Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 799)

Kooxda Inter oo awood usheegatay Genoa

Kooxda Inter oo awood usheegatay Genoa

(maantasomaliland):-Kooxda Inter Milan ayaa qaab fiican ku bilaawday Serie A-da iyadoo 2-0 kaga adkaatay kooxda Genoa ciyaar ka dhacday garoonka San Siro. Labo gool oo ka timid Yuto Nagatomo iyo Rodrigo Palacio ayaa ka saaciday kooxda Inter in ay dhaafaan naadiga Genoa ,iyadoo Mauro Icardi uu ku soo bilawday keydka . Tababare Walter Mazzarri ayaa […]

Naadiga Man United oo Juan Mata ka damacsan qorshe aysan aqbali doonin Chelsea

Naadiga Man United oo Juan Mata ka damacsan qorshe aysan aqbali doonin Chelsea

(maantasomaliland):-Naadiga Manchester United ayaa damac umuuqda in uusan socon doonin waxaa uu uga jiraa laacibka Chelsea Juan Mata . Jariirada the People ayaa sheegtay in kooxda United ay dooneyso in ay hesho Juan Mata iyadoo aan Rooney ufasixin in uu aado Chelsea . Waxaa ay doonayan in ay kula saxiixdaan £25milion ayna sii heystaan Rooney […]

Tababar Midhihiisii laga Dareemay Xaafado ku yaala Magaaladda Boorame

Tababar Midhihiisii laga Dareemay Xaafado ku yaala Magaaladda Boorame

(maantasomaliland):-Waxa si wayn looga dareemayaa goobaha isku raranta ah ee loo yaqaan IDP ee ku yaala xaafadaha Sh. Cali Jawhar Iyo Sh. Cismaan ee magaalada Boorama saamaynta iyo raadka uu ku reebay tababar lagu baranayay Maamulka Ganacsiyda Yaryar, oo 30 qof uu rag iyo dumarba leh oo ka socday goobaha isku raranta ah ee labadan […]

Shir ku saabsanaa Xorriyadda Saxaafadda oo muddo laba cisho ah uga socday Hotelka Ambassador Suxufiyiinta iyo Ururada Bulshada ayaa shalay la soo gabagabeeyay kadib markii Dood iyo falanqayn dheer laga yeeshay Fursadaha Iyo Caqabadaha Haysta Saxaafadda Iyo Suxufiyiinta Somaliland.

(maantasomaliland):-Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Soradi oo ahaa shir sanadeedkeedii afraad, waxaana soo xidhay Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shugri X Ismaaciil Baandare oo ka qayb qaadatay gunaanadkii Shirkaasi. Mudadii labada cisho ahayd ee shirku socday waxay Suxufiyiintu si niyada samaan ah ugu soo bandhigeen Caqbadaha hor taagan saxaafadda Somaliland taasoo […]

Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa si kulul u naqdiyey hadalada maalmahan dambe ka soo yeedhayey xubnaha siyaasiyiinta ah ee dhowaan dalka kaga dhawaaqay golaha sharci darrada ah ee khilaafsan xeerarka iyo dastuurka qaranka, kuwaas oo ay ugu baaqeen in ay wadanka qaska iyo jahawareerka ka daayaan, hadii siyaasada hunguri ka hayona ay ku biiraan sadexda xisbi qaran ee dalka ka jira midka ay doonayaan.

(maantasomaliland):-Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa si kulul u naqdiyey hadalada maalmahan dambe ka soo yeedhayey xubnaha siyaasiyiinta ah ee dhowaan dalka kaga dhawaaqay golaha sharci darrada ah ee khilaafsan xeerarka iyo dastuurka qaranka, kuwaas oo ay ugu baaqeen in ay wadanka qaska iyo jahawareerka ka daayaan, hadii siyaasada hunguri ka […]

Kooxda Kubadda Kollayga Gaashaan Oo Ciyaar Saaxiibtinimo la yeelatay Naadiga Djabouti City

Kooxda Kubadda Kollayga Gaashaan Oo Ciyaar Saaxiibtinimo la yeelatay Naadiga Djabouti City

(maantasomaliland):-Kooxda Kubadda Kolleyga ee Gaashaan (Somaliland), ayaa galabta 44 dhibcood kaga badisay, Koox ka socota Waddanka Jabuuti oo ku ciyaaraysa Magaca Caasimadda dalkaasi, ka dib markii ciyaar saaxiibtinimo galab ku dhex martay Garoonka Timacadde ee Magaalada Hargeysa oo ay kooxda Reer Jabuuti marti ku tahay. Kooxda ka socota waddanka Jabuuti oo ka mid ah Kooxaha […]

Ileen Ninkii Aynu Wasiirka Moodaynay, Waa Masdilka Madaxtooyadda….Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray).

Ileen Ninkii Aynu Wasiirka Moodaynay, Waa Masdilka Madaxtooyadda….Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray).

(maantasomaliland):-Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa qawaday qaabka hogaamineed ee Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxa uu carabka ku dhuftay in aanu ahayn siyaasi, Waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku faafiyay bogga uu ku leeyahay Facebook-ga, Waxaanu ku yidhi qoraalkaasi […]

Wadahadaladii uu Urrur Goboleedka IGAD ku dhexdhexaadinayay dawlada dalka Soomaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland ee Soomaliya ee ka socday magaaladda Addis Ababba ayaa lagu soo waramayaa in la isku mari waayay oo uu qarka u saraan yahay in uu burburo oo lagu kala kaco,

(maantasomaliland):-Wadahadaladii uu Urrur Goboleedka IGAD ku dhexdhexaadinayay dawlada dalka Soomaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland ee Soomaliya ee ka socday magaaladda Addis Ababba ayaa lagu soo waramayaa in la isku mari waayay oo uu qarka u saraan yahay in uu burburo oo lagu kala kaco, Wada xaajoodkan galabta ka socda magaalada Addis Ababba, oo ah mid […]

Tababaraha Barcelona oo ka hadlay baahida difaac ee kooxdiisa

Tababaraha Barcelona oo ka hadlay baahida difaac ee kooxdiisa

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Barcelona ,r Gerardo Martino ayaa qiray in kooxdiisu ay ubaahan tahay in ay la soo saxiixato difac dhexe oo awood leh . Waxaa uu sheegay in ay ka war hayaan baahida taageerayasha ayna ku guda jiraan howshaas laakiin laga yaabo in ay qaadato ilaa bisha Juanury . “Kooxdu waxey ubaahan tahay daafac dhexe […]

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo oo usheegay Manchester United inuu ku soo labanayo kooxda

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo oo usheegay Manchester United inuu ku soo labanayo kooxda

(maantasomaliland):-Cristiano Ronaldo ayaa usheegay kooxdiisii hore Manchester United in uu xiiseynaayo in uu dib ugu soo laabto kooxda . Ronaldo ayaa doonaya in uu ciyaaraha ku soo xiro Manchester United ,waxaana uu kooxda Old Trafford ku war galiyay in ay ku xisaabtamaan xagaga dambe sidaa waxaa sheegtay The Guardian . United ayaa sanadkan damac uga […]

Willian oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Willian oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

(maantasomaliland):-Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisay saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Anzhi Makhachkala, Willian kaas oo caafimaadka umaray kooxda reer London. Xidigaan ayaa booqday Cobham waxaana la sheegay in uu ku baasay caafimaadka waxaana ay The Blues sheegtay in uu usaxiixay kooxdooda . Laacibkan reer Brazil ayaa isna goordhow ku shaaciyay bogga uu ku lee yahay […]

Kooxda Manchester City oo guul daro xanuun badan kala kulantay Cardiff-City

Kooxda Manchester City oo guul daro xanuun badan kala kulantay Cardiff-City

(maantasomaliland):-Kooxda tababare Pellegrini ee Man City ayaa qasaaro xun caawa kala kulantay kooxda Cardiff-City ,kulan ka tirsanaa Premier League . Kooxda reer Weles ayaa 3-2 ku qaarijisay Man City kulankii ka dhacay garoonka Cardiff City Stadium. Kooxda Sky Blue ayaa la kulantay ciyaar adag taas oo keentay in qeybtii hore lagu kala nasto 0-0. Markii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com