Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 748)

warsaxaafadeed ka soobaxay xisbiga UCID War saxaadaeed xisbiga UCId ku dhaliilayo ansixintii xeerka ansixinta isgaadhsiinta Somaliland Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة

Warsaxaafadeed ka soobaxay xisbiga UCID War saxaadaeed xisbiga UCId ku dhaliilayo ansixintii xeerka ansixinta isgaadhsiinta Somaliland Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة ___________________________________ Date, April 12, 2011 Ujeeddo: Warsaxaafadeed Maalintii Axadda ahayd ee 10/04/2011 waxaa Golaha Wakiiladda Somaliland ansixiyeen xeerka isgaadhsiinta Somaliland. Xeerkaas Qodobo ka mid ahi waxay ka […]

April 12th, 2011 ceerigaabo(maantaSomaliland maanta.com)- Xaflad balaadhan oo ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore ururka saxaafada iyo wacyigelinta ee gobolka Sanaag iyo gudoomiye cusub oo dhowaan loo doortay hogaaminta ururkaasi labada sano ee soo socda ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee ururka saxaafada iyo wacyigelinta ee gobolka sanaag ee magaalada ceerigaabo.

April 12th, 2011 ceerigaabo(maantaSomaliland maanta.com)- Xaflad balaadhan oo ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore ururka saxaafada iyo wacyigelinta ee gobolka Sanaag iyo gudoomiye cusub oo dhowaan loo doortay hogaaminta ururkaasi labada sano ee soo socda ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee ururka saxaafada iyo wacyigelinta ee gobolka sanaag ee magaalada ceerigaabo. Madashii munaasibadan lagu […]

Xildhibaanada Baarlamaanka Awdal Oo Si Adag uga soo horjeestay Abaabul Ay Wadaan Xubno Qurbo-joog Ahi dhir jaraaid oo ay maanta hargaysa ku qabteen April 12th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xildhibaanada Gobolka Awdal kaga jira Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeysa waxay si adag u naqdiyeen qaar ka mid ah qurbo jooga reer Awdal oo wada dhaqdhaqaaqyo ku lid ah Somaliland oo ay ku doonayaan inay maamul gaar ah kaga dhawaaqaan gobolkaasi.

Xildhibaanada Baarlamaanka Awdal Oo Si Adag uga soo horjeestay Abaabul Ay Wadaan Xubno Qurbo-joog Ahi dhir jaraaid oo ay maanta hargaysa ku qabteen [SlideDeck id=’1598′ width=’100%’ height=’300px’] April 12th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xildhibaanada Gobolka Awdal kaga jira Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeysa waxay si adag u naqdiyeen […]

Guddida Abaaraha Togdheer Oo ka hadlay waxqabadkoodii Burco(maantasomaliland)Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Gobolkani Togdheer oo uu Gudomiye u yahay Badhasaabka Gobolkani Togdheer ayaa saaka warbaahinta uga warramay xaaladda abaareed ee Gobolada Bariga,iyoGurmadka illaa iyo imminka ay u sameeyeen qaar ka mid ah deegaanada ay sida xun abaaruhu u saameeyeen.

Guddida Abaaraha Togdheer Oo ka hadlay waxqabadkoodii Burco(maantasomaliland)Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Gobolkani Togdheer oo uu Gudomiye u yahay Badhasaabka Gobolkani Togdheer ayaa saaka warbaahinta uga warramay xaaladda abaareed ee Gobolada Bariga,iyoGurmadka illaa iyo imminka ay u sameeyeen qaar ka mid ah deegaanada ay sida xun abaaruhu u saameeyeen. Burco: Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Gobalkani Togdheer […]

Xukuumadda Samato-bixisay 77 Muwaadin Oo Ku Go’doonsanaa Markab Ku Ciladoobay Badweynta

Hargeysa (maantaSomaliland.com) Xukuumada Somaliland ayaa saaka soo badbaadisay 77 muwaadin oo ay ku jireen 16 carruur ahi oo ka soo qaxay qulqulatooyinka iyo kacdoona ka jira dalka Yeman oo muddo shan maalmood ah ku go’doonsanaa xeebta deegaanka Bulo-cadde ee galbeedka Somaliland ka dib markii markabka MV-Salaaxa-diin oo ay saaraayeen uu matoorka ciladi ka soo gaadhay. […]

Isu Soo bax lagu taageerayo madaxbanaanida Qaranimada Somaliland

1

Jaamacadda Hargeysa ayaa maanta heshiis la saxeexatay Jaamacad lagu magacaabo Western University

April 11th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Jaamacadda Hargeysa ayaa maanta heshiis la saxeexatay Jaamacad lagu magacaabo Western University oo xarunteedu tahay dalka Australia. Heshiiskan oo ay goob-joog ka ahaayeen masuuliyiin ka kalla socoday labada Jaamacaddood ayaa nuxurkiisa lagu sheegay mid isku xidhaya labada Kuliyadood ee Caafimaadka Jaamacadahan. Islamarkaana, ay iskaga kaashan doonaan dhinaca cilmibaadhista iyo cilmiga. […]

Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xeerka Isgaadhsiinta Somaliland

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xeerka Isgaadhsiinta Somaliland, oo maalmihii la soo dhaafay doodiisa ay ku kala qeybsameen Xildhibaanadda Aqalkaasi. Fadhigan oo uu gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. C/Casiis Maxamed Samaalle, waxa madasha ka soo xaadiray 67 Mudane oo ka mid ah […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Jimcihii dalka Jabuuti

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Jimcihii dalka Jabuuti, taasi oo uu markii sadexaad ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynuhu wuxuu qaabkii ay doorashadaasi u dhacday iyo natiijadii ka soo baxdayba uu kaga hadlay dhambaal uu u diray Madaxweynaha Jabuuti, sida lagu […]

xukuumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeedii Bilihii January-March 2011…Qeybtii Labaad

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay waxqabadkii wasaaradaha iyo Ha’yadaha dawlada ee bilihii January Illaa March ee sanadkan. Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir ayaa shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay xarunta madaxtooyada wuxuu halkaasi ka akhriyay qoraal labaataneeye bog ka koobnaa oo uu faah faahin kaga bixiyay waxqabadkii xukuumadda ee boqolkii cisho ee […]

Qarax Xalay Mar Qudha Gilgilay Caasimada Gobolka Sool e Laasacaanood 10/04/11-Laasacaanood (maantasomaliland) Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa la sheegayaa in xalay qarax bambaano uu ka dhacay saldhiga Boolis oo ku yaala dhinaca koonfureed ee magaaladaasi,halkaasoo ay ku dhaawacmeen Taliyihii saldhigaasi Cali Axmed Muuse,waxa kale oo iyaguna dhaawac ka soo gaadhay mid ka mid […]

Qaar ka mid ah ganacsatada Gobolka Saaxil, ayaa munaasibad qado-sharafeed u sammeeyey Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi

Berbera, April, 09, 2011-(maantasomaliland)- Qaar ka mid ah ganacsatada Gobolka Saaxil, ayaa munaasibad qado-sharafeed u sammeeyey Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo dhawrkii maalmood ee u danbeeyay ku sugan magaalo-xeebeedda Berbera oo uu u joogay dano shakhsiyadeed. Qado-sharafeedka loo sammeeyey Guddoomiyaha KULMIYE oo lagu qabtay Hudheelka Xeebsoor waxa ka soo qaybgalay Maayarka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com