Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 732)

Guddida Maamul Wanaaga oo Sheegay in Dawladaha Hoose Noqdeen Xarumo Lagu Tilmaansado Musuqmaasuqa

Guddida Maamul Wanaaga oo Sheegay in Dawladaha Hoose Noqdeen Xarumo Lagu Tilmaansado Musuqmaasuqa “Waxa Wasaaradaha iyo Wakaaladaha dawliga ah ka muuqda sharciyada iyo nidaamka ay ku shaqeeyaan Galdaloolooyin badan” Hargeysa (maantaSomaliland.com) – Guddoomiyaha Guddida Maamul Wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Somaliland Md. Axmed Muxumed Madar, ayaa sheegay in shacbiga Somaliland khaati ka taagan yihiin maamuladda Dawladaha […]

Fasalada guur-guura oo carruurta reer miyiga u saamaxday inay dhadhamiyaan waxbarashada iskuulka

Fasalada guur-guura oo carruurta reer miyiga u saamaxday inay dhadhamiyaan waxbarashada iskuulka Qore Mike Pflanz UNICEF/(maantasomaliland) 30 caruur ah ayaa waxay ku fadhiyeen haamo biyaha lagu shubto oo caag ka samaysan iyo darmooyin la falkiyay iyagoo hoos fadhiya hadhka geed qodaxeed aan caleemo lahayn, iyadoo baalasha buugaagtooda wax lagu qortana ay marba dhinac u rogayso […]

Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Taliyihii hore ee ciidanka Booliska Gen. Cilmi Rooble Furre (Cilmi kabaal).

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Taliyihii hore ee ciidanka Booliska Gen. Cilmi Rooble Furre (Cilmi kabaal). Xafladii loo sameeyay xil wareejinta labadan masuul oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee Booliska waxa ka soo qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. […]

Fanaanadda caanka ay ee Ikraan Jaamac oo ayaa dhaliillo u soo jeedisay idaacadda VOA-da, laanteeda Afka Soomaaliga iyo qaarka mida warbaahinta madaxa bannaan ee Somaliland.

Hargaysa (maantaSomaliland.com)- Fanaanadda caanka ay ee Ikraan Jaamac oo ayaa dhaliillo u soo jeedisay idaacadda VOA-da, laanteeda Afka Soomaaliga iyo qaarka mida warbaahinta madaxa bannaan ee Somaliland. Ikraan Jaamac oo ka mida fanaaniinta qaranka Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo maanta ku qabatay magaalada Hargeysa waxa ay ku cambaaraysay laanta afka Soomaaliaga ee idaacada VOA-da oo […]

Ku Xigeenka horjoogaha kooxda nabad diidka ah ee SSC, Cali Sabaray, ayaa ka waramay burbur iyo kala daadsanaan ba’an oo soo foodsaartay kooxdaasi,

Buuhoodle (maantaSomaliland.com)- Ku Xigeenka horjoogaha kooxda nabad diidka ah ee SSC, Cali Sabaray, ayaa ka waramay burbur iyo kala daadsanaan ba’an oo soo foodsaartay kooxdaasi, waxaanu qiray in cududa ciidamada Somaliland aanay u babac dhigi karin kooxdiisa oo uu sheegay in ay soo waajahday xaalad dhaqaale la’aan sababi karta burburka maleeshiyadiisa. Cali sabaray waxa uu […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay shirweyne Lagu Saxayo Nidaamka Garsoorka

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay shirweyne Lagu Saxayo Nidaamka Garsoorka “Waxaan la qarin karin saluugga ka jira garsoorkeena oo gaadhsiisan xaalad laga damqado” “Warbixin la soo ururiyay waxa ka soo baxday waxyaabo layaab leh manaan filaynin in ay cadaalad darro intaa leegi ka jirto Somaliland” Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka […]

Quam Vehicula Tristique

Quam Vehicula Tristique

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Etiam Tellus Nullam

Etiam Tellus Nullam

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland oo magaciisa la yidhaahdo Axmed Shaadi Cabdilaahi, ayaa kaalinta koowaad u galay 70 dhakhtar oo digree-gii koowaad ee culuumta caafimaadka ka qalin jabiyay jaamacad ku taalla dalka Itoobiya.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland oo magaciisa la yidhaahdo Axmed Shaadi Cabdilaahi, ayaa kaalinta koowaad u galay 70 dhakhtar oo digree-gii koowaad ee culuumta caafimaadka ka qalin jabiyay jaamacad ku taalla dalka Itoobiya. Sidoo kale, 10-kii dhakhatar ee ugu sareeyay jaamacadaasi waxay 7 ka mid ahi noqdeen saraakiisha ciidanka qaranka ee deeqda […]

– Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xeerkii u horeeyay ee loo sameeyo isgaadhsiinta dalka. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida oo uu gudoominayay Ku simaha Guddoomiyaha ahna Gudoomiye Ku Xigeenka koowaad Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, waxa ka soo xaadiray 77 Mudane oo ka mid ah 82-ka Xildhibaan ee Aqalkaasi ka kooban yahay.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xeerkii u horeeyay ee loo sameeyo isgaadhsiinta dalka. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida oo uu gudoominayay Ku simaha Guddoomiyaha ahna Gudoomiye Ku Xigeenka koowaad Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, waxa ka soo xaadiray 77 Mudane oo ka mid ah 82-ka Xildhibaan […]

Maareeyaha Guud ee Madbacada qaranka Somaliland Md. Cali Siciid Raygal ayaa maanta si weyn u beeniyay war sheegayay inuu ku tacadiyo shaqaalihiisa oo ku soo baxay wargeysyada iyo shabakadaha Internet-ka.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Maareeyaha Guud ee Madbacada qaranka Somaliland Md. Cali Siciid Raygal ayaa maanta si weyn u beeniyay war sheegayay inuu ku tacadiyo shaqaalihiisa oo ku soo baxay wargeysyada iyo shabakadaha Internet-ka. Maareeyaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa waxa uu beeniyay inuu dhimay mushaharka shaqaalaha iyo inuu mushaharkooda ka jaro lacag sharci darro […]

Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa sheegay in codowga qudha ee ay ka digtoon tahay uu yahay cadowga ka yimaada Magaalada Muqdisho ee dalka qalalaasuhu ka jiro ee Soomaaliya isago golaha gurtida manta ka hor sheegay.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa sheegay in codowga qudha ee ay ka digtoon tahay uu yahay cadowga ka yimaada Magaalada Muqdisho ee dalka qalalaasuhu ka jiro ee Soomaaliya. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan xog waran ah oo ay la yeesheen Guddi hoosaadka joogtada ee Golaha Wakiilada. Wasiirka Arrimaha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com