Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 2)

Waxaa ay goor dhaweyd Golaha deegaanka Magaalada Shieffield ee cariga dalka Ingiriisku, ay cod aqlabiyda ku meel mariyeen Codayn ay u qaadeen Aqoonsiga Somaliland. AQOONSI

Waxaa ay goor dhaweyd Golaha deegaanka Magaalada Shieffield ee cariga dalka Ingiriisku, ay cod aqlabiyda ku meel mariyeen Codayn ay u qaadeen Aqoonsiga Somaliland. AQOONSI

-Waxaa ay goor dhaweyd Golaha deegaanka Magaalada Shieffield ee cariga dalka Ingiriisku, ay cod aqlabiyda ku meel mariyeen Codayn ay u qaadeen Aqoonsiga Somaliland. Citiraafkan buuxa ee Golaha deegaanka Shieffiel ay ku aqoonsadeeen Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa ka soo qayb galayd wefti xukuumadda ka socday oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arrimaha dibadda, Maxamed […]

shir jaraa’id oo uu maanta Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale ku qabtey magaalada hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in ay waxba ka qaban kari waayeen Ayax Xoogan oo mudooyinkii danbe ku sugnaa deegaanada somaliland.

shir jaraa’id oo uu maanta Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale ku qabtey magaalada hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in ay waxba ka qaban kari waayeen Ayax Xoogan oo mudooyinkii danbe ku sugnaa deegaanada somaliland. Agaasimaha ayaa waxa uu sheegay in ay dadaal badan Galiyeen sidii ay u cidhib tiri lahayeen ayaxaasi […]

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti

(Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti. Weftiga ayaa u jeedada socdaalkooda ku sheegay mid khuseeya iskaashiga Xuduudaha iyo amaanka. “Runtii sidaad la socotaan dalkan Jabuuti waa dal aynu Saaxiib nahay, aad iyo aadna aynu […]

Ayax geeddi ah, ayaa maanta hadheeyey magaalada Hargeysa ee Caasimadda dalka Somaliland, kaasoo ka yimi Jahada Waqooyi, isla markaana u jeeday dhinaca Koonfur-Galbeed, waxaana la sheegay in Ayaxaasi ka soo kacay Deegaannada Xeebta Somaliland oo uu dhawr bilood ka hor ku habsaday.

Ayax geeddi ah, ayaa maanta hadheeyey magaalada Hargeysa ee Caasimadda dalka Somaliland, kaasoo ka yimi Jahada Waqooyi, isla markaana u jeeday dhinaca Koonfur-Galbeed, waxaana la sheegay in Ayaxaasi ka soo kacay Deegaannada Xeebta Somaliland oo uu dhawr bilood ka hor ku habsaday. Deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Awdal, Selel, Saaxil, Togdheer iyo Sanaag, ayuu […]

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa saaka xadhiga ka jaray 75 gurri oo loo dhisay qoysas danyar ah oo degan magaaladda Burco.

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa saaka xadhiga ka jaray 75 gurri oo loo dhisay qoysas danyar ah oo degan magaaladda Burco.

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa saaka xadhiga ka jaray 75 gurri oo loo dhisay qoysas danyar ah oo degan magaaladda Burco. “Saaka oo jimce ah waxaan ka qaybgalay munaasabad ay soo agaasimeen Wasaaradda dib-u-dejinta oo kaashanaysaa hay’adda NRC muhiimadeeduna ahayd in lagu wareejiyo dad danyar ah guryo […]

saaHargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay u yeedhay Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Amray sida Ilo wareed kulankaasi u dhuun daloolaa sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo Af-jaro muranka ka taagan Saami qaybsiga Ergooyinka Shirweynaha.

saaHargeysa(Maantasomaliland) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay u yeedhay Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Amray sida Ilo wareed kulankaasi u dhuun daloolaa sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo Af-jaro muranka ka taagan Saami qaybsiga Ergooyinka Shirweynaha. Kulanka Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse dhex maray ayaa lagu soo hadal qaaday […]

Maayirka Caasimadda Hargeysa Md:Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xidhi doonta xaafadda Shacabka iyo Xero awr, taas kharashkeedda inta badan bixinayaan shacabka ku dhaqan xaafadaasi.

Maayirka Caasimadda Hargeysa Md:Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xidhi doonta xaafadda Shacabka iyo Xero awr, taas kharashkeedda inta badan bixinayaan shacabka ku dhaqan xaafadaasi. Munaasibad Dhagax dhigga wadadan oo lagu qabtay xaafadda Shacabka, ayaa waxa ka soo qaybgallay xildhibaano iyo guddida is xilqaantay ee wadadaasi. Ugu horeyn […]

Maalinta Qaaxadda Adduunka oo sannadkasta 24 March laga xuso caalamka, ayaa si weyn looga xusay magaalada Hargeysa maanta, taas loo loogu debaal-degay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Huteelka Ambassador ee magaaladda Hargeysa.

Maalinta Qaaxadda Adduunka oo sannadkasta 24 March laga xuso caalamka, ayaa si weyn looga xusay magaalada Hargeysa maanta, taas loo loogu debaal-degay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Huteelka Ambassador ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan lagu xusayey maalinta TB-da oo uu soo qaban-qaabiyey xafiiska xakamaynta xanuunka qaaxada qaranka ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa […]

Canshuurta dakhli ee Maalinlaha ah ee ka soo xeroon jirtay Kastamyada Berbera iyo Kalabaydh,ayaan illaa shalay lagu soo xerayn qasnadda Qaranka oo ah Baananka Somaliland.

Canshuurta dakhli ee Maalinlaha ah ee ka soo xeroon jirtay Kastamyada Berbera iyo Kalabaydh,ayaan illaa shalay lagu soo xerayn qasnadda Qaranka oo ah Baananka Somaliland.

(Maantasomaliland)Canshuurta dakhli ee Maalinlaha ah ee ka soo xeroon jirtay Kastamyada Berbera iyo Kalabaydh,ayaan illaa shalay lagu soo xerayn qasnadda Qaranka oo ah Baananka Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale,ayaa la sheegay inuu amar ku bixiyay inaan la geyn wax lacag ah oo a soo baxda Kastamyada Berbera iyo Kalabaydh baananka dalka,inkastoo aan […]

Xukuumadda Somaliland,ayaa shegtay inay dhaqaale u weydiinaso dalka Ingiriiska dad reer Somaliland ah oo iskood uga soo noqonaya dalkaas kuna soo laabanaya dalkooda

Xukuumadda Somaliland,ayaa shegtay inay dhaqaale u weydiinaso  dalka Ingiriiska dad reer Somaliland ah oo iskood uga soo noqonaya dalkaas kuna soo laabanaya dalkooda

Xukuumadda Somaliland,ayaa shegtay inay dhaqaale u weydiinaso dalka Ingiriiska dad reer Somaliland ah oo iskood uga soo noqonaya dalkaas kuna soo laabanaya dalkooda Wasiirka Wasaaradda dibu-dejinta Somaliland Axmed Cabdi Kaahin Casood oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magaalada hargaysa, ayaa waxa uu sheegay in muwaadiniita reer Somaliland ee ku dhaqan Wadanka ingiriiska qaarkood in lagu soo […]

Xisbigga UCID wuxuu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudidda qaban qaabadda shirweynaha beesha Arab ee dhici doona bisha June ee sanadkani (Warsaxaafadeed jamaal cali xuseen)musharaxa xisbiga ucid

Xisbigga UCID wuxuu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudidda qaban qaabadda shirweynaha beesha Arab ee dhici doona bisha June ee sanadkani (Warsaxaafadeed jamaal cali xuseen)musharaxa xisbiga ucid

Xisbigga UCID wuxuu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudidda qaban qaabadda shirweynaha beesha Arab ee dhici doona bisha June ee sanadkani haddii uu Ilaaha awoodda lihi ogolaaddo. Sida beelaha kaleba ay sameeyeen waxay xaq u leeyahiin in beeshani ay ka tashato sidii ay u horumarin lahayd deegaanadda ay degaan tahay. Xisbigga UCID waa xisbiga keliya ee […]

Dhaqdhaqaaq waa jiraa cida bilowdayna waa puntland anaguna inaanu dawano oo aanu sugno oo marwalba la yidhaahdo maxaa idin keenay waxaa ka qurux badan milatari dhaqdhaqaaq sameeyey milatari dhaqdhaqaaq sameeya ayuu leeyahay xagiisa kalena..”

(maantasomaliland)-Wasiirka Wasaarada Gaashaan Dhiga Somaliland Axmed Xaaji Cabdilaahi Cadami oo maanta Warbaahinta lahadlaayey ayaa sheegay inay jireen in maamulka Puntland ay Ciidamo soo dhoobeen meelo u dhow xuduuda Somaliland,Waxaana uu sheegay in Odayaasha iyo wax garadkii deegaankaasi ay la hadleen si ay puntlan u joojiyaan colaada ay hurinayaan waxaana kamid ahaa hadaladiisii: “..Anagu waanu ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com