Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 646)

Wasiirka Arrimaha dibadda iiyo Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta Sare oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar

Wasiirka Arrimaha  dibadda iiyo Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta Sare oo socdaal shaqo ku jooga dalka  Masar

Wasiirka Arrimaha  dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta Sare Marwo Sam-sam  Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku jooga dalka  Masar, ayaa kulan la yeeshay  ardayda reer Somaliland ee wax ka barta dalkaas. Weftigu waxay ardayda uga xog warameen ujeedada socdaalkooda oo ay ku sheegeen inuu xidhiidh la […]

Dadweynaha Reer Buuhoodle ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay waraaqo loogu talo-galay in lagu soo sameeyo Tirakoobka dadka deegaamadaasi, kaasoo ay dalka si wadajir ah uga fulinayaan Hay’adda UNFPA iyo Somaliland.

  Buuhoodle(MAANTASOMALIALND) Dadweynaha Reer Buuhoodle ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay waraaqo loogu talo-galay in lagu soo sameeyo Tirakoobka dadka deegaamadaasi, kaasoo ay dalka si wadajir ah uga fulinayaan Hay’adda UNFPA iyo Somaliland. Reer Buuhoodle ayaa meel fagaare ah ku soo bandhigay iyaga oo gubaya Waraaqihii loogu talogalay Tirakoobka sidoo kale waxay soo bandhigeen […]

Gudida Fulinta ee Xisbiga tallada haya ee KULMIYE ayaa maanta ansixiyay iskuna waafaqay tirada ergooyinka ka soo qeyb geli doona shirweynaha saddexaad ee xisbigaasi oo ay u cayimeen inuu qabsoomo25-ka bisha December

(MAANTASOMALILAND)Gudida Fulinta ee Xisbiga tallada haya ee KULMIYE ayaa maanta ansixiyay iskuna waafaqay tirada ergooyinka ka soo qeyb geli doona shirweynaha saddexaad ee xisbigaasi oo ay u cayimeen inuu qabsoomo25-ka bisha December ee fooda innagu soo haysa. waxa shirweynaha KULMIYE ka soo qeyb geli doona 801 ergay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa fiidkii soo […]

Xukuuumadda somaliland ayaa saaka ciidan xoogan u dirtay xaruntadarbi jiifka luul Xasan mataan si ay ula wareegto maadaama xabsiga la dhigay agaasimihii xaruntaasi marwo Luul Xasan Mataan iyo Carruur ay dhashay.

Xukuuumadda somaliland ayaa saaka ciidan xoogan u dirtay xaruntadarbi jiifka luul Xasan mataan si ay ula wareegto maadaama xabsiga la dhigay agaasimihii xaruntaasi marwo Luul Xasan Mataan iyo Carruur ay dhashay. Xukuumadda ayaa isla saaka si rasmi ah Xarunta Darbi-jiifka xaafadda Maxamed Mooge si rasmi ah ugu wareejisay Ciidanka Asluubta, kuwaas oo maamula xarunta Agoomaha […]

War maanta laga soo saaray suuqa ganacsiga saamiyada ee London ayaa shaaca ka qaaday in shirkada tamarta Sterling ay heshiis la gashay shirkadda Petrosoma,heshiiskaas oo shirkadda Sterling u ogolaanaya inay hesho 10% wada shaqaynta iskaashiga shirkadaha Genel,Jacka, Petrosoma ee Balooga Oodweyne

War maanta laga soo saaray  suuqa ganacsiga saamiyada ee London ayaa shaaca ka qaaday in shirkada tamarta Sterling ay heshiis la gashay shirkadda Petrosoma,heshiiskaas oo shirkadda Sterling u ogolaanaya inay hesho 10%  wada shaqaynta iskaashiga  shirkadaha Genel,Jacka, Petrosoma ee Balooga Oodweyne. Heshiiskan ayaa ku waajibinaya shirkada Sterling inay bixiso lacag dhan laba milyan oo doolar,arintan […]

Wasiirka dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta C/waaxid c/raxmaan C/dulqaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay safar shaqo oo ay muddo saddex maalmood ah magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ugu maqnaayeen wafti wasiiro ah oo uu isagu hogaaminayay

(MSL)Wasiirka dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta C/waaxid c/raxmaan C/dulqaadir  ayaa faahfaahin ka bixiyay safar shaqo oo ay muddo saddex maalmood ah magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal  ugu maqnaayeen wafti wasiiro ah oo uu isagu hogaaminayay. Wasiirka  Wasiirka dhalinyarada, ciyaaraha oo xalay khadka telefoonka ugu waramay maantasomaliland […]

Boorama:Shirkada Kalmuumaysiga Pontus Marine Oo Shaacisay In Saamiga Shirkadoodu Furan Yahay

Boorama:Shirkada Kalmuumaysiga Pontus Marine Oo Shaacisay In Saamiga Shirkadoodu Furan Yahay

Borama(MSL)Shirkada Kaluumaysiga ee Pontus Marine ayaa maanta dadka reer Boorama u soo bandhigtay qorshe ay kaga mid noqonayaan dadka maalgashanaya shirkadan dhinaca kaluumaysiga ah oo ka hawl gali doonta Somaliland. Madashan ayaa waxa ka soo qayb galay Lataliyaha Madaxwaynaha ee dhinaca Haweenka, maayarka Boorama, ganacsato, Cuqaal iyo dadwayne kale. Ugu hiorayn ayaa waxa halkaasi ka […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la Yeeshay Gudigga Dhaqaalaha Yurub oo socdaal ku yimid dalka

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la Yeeshay Gudigga Dhaqaalaha Yurub oo socdaal ku yimid dalka

Hargeysa(MSL)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay Erik Solheim oo ah Guddoomiyaha Guddida Taageeridda Horumarinta ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta qaaradda Yurub (OECD) oo socdaal shaqo ku yimid dalka. Wasiirka Ganacsiga iyo maal-gashiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa sheegay weftigan oo uu Hoggaaminayo Erik Solheim oo ah Guddoomiyaha […]

Taliyaha Booliska oo ka Hadlay Maxkamadeynta Ninkii Rasaaseeyay Xildhibaan Qabile

Taliyaha Booliska oo ka Hadlay Maxkamadeynta Ninkii Rasaaseeyay Xildhibaan Qabile

Hargeysa(MSL)Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay boolisku ay khamiistii ku soo qabteen degmadda Dacar-budhuq ninkii rasaaseeyay afar habeen ka hor xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan aqalka wakiiladda. Taliyaha oo maanta xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta waxa uu sheegay in ninkaasi oo la yidhaahdo Tabaarig […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Digniin Culus U Jeediyey Dhalinyarada Habeenkii Rabshadaha Ka Dhiga Caasimada Hargeysa.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Digniin Culus U Jeediyey Dhalinyarada Habeenkii Rabshadaha Ka Dhiga Caasimada Hargeysa.

Hargeysa(MSL)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancadde ayaa Maxkamadaha Hargeysa ku eedeeyay inay laaluush ka qaataan dhalinyarada lagu soo qabto falalka dhaawacaya amniga iyo nabadegelyadda dalka ee ciidammadda Ammaanku gacanta ku soo dhigaan. Wasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa, waxaanu tilmaamay inaan loo dul qaadan doonin wax uu […]

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa soo qaban qaabiyay sanadkan 2013 Tartan ay ugu magac dareen abaalmarinta warbaahinta Somaliland ee sannadka 2013, taasoo ay ku qiimayn doonaan shaqo wanaagga, hirgelinta mabaadii’da saxaafadda wanaagsan iyo sida loogu adeegsado wararka warbaahinta

Waxa taageeraya Hay’adaha Qaramada Midoobay UNDP, UNFPA, OCHA and UNESCO Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa soo qaban qaabiyay sanadkan 2013 Tartan ay ugu magac dareen abaalmarinta warbaahinta Somaliland ee sannadka 2013, taasoo ay ku qiimayn doonaan shaqo wanaagga, hirgelinta mabaadii’da saxaafadda wanaagsan iyo sida loogu adeegsado wararka warbaahinta. Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa Warbaahinta […]

Maxamed Faarax Qabiile oo ku eedeeyay inay ka dambeeyeen rasaas uu habeen sadexaadkii sheegay in lala beegsaday.Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta iyo Wasiir ku xigeenka amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha, Md. C/laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Md. C/laahi Abokor Cismaan ayaa daadifeeyay eedaymo uga yimid xildhibaan

Hargaysa (MAANTASOMALILAND): Maxamed Faarax Qabiile oo ku eedeeyay inay ka dambeeyeen rasaas uu habeen sadexaadkii sheegay in lala beegsaday.Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta iyo Wasiir ku xigeenka amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha, Md. C/laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Md. C/laahi Abokor Cismaan ayaa daadifeeyay eedaymo uga yimid xildhibaan Labada Wasiir oo maanta si gooni […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com