Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 672)

Xisbiga WADDANI Laantiisa Birmingham Oo Doortay Guddoomiye Cusub

Xisbiga WADDANI Laantiisa Birmingham Oo Doortay Guddoomiye Cusub

(maantasomaliland):-Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Birmingham ee Waddanka UK, Xafladan oo ujeedada loo qabtay ahayd sidii Laanta Birmingham u dooran lahayd Gudoomiye Cusub maadaama Gudoomiyihii hore ee Laanta Mudane Yusuf Abdullahi Adam “Yusuf Sadexle” u dalacay xilka Gudoomiyaha Dhaqaalaha ee Xisbiga Waddani UK ayaa ku qabsoontay jewi aad […]

War Deg Deg Ah: Doonni Buuxda Oo Sidda Tahriibayaal Somali Ah Oo Jihadu Ka Hallawday Heehaabaysana Badda U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Iyadoo laga Dayriyey Xaaladdooda Haddii Aan Loo Samayn Gurmad Deg Deg Ah

(maantasomaliland):-Wararkii ugu dambeeyey ee daqiiqado ka hor naga soo gaadha Liibiya ayaa sheegaya in Tahriibayaal Somali ah oo habeen hore ka shiraacday dalka Liibiya ay haatan xaaladdoodu adag tahay, kadib markii ay jihadu ka hallawday. Mar aanu goor dhawayd la xidhiidhnay mid ka mida raggii doonta waday ayaa noo sheegay in xaaladdoodu ay khatar ku […]

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed (Siilaanyo).

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed (Siilaanyo).

(maantasomaliland):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed Siilaanyo d aan laga wada tashan caqabadaha dalka horyaala,waxaanu si adag u sheegay in mudaharaadyo ay ku baaqi doonaan haddii wada tashiga loo soo noqon waayo. Waxa uu gudoomiye Faysal uu sheegay in madaxweyne Siilaanyo uu ku […]

Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo ay ku eedeysay inuu ku soo xad-gudbay xuduuda Somaliland Sidaas Waxaa Yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo ay ku eedeysay inuu ku soo xad-gudbay xuduuda Somaliland, ka dib markii C/Samad Cali Shirre uu galabta soo gaadhay degmadda Taleex ee gobolka Sool. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde waxa uu sidaasi ka sheegay mar […]

Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Mudane Abiid Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) Oo Sheegay Iney Xukuumadda Oo Joojinayso Inay Ruqsado Siiso Warshadaha Noocoodu hore uga jiray dalka

Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Mudane Abiid Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) Oo Sheegay Iney Xukuumadda Oo Joojinayso Inay Ruqsado Siiso Warshadaha Noocoodu hore uga jiray dalka

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Mudane Abiid Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshaydleyda dalka isla markaana aanay ruqsad siin doonin warshadaha cusub ee noocoodu hore uga jireen dalka. Wasiirku waxa kale oo uu ka hadlay qabadaha waaweyn ee haysta warshadleyda dalka ku tilmaamay inay ka mid […]

Wasaaradda Maaliyadda Oo Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2014-Ka Ku Gaadhsiisay Baba Boqol oo Milyan

Wasaaradda Maaliyadda Oo Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2014-Ka Ku Gaadhsiisay Baba Boqol oo Milyan

(maantasomaliland):-Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo maalmahanba ku hawlanayd diyaarinta Miisaaniyad sanadeedka 2014-ka isla markaana war-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddaha iyo Hay’adaha Dawladda kaga dalbatay in ay bisha August horaanteeda soo xareeyaan Dakhligooda iyo kharashaadkooda ayaa la sheegayaa kulamadii ay lahaayeen in ay soo dhamaadeen isla markaana dhawaan soo saari doonto Odoroska Miisaaniyad sanadeedka 2014-ka. Xogaha ka […]

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Togdheer Maxamed Jaamac Cashuur oo dhacdadan ka hadlay ayaa Ciidamada Milatariga ku eedeeyey inaanu Garsoorku ka shaqayn karayn,

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Togdheer Maxamed Jaamac Cashuur oo dhacdadan ka hadlay ayaa Ciidamada Milatariga ku eedeeyey inaanu Garsoorku ka shaqayn karayn,

(maantasomaliland):-Waxa saaka hakad galay hawlihii Maxkamadda oo muran labada dhinac u dhaxeeyaa Hadheeyay Burco(maantasomaliland) Askar ka tirsan Ciidanka Qaranka Burco iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Togdheer (Burco) ayaa isku af-dhaafay dacwad Fulin ahayd oo oo Qof shicib ahi dhibane ka ahaa taasoo la xidhiidhay muran Dhul, waxaanay taasi sababtay in khilaafkoodu gaadho heer gacan ka hadal […]

Wafti Uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Soo Gaadhay Degmada Taleex Ee Gobalka Sool Jawaab La’aanta Xukuumada Somaliland.

Wafti Uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Soo Gaadhay Degmada Taleex Ee Gobalka Sool Jawaab La’aanta Xukuumada Somaliland.

(maantasomaliland):-wararka naga soo gaadhaya degmada taleex oo katirsan gobalka sool ayaa Waxaa goor dhaweed soo gaadhay wafti uu hogaaminayo madaxwene ku-xigeenka maamulka gobaleedka Puntland, Jen. C/samad Cali Shire. Wafdigan ayaa waxaa horudhac u ahaa tiro ciidamo ah oo u badan beesha uu kasoo jeedo Madaxweyne ku xigeenka oo todobaadkii tagay la keenay nawaaxiga magaalada Taleex […]

Afhayenka Xisbiga Ucid e Gobolka Saaxil ayaa ku Eedeyay Xukuumada Somaliland in ay Holinayso ama Qabanqaabinayso Shirwayne Beesha Ciise Muuse ah o Lagu Masaxyo Laguna Baaabi,inayo Gududii Lagu soo Doortay Dubur e Beesha Degaamada Gobolka Saaxil.

(maantasomaliland):-Afhayeenka Xisbiga Ucid e Gobolka Saaxil Bootaan Guuleed Axmed Ayaa shirjraid o u manta ku qabtay magaalada berbera waxa uu ka hadlay Shirarka Dhawaanahan ay magaalada hargaysa ku qabsanayeen Odayaal dhaqameedka Gobolka saaxil Kuwaasoo Sida uu Sheegay afhayeenku Wajiyo Badan lahaa, Af Hayeenka Xisbiga Ucid e Gobolka nsaaxil waxa uu si gaara uga hadlay shir […]

Allah Ha u naxariistee 5 qof ayaa dhimatay 12 kalena waxa soo gaadhay Dhaawacyo ka didb markii ay isku dhaceen goor dhaweyd laba gaadhi oo uu mid yahay kuwa Jaadka Magaaladda Hargeysa Keena iyo Bus siday Dad rakaab ah.

(maantasomaliland):-Allah Ha u naxariistee 5 qof ayaa dhimatay 12 kalena waxa soo gaadhay Dhaawacyo ka didb markii ay isku dhaceen goor dhaweyd laba gaadhi oo uu mid yahay kuwa Jaadka Magaaladda Hargeysa Keena iyo Bus siday Dad rakaab ah. Shilkan ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Harawo oo ku taala Dalka Ethiopia, waxaana la sheegayaa […]

Xisbiga Waddani Laantiisa UK waxay ugu baaqayaan waxgaradka gacanta ku haya xal u helida xurguftan labada beelood inay ka shaqeeyaan sidii ay xal caadil u kala dhex dhigi lahaayeen beelahan.

Xisbiga Waddani Laantiisa UK waxay ugu baaqayaan waxgaradka gacanta ku haya xal u helida xurguftan labada beelood inay ka shaqeeyaan sidii ay xal caadil u kala dhex dhigi lahaayeen beelahan.

(maantasomaliland):-wadeenada Xisbiga Waddani Laantiisa UK,  Xubnaha Xisbiga ee Laanta UK iyo Dhamaanba Taageerayaasha Xisbiga Waddani Laantiisa UK iyagoo aad uga tiiraanyaysan waxay baaq nabadeed u dirayaan Beelaha Walaalaha ah ee wada-dhalashada, deegaanka iyo daaquba ka dhaxeeyo ee xurguftu ku dhex martay deegaanka God Heeli. Laanta UK waxay si la mid ah baaqii uu hore ugu […]

Waiirka Macadan iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u kicitimay dalka Ustareeliya oo uu kaga qayb gali doono shir caalamiya.

Waiirka Macadan iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u kicitimay dalka Ustareeliya oo uu kaga qayb gali doono shir caalamiya.

(maantasomaliland):-Waiirka Macadan iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa u kicitimay dalka Ustareeliya oo uu kaga qayb gali doono shir caalamiya. Wasiirka oo shalay ka dhoofay madaarka magaaladda Berbera ayaa qolka masashada kula hadlay warbaahinta isagoo ka waramay shirka dalka Ustareeliya uu ka qayb galayaa yahay shir lagaga hadlayo arrimaha macdanta oo wadamo badan ka qayb […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com