Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 605)

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inuu xadka Somalialnd iyo Itoobiya wakhtigan u xidhanyahay arrimo xagga nabadgelyada ah.

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inuu xadka Somalialnd iyo Itoobiya wakhtigan u xidhanyahay arrimo xagga nabadgelyada ah. Warsaxaafadeed uu xalay soo saaray afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Siciid Cali Muuse, oo uu kaga hadlay kulan uu shalay wasiirul khaarajiga Somaliland Maxamed Biixi Yoonis magaalada Addis Ababa kula yeeshay dhiggiisa Itoobiya Tedros Adhanom, […]

Wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa gaadhay Magaalada Taleex.

Wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa gaadhay Magaalada Taleex.

Wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa gaadhay Magaalada Taleex. Waftigan oo ay xubno ka ahaayeen Wasiirul Dawlaha Arrimaha Bariga Cali Maxamed (Cali Sandule), Xildhibaan Saleebaan Cali Koore, Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho iyo xubno kale ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaaladda Taleex. Wasiirka Madaxtooyadda oo laanta […]

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta xarunta Xisbigiisa kula yeeshay Wariyayaal ka Hawlgala Warbaahinta Kala duwan ee Dalka

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta xarunta Xisbigiisa kula yeeshay Wariyayaal ka Hawlgala Warbaahinta Kala duwan ee Dalka. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen inta Badan wariyayaasha madaxa Bannaan ee Hargeysa, ka hawlgala, ayaa uu Guddoomiyuhu si mug leh ugu dhiirrigeliyey sidii ay maanka ugu hayn lahaayeen Arrimaha Qaddiyadda Somaliland iyo heerka […]

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta kulan kula yeeshay Caasimada Dalka Itoobiya wasiirka Arrimaha Dibeda Dalkaasi, kaasoo ay ka wadahadleen arrimo badan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta kulan kula yeeshay Caasimada Dalka Itoobiya wasiirka Arrimaha Dibeda Dalkaasi, kaasoo ay ka wadahadleen arrimo badan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta kulan kula yeeshay Caasimada Dalka Itoobiya wasiirka Arrimaha Dibeda Dalkaasi, kaasoo ay ka wadahadleen arrimo badan. Kulankan oo aanay illaa hada labada Dawladood wax war ah ka soo saarin, waxa la sheegay in lagaga wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta Amaanka labada Dal iyo […]

Xukuumadda Somaliland ayaa toddobaadkan keentay baasaabooraddii cusbaa ee casriga ahaa ee lagu bedelayey baasaaboorkii hore ee gaboobay.

Xukuumadda Somaliland ayaa toddobaadkan keentay baasaabooraddii cusbaa ee casriga ahaa ee lagu bedelayey baasaaboorkii hore ee gaboobay. Wararka ka soo baxaya Imaanshaha Baasaaboorkan cusub ayaa sheegaya inay doraad dalka soo gaadheen isla markaana lagu xareeyey wasaaradda maaliyadda oo bixisay dhaqaalaha lagu soo Iibiyey, waxaana lagu wadaa in lagu wareejin doono Laanta Socdaalka iyo Baanka Dhexe. […]

Gaadhi noociisu yahay Waaraad Xammuulka ee loo yqaano Candhomeydlaha oo saddex todbaad ka hor ka baxay magaalada Berbera, una socday dhinaca magaaladda Beledweyne, ayaa 23 cisho ku xanniban badhtamaha dawga Buurta Sheekh ka dib markii uu halkaasi ka dhacay.

Gaadhi noociisu yahay Waaraad Xammuulka ee loo yqaano Candhomeydlaha oo saddex todbaad ka hor ka baxay magaalada Berbera, una socday dhinaca magaaladda Beledweyne, ayaa 23 cisho ku xanniban badhtamaha dawga Buurta Sheekh ka dib markii uu halkaasi ka dhacay. Gaadhiga dhacay Baabuurkaasi oo dekadda magaaladda Berbera ka qaaday 550-kiish oo Baasto ah ayaa la sheegay […]

Ciiddamada Booliska ee Caasimadda Hargaysa ayaa gacanta ku soo dhigay Nin ku lebisan Xijaab iyo Indho-shareerka dumarka,

Ciiddamada Booliska ee Caasimadda Hargaysa ayaa gacanta ku soo dhigay Nin ku lebisan Xijaab iyo Indho-shareerka dumarka, kadib markii ay ka shakiyeen dad shicib ah, kuwaasoo la socod-siieyey Ciidanka Booliska, isla markaana intay garaaceen ku wareejiyey. Ninkan oo shaki badan abuuray ayaa lagu xidhay Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa, kaasoo laga soo qabtay meel wax […]

Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu tanaasulay hankiisii murashnimo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) in uu noqdo murasha qudha ee Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu tanaasulay hankiisii murashnimo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) in uu noqdo murasha qudha ee Xisbiga KULMIYE. Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta shir jaraa’id uu ku qabtay xarunta Xisbiga ee magaalada […]

DAAWO:Digniitii ugu dambaysay ee dawlada ingiriisku ka soo saartay jaadka kadib 24 bishan.

Wadanka Ingiriiska ayaa laga mamnuucay qaadka laga bilaabo 24 ka ,hadaba ciidanka booliiska ayaa faahfaahinaya ciqaabta la marinayo dadka lagu qabto

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa kulan la yeeshay Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa kulan la yeeshay Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi ayaa la sheegay inuu caawa ka qabsoomay xarunta madaxtooyadda, waxaan la soo weriyay inay ka soo shaqeeyeen xubno Ganacsato waaweyn ah oo ka soo jeeda beesha Guddoomiye Muuse Biixi. Madaxweynaha Iyo Guddoomiyaha […]

Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigiisu yahay Taleex ayaa galabta ku Ruqaansaday magaaladda Saax-dheer ee ay ku dhuumaalaysanayaan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee hore looga saaray magaaladda Taleex.

Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigiisu yahay Taleex ayaa galabta ku Ruqaansaday magaaladda Saax-dheer ee ay ku dhuumaalaysanayaan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee hore looga saaray magaaladda Taleex.

Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigiisu yahay Taleex ayaa galabta ku Ruqaansaday magaaladda Saax-dheer ee ay ku dhuumaalaysanayaan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee hore looga saaray magaaladda Taleex. Wararka Farriinnews.com ka helayso Saax-dheer ayaa sheegaya inay Ciidanka Qaranku kulaalayaan magaaladda kadib markii ay ka war heleen dhaqdhaqaaqyo cusub oo ay kooxda Khaatumo ka bilowday magaaladda. Ilo wareed […]

Ciidan wata sideed gaadhi oo Tikniko ah isla markaana ka soo kala jeedey Maleeshiyooyinkii Khaatumo iyo Puntland ee laga qabsaday Taleex ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool.

Ciidan wata sideed gaadhi oo Tikniko ah isla markaana ka soo kala jeedey Maleeshiyooyinkii Khaatumo iyo Puntland ee laga qabsaday Taleex ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool.

Ciidan wata sideed gaadhi oo Tikniko ah isla markaana ka soo kala jeedey Maleeshiyooyinkii Khaatumo iyo Puntland ee laga qabsaday Taleex ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool. Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa warkan u xaqiijiyey Waaheen, waxaanu sheegay inay dajiyeen meel gaar […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com