Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 834)

Maanso: Abwaan Aadan Tarabi oo soo Saaray Maanso Cusub oo la yidhaa Laba Dacaalay

Maanso: Abwaan Aadan Tarabi oo soo Saaray Maanso Cusub oo la yidhaa Laba Dacaalay

(maantasomaliland.com)Maanso: Abwaan Aadan Tarabi oo soo Saaray Maanso Cusub oo la yidhaa Laba Dacaalay Maansadanu cusub ee uu Abwaanka caanka ah ee Aadan Tarabi soo saaray ayaa Abwaanku kaga hadlay xigkamad cusub, isla markaana uu kula sheekaystay diin, kaasoo warraysi uu siixiyey Wariye Xuseen Xarbi sheegay ku sheegay in maansadan ujeeddada ay xambaarsan tahay tahay […]

Kenya:Maxkamada sare ee Kenya, ayaa go’aan ku gaadhay in guusha doorashada madaxwynenimada Uhuru Kenyatta ay sax tahay oo aan doorasho kale lagu celinayn

Kenya:Maxkamada sare ee Kenya, ayaa go’aan ku gaadhay in guusha doorashada madaxwynenimada Uhuru Kenyatta ay sax tahay oo aan doorasho kale lagu celinayn

Kenya (maantaSomaliland.)-Maxkamada sare ee Kenya, ayaa go’aan ku gaadhay in guusha doorashada madaxwynenimada Uhuru Kenyatta ay sax tahay oo aan doorasho kale lagu celinayn, siday faafisay barta internet-ka ee laanta Afsoomaaliga ee BBC-da. Raila Odinga oo laga guulaystay doorashada ayaa racfaan ka qaatay natiijada; wuxuu sheegay in doorashada ay jireen dhibaatooyin dhinaca farsamada ah iyo […]

Xildhibaan Nac-Nac Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay

Xildhibaan Nac-Nac Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay

Hargaysa (MSL) Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa maanta jawaab ka bixiyay warar ku soo baxay wargeysyada oo sheegayay in xildhibaanku farogelin ku sameeyay iskaashatada hilibka. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye oo shir jaraa’id qabtay waxaa uu iska fogeeyey eedaasi loo soo jeediyay, isagoo ku tilmaamay mid aanay waxba ka jirin. isagoo arrintaasi ka hadlaaya waxaa […]

Shirweynihii 3-aad Ee Ururka Qareenadda Somaliland Oo Maanta Furumay

Shirweynihii 3-aad Ee Ururka Qareenadda Somaliland Oo Maanta Furumay

Hargeysa(MSL) Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen Gudoomaiya Maxkamada sare, madax ka tirsan xukuumadda, saraakiil ka tirsan Hay’adda UNDP iyo hogaanka Sare ee Ururka Qareenada Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLLA, ayaa lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalaga Hargeysa,. Shirkan soo socon Doona mudo seddex maalmooda ayaa lagu […]

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa guul ay Somaliland gaadhay ku tilmaamay safaradii kala danbeeyay ee uu madaxwaynuhu ku tegay dalalka isu-taga Imaaraadka carabta iyo Turkiga.

(maantaSomaliland.com)Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa guul ay Somaliland gaadhay ku tilmaamay safaradii kala danbeeyay ee uu madaxwaynuhu ku tegay dalalka isu-taga Imaaraadka carabta iyo Turkiga. Waxaanu sheegay Eng. Faysal in safaradaasi ay noqonayaan kuwo muujinaya in ay Somaliland si buuxda ula macaamishay dawlado si aad ah ugu leh arrimaha […]

Madaxwayne silanyo Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Maanta Soo Gaadhay Simada Hargeysa

Madaxwayne silanyo Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Maanta Soo Gaadhay Simada Hargeysa

Hargeysa(MSL) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Waftigii uu hogaaminayay ayaa goor-dhaweyd soo gaadhay Caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu shalay ka soo laabtay safar shaqo oo uu ugu maqnaa waddanka Imaraadka Carabta, isagoo Madaxweynuhu ku hakadday Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil oo uu xalay u hoyday. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa jidka […]

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Beeniyey Eedo loo Soo Jeediyay Hay’adda U Madaxa Kayahay

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Beeniyey Eedo loo Soo Jeediyay Hay’adda U Madaxa Kayahay

Hargeysa(MSL) Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dowlada Nuux Sh. Muuse Ducaale ayaa waxaan jirin ku tilmaamay dhaliil uu u soo jeediyay Hay’ada Shaqaaluhu habka ay imtixaanada u qaado xildhibaan Maxamed Axmed (Miigane) oo ah gudoomiyaha gudida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland. Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo wareysi gaar ah siiyay wargeyska DAWAN, ayaa isaga oo iska […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay

Berbera (maantaSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal shaqo oo shan maalmood qaatay oo uu ku tagay dalka Imaaraadka carabta oo uu ka helay marti qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisa oo galabta ka soo […]

“Loolanka Cabdicasiis Samaale iyo Muuse Biixi Maaha Mid Shirka Golaha Dhexe U Taala” Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye

“Loolanka Cabdicasiis Samaale iyo Muuse Biixi Maaha Mid Shirka Golaha Dhexe U Taala” Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye

Hargeysa (MSL)Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Shabeel), ayaa sababeeyay shirka golaha dhexe ee loo muddeeyay 31-ka bishan. Guddoomuye Shabeel, waxa uu sheegay in shir Muddooyinkii u dambeeyay u socday masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ka dib lagu heshiiyey in shirka la qabto 31-ka bishan March. Jaamac Shabeel oo maanta saxaafada ugu waramayey Hargeysa, ayaa […]

Meel Xarunta Madaxtooyada Somaliland U Jirta Hal Kilomirtir Oo Ay Dad Danyar Ah Oo Dhawan Guryuhu Ka Gubteen Oo Xaladooda Nololeed Ka Dayrinaya

Meel Xarunta Madaxtooyada Somaliland U Jirta Hal Kilomirtir Oo Ay Dad Danyar Ah Oo Dhawan Guryuhu Ka Gubteen Oo Xaladooda Nololeed Ka Dayrinaya

Hargeysa(MSL)Qoysaskii Bishaan horaan teedii ay guryuhu kaga gubteen dab qabsaday qaybo ka mida xaafada State House-ka ee magalada Hargeysa oo ay ku dhaqan yihiin dad dan yar ah ,ayaa walaac ka muujinaya xaaladooda nololeed xalli lagan oo lagu jiro xilli roobaadkii guga oo ka bilawday meelo badan oo ka mid Somaliland ayadoo ay ugu darantahay […]

Hargeysa: Roobabkii Xalay Oo Laba Carruur Ah Qaaday Iyo Maamulka Gobolka Oo Tirakoob Ku Samaynaya Khasaaraha Kale Ee Ka Dhashay

Hargeysa: Roobabkii Xalay Oo Laba Carruur Ah Qaaday Iyo Maamulka Gobolka Oo Tirakoob Ku Samaynaya Khasaaraha Kale Ee Ka Dhashay

Hargeysa (msl) Roobabkii shalay iyo ilaa xalay ka da’yay caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa waxa ka dhashay khasaare kooban oo soo gaadhay qoysaska danyarta ah. Roobabkan oo muddo dheer da’ay ayaa waxa daadadkii ka dhashay ay khasaare gaadhsiiyeen qoysaska ku dhaqan Xaafada State-house-ka ee Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo qaarkood dhawaan qaarkood guryihii ay ku noolaayeen […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Cisbitaal Ku Yaala Imaaraadka Ku Booqday Maayarka Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland Oo Cisbitaal Ku Yaala Imaaraadka Ku Booqday Maayarka Hargeysa

Dubai (msl) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ee socdaalka shaqo ku jooga wadanka Imaaraadka carabta ayaa saaka cisbitaalka Jaziira ee magaalada Abudubai ku Booqday Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo labadii bilood ee u dambeeyay ku jiray cisbitaalkaasi oo lagu dawaynayay. Madaxweynaha waxa booqashadan ku wehelinayay marwadda […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com