Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 604)

shirkada soo dejisa dawooyinka ee Alla Aamin oo ka qayb gashay carwadii caafimaadka ee lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay dawooyinka kala duwan ee ay ka keenaan wadamada debad

Hargeysa(msl):-shirkada soo dejisa dawooyinka ee Alla Aamin oo ka qayb gashay carwadii caafimaadka eelagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay dawooyinka kala duwan ee ay ka keenaan wadamada debada. Shirkada Alla Aamin oo ah shirkad dawooyinka ka soo dejisa in ka badan 16 dal oo caalama ah ayaa ah shirkad dawooyinka ay […]

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shacbi-weynaha reer Somaliland ku bogaadiyay 54 guuradda ka soo wareegtay markii Somaliland laga taagay calankii u horeeyay ee Soomaaliyi yeelato 26-kii bishii June 1960-kii

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shacbi-weynaha reer Somaliland ku bogaadiyay 54 guuradda ka soo wareegtay markii Somaliland laga taagay calankii u horeeyay ee Soomaaliyi yeelato 26-kii bishii June 1960-kii. Guddoomiyuhu waxa uu sidaasi ku sheegay dhambaal hambalyo ah oo uu caawa soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Gudoomiyaha Xisbiga […]

Hargaysa(msl)Ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland ee baryahanba ku sugnaa deegaanka taleex ayaa xalay kasoo guuray,kuwaas oo kusoo noqday Saldhigyadii ay markii hore ka ruqaan sadeen.

Hargaysa(msl)Ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland ee baryahanba ku sugnaa deegaanka taleex ayaa xalay kasoo guuray,kuwaas oo kusoo noqday Saldhigyadii ay markii hore ka ruqaan sadeen.

Wararka goobtaasi kasoo baxaya Ayaa sheegaya in Ciidanka uga soo baxeen 150 askari oo wasiirka madaxtooyada somaliland sheegay in ay xukuumadu hubayn doonto si ay u ilaashadaan deegaankooda. Saraakiisha Ciidanka qaranka iyo Xukuumadda Somaliland wali kamay hadal soo guuritaanka Ciidanka, hase yeeshee waxay u muuqataa in Qorshe cad Xukuumaddu kaga soo guurtay maadaama ay ka […]

Madaxweyne Siilaanyo oo 54-guurada Xorrnimada ee 26 June kaga hadlay War-Saxaafadeed dhibaataysan

Madaxweyne Siilaanyo oo 54-guurada Xorrnimada ee 26 June kaga hadlay War-Saxaafadeed dhibaataysan

Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa qoomammeeyey Midnimadii Soomaaliyeed ee hirgeshay 1-dii Luulyo sannadkii 1960-kii oo Soomaalida Koonfureed xornimada ka qaateen Gumaystihii Talyaaniga, ka dib shan cisho markii ay Somaliland ama Soomaalidii Waqooyigu xornimada ka qaateen Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska 26 June 1960-kii oo ku buuxda 26 June 2014 oo xalay illaa maanta la […]

Warbixinaha Ay Warbaahinta Dunidu 26 June 1960 Ka Qortay Xorriyadii Luntay Ee Somaliland Warbixinaha-Ay-Warbaahinta-Dunidu-26-June-1960-Ka-Qortay-Xorriyadii-Luntay-Ee-Somaliland.

Warbixinaha Ay Warbaahinta Dunidu 26 June 1960 Ka Qortay Xorriyadii Luntay Ee Somaliland Warbixinaha-Ay-Warbaahinta-Dunidu-26-June-1960-Ka-Qortay-Xorriyadii-Luntay-Ee-Somaliland.

Caawa oo kale kale, 26 Juun 1960, waxay ay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay caawa oo kale 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen, dhulkana […]

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay 26-ka June

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay 26-ka June

Guddoomiyuhu wuxuu u rajaynayaa inay sannadkan kiisa ku gaadhaan horumar iyo aqoonsi. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka xisbiga, Golaha Dhexe, Guddiga Fulinta iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan shacbiga Somaliland xuska sannad-guurada 54-aad ee ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka […]

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Cambaareeyay Xukunka Masuuliyiinta Haatuf

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Cambaareeyay Xukunka Masuuliyiinta Haatuf

Runtiina hadii ay sidan ku sii socoto, waxa aad arkaysay maalmihii ugu dambeeyay in xisbigayaga Mucaaradka ah ee UCID Madaxdiisii Xabsiga loo taxaabay Hargeysa (HWN) – Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal Cali Xuseen Ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xukunka lagu riday Guddoomiyihii Wargeyska Madaxa Banaan ee Haatuf Yuusuf Cabdi […]

SOLJA: Xukunka Masuuliyiinta Haatuf lagu riday waa Xaaraan ”Daawo Video

Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa cambaareeyay xukunka lagu riday Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf iyo Somalilandtimes. Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa xukunka ku tilmaamay mid sharciga Dalka u yaala baalmarsan oo aan la aqbali Karin. Waraysi maantasomaliland la yeelatay markii Xukunka lagu dhawaaqay kaddib ayaa waxa uu ku sheegay in Suxufiyiintan loo xukumay Wiil Madaxweynuhu […]

Maxkamada gobolka ee Hargeisa ayaa maanta ku xukuntay guddoomiyihii wargeysyada Haatuf iyo Somaliland times Yuusuf Cabdi Gaboobe saddex sano oo xadhig ah, iyadoo tafatirihii wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige isagana maxkamaddu ku xukuntay afar sano oo xadhig ah

– . Maxkamada oo saxaafadda loo diiday maanta ayaa ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee somaliland adam salaad seed wuxuu BBC u sheegay markii danbe in maxkamadu laashay gebi ahaanba ruqsadii wargeyska Haatuf . Wargeysyada HAATUF iyo Somaliland Times waxaa xaruntoodii ciidanka boliisku la wareegeen 7dii April 2014 iyadoo markii danbena xabsiga loo taxaabay gudoomiyihii […]

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Gacanta ku haysa Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Gacanta ku haysa Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle

– Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Gacanta ku haysa Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle. Munaasibad kooban oo loogu sameeyay Hoteel Caydiid Ee Magaaladda Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Gudida Dhismaha Wadada Baligubadle iyo xubno kale. Ugu horeyn waxa […]

Hargeysa: Isku dhac Geeljire iyo Beeraley oo la Xaliyay

Hargeysa: Isku dhac Geeljire iyo Beeraley oo la Xaliyay

Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminaayey Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Barre oo ay weheliyeen Gudoomiyaha Degmada Sabawanaag Mr. Cali Hugur Galabiyo Gudoomiyihii hore ee Degmada Mr.Daa’uud Maxamed Cali iyo Dhalinyaro iyo Aqoonyahan badan oo degmada u dhashay ayaa kormeer ay ugu kuur-galaayeen xaalada Degmada Sabawanaag kusoo maray dhamaan tuulooyinka ay […]

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Xoghayaha Guud ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi oo hore ugu mudaysnaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014-ka, dib loo dhigay illaa 05/08/2014-ka, ka dib markii Madaxweynuhu sidaasi ka codsaday fadhi uu maanta isugu yeedhay Hoggaanka xisbiga. Sidaasna waxa uu Xoghayaha KULMIYE shaaca […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com