Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 806)

Safiirka dawlada Holland u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Joust Strangers iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada.

Hargaysa (maantasomaliland):-Safiirka dawlada Holland u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Joust Strangers iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada. Kulankaasi dhex maray madaxwaynaha Somaliland iyo weftiga ka socday dalka Holland oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen ayaa markii uu soo dhamaaday […]

Qaybtii Labaad Ee Qormadii Maxaad Ka Taqaan Suldaan Siciid ? Iyo Salaadiinta Kale ee Beesha Warsangali?

Qaybtii Labaad Ee Qormadii Maxaad Ka Taqaan Suldaan Siciid ? Iyo  Salaadiinta Kale ee Beesha Warsangali?

maantasomaliland):-qaybtii labaad ee qormadii maxaad ka taqaan suldaan siciid ? iyo salaadiinta kale ee beesha warsangali qormadeenii koobaad waxaa ay inoo maraysay in aan suldaan siciid cabdisalaan oo ku adeeganaya magaca guud ee beesha warsangali balse aanu suldaan siciid a beelaha kale ee warsangali oo mid kastaa leedahay (suldaan garaad iyo boqor ) aanu wada […]

Maamulaha Madaarka Hargeysa Cabdilaahi Qaasim Obsiiye, ayaa been aan sal iyo raad-toona lahayn ku tilmaamay war sheegayay in Madaarka Hargeysa oo aan waxba laga qaban, haddana dib loo xidhay oo sida uu sheegay uu daabacay wargeyska HUBAAL ee ka soo baxa caasimadda Hargeysa

HARGEYSA (maantasomaliland):-Maamulaha Madaarka Hargeysa Cabdilaahi Qaasim Obsiiye, ayaa been aan sal iyo raad-toona lahayn ku tilmaamay war sheegayay in Madaarka Hargeysa oo aan waxba laga qaban, haddana dib loo xidhay oo sida uu sheegay uu daabacay wargeyska HUBAAL ee ka soo baxa caasimadda Hargeysa. Maamuluhu waxa uu sidaasi ku sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray […]

Wasiirka Madaxtooyadda oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku ladhay “Waxaan ugu baaqaynaa walaalaha kale ee naga maqan in ay dadkooda iyo dalkooda ku soo dhawaadaan oo ay ummadooda wax la qabsadaan, Somaliland Guul iyo Gobonimo (Sidaa Waxaa Yidhi Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuryada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan)

Hargeysa (maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay Kulankii shalay ay madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku- xigeenka Somaliland ugu sameeyaan qasriga madaxtooyadda wefti balaadhan oo uu Hoggaaminayo Garaadka beesha deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag Garaad Cabdilaahi Maxamed Guulleed. Wasiirku waxa uu shirkaasi iyo sida uu ula dhacsan […]

Caalamka Oo Kalsoonidda Ay Ku Qabaan Dahabshiil awgeed Wakhtiga u DheereeyeyXawaaladaha

Caalamka Oo Kalsoonidda Ay Ku Qabaan Dahabshiil awgeed Wakhtiga u DheereeyeyXawaaladaha

Wadamadda Caalamka Oo Kal Soonida Ay Ku Qabaan Shirkadda Dahabshiil Group Darteed Wakhtiga U Dheereeyey Xawaaladaha Soomalida,ayaa mar kale waxa uu Baanka gaarka looga leeyahay dalka Ingiriiska ee Barclays ayaa mar kale waqti dheeraad u ogolaaday wadashaqaynta kala dhaxaysa shirkadda Dahabshiil, iyadoo go’aan uu hore bangigu ugu gaadhay inuu xidhayo xisaabaadka xawaaladaha ay ka hadheen […]

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ka qaybgalka Somaliland ee arrimaha shirka dhawaan lagu qabanayo dalka Biljamka

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ka qaybgalka Somaliland ee arrimaha shirka dhawaan lagu qabanayo dalka Biljamka

Hargeysa(maantasomaliland):-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ka qaybgalka Somaliland ee arrimaha shirka dhawaan lagu qabanayo dalka Biljamka ee dhaqaalaha loogu uruurinayo Somaliya iyo sababta ay Somaliland ku diidayso ka qaybgalka shirkaas sidaana waxa uu ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Hotelka Maan-soor ee magalaada Hargeysa,wasiirku waxa uu sheegay […]

Wasiirka wasaarada Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole) ayaa maanta kala wareegay hay’ada ARAHA deeq siidh-ka Beeraha ah oo loogu talagalay in ay ka faaiidaystaan Beeralayda Somaliland

Wasiirka wasaarada Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole) ayaa maanta kala wareegay hay’ada ARAHA deeq siidh-ka Beeraha ah oo loogu talagalay in ay ka faaiidaystaan Beeralayda Somaliland

HARGEYSA (maantasomaliland):–Wasiirka wasaarada Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole) ayaa maanta kala wareegay hay’ada ARAHA deeq siidh-ka Beeraha ah oo loogu talagalay in ay ka faaiidaystaan Beeralayda Somaliland. Deeqdan oo ka timi hay’ad maraykan ah oo lagu magacaabo LIVE FOR RELIEF AND DEVELOPMENT ayaa hay’adda ARAHA oo la soo mariyey waxay ku wareejisay wasaarada beeraha. […]

Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxwayne ku xigeenkiisa Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si wada jir xarunta madaxtooyada ugu qaabilay wefti uu hogaaminayay garaadka beesha deegaanka Fiqi-Fuliye Garaad C/laahi Maxamed Guuleed , kuwaasi oo Isniintii todobaadkan soo gaadhay caasimada Hargaysa.War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada

Hargaysa (maantasomaliland):-Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxwayne ku xigeenkiisa Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si wada jir xarunta madaxtooyada ugu qaabilay wefti uu hogaaminayay garaadka beesha deegaanka Fiqi-Fuliye Garaad C/laahi Maxamed Guuleed , kuwaasi oo Isniintii todobaadkan soo gaadhay caasimada Hargaysa. Weftigan uu hogaaminayay garaadka beesha deegaanka Fiqi-Fuliye Garaad C/laahi […]

maxaad kala socotaa siyaasad xumada suldaan siciid suldaan cabdi salaan iyo kala qayb qaybinta beesh warsangali ee uu horseedka kayahay iyo shakhsiyaad uu isagu ku qadhaabto oo uu u kala diray punland .soma liya iyo laba sanadood uu cadho kaga maqnaa dalkiisa hooyo hadaba waa kuma suldaanka guud ee beelaha warsangali?

maantasomaliland):-qaybtii koowaad suldaan siciid suldaan cabdi salaan suldaan calishire waa suldaankii 26-27 ee beelaha warsangali.awoowgii suldaan muxumed cali shire waqtigii uu noolaa ee ay talada beesha warsan gali hayey beeshu waxay ahyd mid isku duuban oo dhib iyo dheef wadaagta beesha warsangali magtana way wada bixin jireen .wa wada qaadan jireen magta.beeshuna waxay ahayd mid […]

Maareeyaha Wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) iyo Tifaftiraha Wargeyska Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef) oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa Si faahfaahsan uga xog warramay qaabkii Xayiraada looga qaaday Wargeyska, iyo cafiskii Madaxweynuhu u fidiyey, kaas oo aan wax shuruud ah lagu xidhin sii dayntooda.

Hargeysa (maantasomaliland):-Maareeyaha Wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) iyo Tifaftiraha Wargeyska Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef) oo Saxaafadda kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa Si faahfaahsan uga xog warramay qaabkii Xayiraada looga qaaday Wargeyska, iyo cafiskii Madaxweynuhu u fidiyey, kaas oo aan wax shuruud ah lagu xidhin sii dayntooda.Maareeyaha Wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo ugu […]

Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Ka Hadlay Markab Dekedda Ku Gubtay Iyo Raashinkii Ay Puntland Celisay Oo Dalka La Keenay (Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa)

Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Ka Hadlay Markab Dekedda Ku Gubtay Iyo Raashinkii Ay Puntland Celisay Oo Dalka La Keenay (Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa)

Hargeysa (maantasomaliland):-Afhayeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa ka hadlay Markab raashin deeq ah keenay dekedda Magaalada Berbera, kaasi oo Turkigu ugu deeqay Maamul Gobolleedka Puntland, balse uu dib isagaga celiyey sababo la xidhiidha khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulkaasi. Waxa kale oo uu ka hadlay markab […]

Gobalka Hawd Oo Guud Ahaan Si Rasmya Uu Uga Bilaabmay Talaalka Booliyadu

Gobalka Hawd Oo Guud Ahaan Si Rasmya Uu Uga Bilaabmay Talaalka Booliyadu

maantasomaliland):-wararka naga soo gaadhaya gobalka hawd oo uu noogu suganyahay wariyahayga shabakada caalamiga ah ee maanta somaliland ayaa waxaa uu noo soo sheegay in talaalka booliyada gobalku uu si rasmi h uga socdo saacan aynu joogno oo uu maanta bilaabmay talaalkan booliyada oo si guud uga socda degmooyinka iyo tuulooyinka guud ahaan hoos yimaada gobalka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com