Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 743)

Cuqaasha Saaxil Oo Ka Hadlay Khilaafkii Ka Dhashay Maamulka Jaamacada Culuumta Badda Berbera

(Maantasomaliland.com)-Qaar ka mid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Saaxil ayaa maanta ka hadlay khilaaf ka dhashay maalmihii la soo dhaafay Hoggaanka cusub ee Maamulka Gobolka Saaxil u magacaabay Jaamacadda culuumta badda ee magaalada xeebta ku taalla ee Berber,a kaasi oo Guddidii hore ee gacanta ku haysay oo ay Hoggaaminaysay Marwo Faadumo Siciid ay gaashaanka ku […]

Ra’ysal Wasaare Ku Xigeenka Kuwayt Oo Kulan La Yeeshay Weftigii Madaxweynaha Somali

(maantasomaliland.com) Kuwayt Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibada ee dalka Kuwayt Dr. Maxamed Sabaax Al Salaam Al Sabaax, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay weftiga madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) oo socdaal shaqo ku jooga Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Kuwayt waxay ka wada hadleen arrimo badan oo ay […]

27/4/2011(maantasomaliland)Xisbiga UCID Oo Ilma Ismaaciil Samatar Uga Digay Inay Marin Habaabiyaan Qurbo-jooga Gobolka Awdal

27/4/2011(maantasomaliland)Xisbiga UCID Oo Ilma Ismaaciil Samatar Uga Digay Inay Marin Habaabiyaan Qurbo-jooga Gobolka Awdal Hargeysa – Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa si kulul u naqdiyay dhaqdhaqaaqyo Somaliland diid ah oo ay wadaan shakhsiyaad qurbo joog ah oo ka soo jeeda gobolka Awdal.waxaanu xukuumadda ugu baaqay inay tallaabo adag ka qaado cidii falal qaranimada wax […]

Gabilay27/4/2011 (maantasomaliland.com)-Maxkamadda gobolka Gabilay ayaa maanta Xukuntay Cabdi Iimaan Taani oo lagu helay inuu juwano been abuur ah oo uu cashuur kaga guri jiray dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabilay.

Gabilay27/4/2011 (maantasomaliland.com)-Maxkamadda gobolka Gabilay ayaa maanta Xukuntay Cabdi Iimaan Taani oo lagu helay inuu juwano been abuur ah oo uu cashuur kaga guri jiray dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabilay. Ninkani wuxuu ka tirsanaa shaqaalaha cashuuraha ee dawlada Hoose ee Gabilay. Maxkamadda Gabilay waxay ku xukuntay sanad iyo badh xadhig ah oo aan iib lahayn iyo […]

(maantasomaliland.com)April 27th, 4/2011 Xaflad casho sharaf ah oo si baladhan loo soo aggaasimay laguna maamusayey 12 arday oo ka mida ah ardayda wax ka barata jaamacada Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay hotelka Maansoor ee magalada Hargeysa.

April 27th, 4/2011 Xaflad casho sharaf ah oo si baladhan loo soo aggaasimay laguna maamusayey 12 arday oo ka mida ah ardayda wax ka barata jaamacada Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay hotelka Maansoor ee magalada Hargeysa. Xafladan oo qaban qaabisay madaxtooyada jamuuhriyada Somaliland , ayaa u jeedadeedu ahayd sidii loo dhiiri galin lahaa 12 kaasi […]

Ururka Dhalinyaradda SOSYA Oo Badhasaabka Saaxil Ugu Baaqay In Uu Dib Uga Noqdo Guddida Uu U Magacaabay Jaamacadda Berbera, Oo Ay Ku Tilmaameen Kuwo Aan Waxba Kala Socon Duruufaha Jaamacadu Soo Martay.

Ururka  Dhalinyaradda SOSYA Oo Badhasaabka Saaxil Ugu Baaqay In Uu Dib Uga  Noqdo Guddida Uu U Magacaabay Jaamacadda Berbera, Oo Ay Ku Tilmaameen  Kuwo Aan Waxba Kala Socon Duruufaha Jaamacadu Soo Martay.

Hargeysa maantasomaliland.com) Apr.27, 2011 – Ururka dhalinyaradda reer Saaxil ee Hargeysa ku nool oo magaciisu yahay (Somaliland Saaxil Youth Associtaion), ayaa waxa ay ka hadleen khilaafka ka dhaxeeya badhasaabka gobolka Saaxil iyo Maamulka Jaamacadda Berbera. Ururka ayaa war-saxaafadeed uu shalay soo saaray isla-markaana uu ku saxeexnaa afhayeenka Ururkaas Mr Axmed Jaamac Ismaaciil, ayaa waxa ay […]

24/42011(MAANTASOMALILAND.COM)Hargeys Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Md. Axmed Caydiid, oo maanta xog-warran siiyey Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa ka warramay qorshayaasha Wasaaraddiisa ee dhinaca horuamrinta waddooyinka, isla markaana waxa uu sheegay inay ku tala-jiraan sidii loo samayn lahaa Jidad isku xidha Hargeysa iyo Burco, Somaliland iyo Jabuuti, Berbera iyo Ceerigaabo, iyo deegaanno kale

Hargeys Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Md. Axmed Caydiid, oo maanta xog-warran siiyey Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa ka warramay qorshayaasha Wasaaraddiisa ee dhinaca horuamrinta waddooyinka, isla markaana waxa uu sheegay inay ku tala-jiraan sidii loo samayn lahaa Jidad isku xidha Hargeysa iyo Burco, Somaliland iyo Jabuuti, Berbera iyo Ceerigaabo, […]

26/4/2011 Kuwayt -(maantasomalilan.com)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Magaalada Kuwayt ee dalka Kuwayt.

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Kuwait April 26th, 2011 Comments Off Kuwayt -Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Magaalada Kuwayt ee dalka Kuwayt. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed caawa ka soo baxay xarunta Madaxtooyada Somaliland, waxaanu u dhignaa sidan:- […]

26/42011(maantasomaliland)laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Warfaafinta Oo Beeniyay Is Faro-saareen Iyo Nuxurka Is-difaacooda April 26/42011

Hargeysa (Somaliland.Org)-Agaasimeyaasha TV-ga Qaranka Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Agaasimaha Idaacada Radio Hargeysa ayaa warsaxaafadeed wada jir ah oo ay caawa soo saareen waxay ku beeniyeen inay is faro saareen, waxaanay ku doodeen in xidhiidh wada shaqo iyo iskaashi ka dhaxeeyo. Labadaasi masuul waxa kale oo ay qoraalkooda ku sheegeen in Wasaaradoodu ku hawlan tahay horumarinta […]

26/42011(maantasomaliland)Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Hindiya U Fadhiya Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Hindiya U Fadhiya Imaaraadka Carabta   Hargeysa(Somalilan.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka dawlada Hindiya u fadhiya dalka isu taga imaaraadka carabta Lokesh Mysore Kapanaiah, oo weftiga Madaxweynaha ku soo booqday Huteelka ay degan yihiin ee magalaada Abu-dubia. Madaxweynaha iyo safiirku […]

26/4/2011(maantasomaliland)Shirkadda Dahabshiil Oo Ka Hadashay Maal gelinta warshad Sibidhka Saaxil ee dhawaan loo ogolaaday maal gashigeeda

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid oo xalay ka hadlay xaflad uu ka qayb galay oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayey ardaydii iyo dadkii ka qaybgalay tartankii toddobaadka dhaqanka ee dhawaan la soo gebo-gabeeyey, waxa uu ka waramay ujeedooyinka ay ka leeyihiin maalgelinta warshada Sibidhka ee Saaxil. Cabdirashiid waxa uu sheegay in warshadda […]

Wasiirka Cadaalada Oo Sheegay Inaanay Masiirka Awdal Aanay Go’aamin Karin Shakhsiyaad Qurbo-joog Ahi

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland Prof. Ismaaciil Muumin Aare, ayaa maanta jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay shakhsiyaad Somaliland diid ah oo ka soo jeeda qurbo jooga gobolka Awdal, kuwaasi oo sheegay inay qorshaynayaan sidii Maamul gaar ah ay ugu sameyn lahaayeen Gobolka Awdal. Wasiirka Cadaalladda oo maanta shir jaraa’id ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com