagu […]

Ciyaaryahanka Oscar: Kalsooni ayaan ku qabaa in aan garaaci karno Man United iyo Bayer Munich .

Ciyaaryahanka Oscar: Kalsooni ayaan ku qabaa in aan garaaci karno Man United iyo Bayer Munich .

(maantasomaliland):-Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Oscar ayaa sheegay in uu kalsooni buuxda ku qabo in kooxdiisu ay garaaci doonto kooxda Manchester United caawa . Oscar ayaan dafirin awooda United ,laakiin waxaa u sheegay in ay ka sii awood badan tahay kooxda uu uciyaaro ee Chelsea. 21 jirka reer Brazil ayaa sidoo kale sheegay in […]

Waiirka Macadan iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u kicitimay dalka Ustareeliya oo uu kaga qayb gali doono shir caalamiya.

Waiirka Macadan iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u kicitimay dalka Ustareeliya oo uu kaga qayb gali doono shir caalamiya.

(maantasomaliland):-Waiirka Macadan iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u kicitimay dalka Ustareeliya oo uu kaga qayb gali doono shir caalamiya. Wasiirka oo shalay ka dhoofay madaarka magaaladda Berbera ayaa qolka masashada kula hadlay warbaahinta isagoo ka waramay shirka dalka Ustareeliya uu ka qayb galayaa yahay shir lagaga hadlayo arrimaha macdanta oo wadamo badan ka qayb […]

Somaliland Oo Ka Hadashay Ahmiyadda Biyo-xidheenka Itoobiya Ugu Fadhiyo Mandaqadda

Somaliland Oo Ka Hadashay Ahmiyadda Biyo-xidheenka Itoobiya Ugu Fadhiyo Mandaqadda

(maantasomaliland):-Adis Ababa (WIC)- Dadka Somaliland waxay jecel yihiin in ay taageeraan dhismaha Mashruuc GERD ee biyo xidheenka dalka Ethiopia, waxaana ay fahamsan yihiin in mashruucani kordhinayo doorkooda dhaqaale ee gobolkan. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali X. Xasan ayaa u sheegay wakaalada wararka Ethiopia ee loo soo gaabiyo WIC in ay dadka reer Somaliland ay […]

Yaa badis badan Man United iyo Chelsea ka hor ciyaarta caawa?

Yaa badis badan Man United iyo Chelsea ka hor ciyaarta caawa?

(maantasomaliland):-In ay wada kulmaan labada koox ee Chelsea iyo Manchester United waxa ay bilaabatay 25-kii December 1905-tii ciyaar ka tirsaneyd Football League Championship , taas oo ku dhamatay 0-0. Xagagii hore kulamada horyaalka Chelsea ayaa 1-0 ku badisay Old Trafford halka Man United ay 3-2 ku badisay Stamford Bridge. 42 jeer oo ay wada kulmeen […]

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Manchester United vs Chelsea

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Manchester United vs Chelsea

(maantasomaliland):-Kulan weyn balse aan sadaal unoqon karin cida hanan doonta Premier League ayaa caawa ka dhici doona garoonka Old Trafford. Ciyaarta Super Monday ayaa dhex mari doonta kooxaha Man United iyo Chelsea . Labada koox United ayaa heli doonin daafaca garabka midig Rafael kaas oo dhaawac uga maqan kooxda halka xidigaha Ashley Young, Nani iyo […]

Hordhaca kulanka caawa ee Granada vs Real Madrid

Hordhaca kulanka caawa ee Granada vs Real Madrid

(maantasomaliland):-Kooxda Granada ayaa marti galin doonta Real Madrid caawa , waxaana ay rajeynayaan in ay ku sii socdaan guulahooda kadib markii kulankii koowaad ee horyaalka ay garaceen Osasuna asbuucii la soo soo dhaafay. Goolal ay dhaliyeen 7-dii daqiiqo ee ugu horeysay qeybtii hore labada nin ee qaarada Africa ka soo jeeda Youssef El-Arabi iyo Hassan […]

Naadiga Barcelona oo dirqi kaga badisay Malaga

Naadiga Barcelona oo dirqi kaga badisay Malaga

(maantasomaliland):-Kooxda Barcelona ayaa dirqi kaga badisay kooxda Malaga kulan ka tirsanaa horyaalka Spain. Barcelona ayaa laga dareemay maqnaanshaha xidiga aduunka Lionel Messi ,kadib markii ay 1-0 ku dhaafeen Malaga. Gool uu qeybtii koowaad ee ciyaarta dhaliyay daafaca Barcelona Adriano ayaa usaamaxay Barcelona in ay hesho sadexda dhibcood ee kulanka. “In uu qof ka ciyaaraya daafaca […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com