Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale

Suldaan Maxamed Sul C/qaadir Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Maayarka Sallaxlay Oo Ku Eedeeyay In Suldaanku Uu Sallaxlay Raacinayo Gobalka HAWD

Suldaan Maxamed Sul C/qaadir Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Maayarka Sallaxlay Oo Ku Eedeeyay In Suldaanku Uu Sallaxlay Raacinayo Gobalka HAWD

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku tilmaamay war been abuura oo aan sal iyo raadtoona lahayn Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa uu yidhi“Anigu Golihii Xeer-dejinta mayhi, Wasiirkii arrimaha gudahana ma hi,Sallaxlay haddii ay doonayso iyo haddii ay diideyso meel aan u soo maro inaan […]

La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha gobolada bari Fu’aad Aadan Cadde,ayaa ka hadlay warar lagu sheegay in uu u galay Puntland isla markaana uu ka goostay Somaliland.

La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha gobolada bari Fu’aad Aadan Cadde,ayaa ka hadlay warar lagu sheegay in uu u  galay  Puntland isla markaana uu ka goostay Somaliland.

La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha gobolada bari Fu’aad Aadan Cadde,ayaa ka hadlay warar lagu sheegay in uu u galay Puntland isla markaana uu ka goostay Somaliland. Fu’aad Aadan Cadde oo ku sugan miyiga degmada Xuddun ee gobolka Sool oo uu ku sugnaa muddooyinkii dambe oo dhan. Fu’aad Aadan Cadde oo khadka Tilifoonka uu kula […]

gudoomiyaha waxbarashada gobolka Hawd Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan ayaa degmada Balli-gubadle u magacaabay gudoomiye cusub oo dhinaca waxbarashada ah.

\ Hargeysa(MSL)gudoomiyaha waxbarashada gobolka Hawd Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan ayaa degmada Balli-gubadle u magacaabay gudoomiye cusub oo dhinaca waxbarashada ah.Gudoomiyaha waxbarashada gobolka hawd warsaxaafeedka magacaabista gudoomiyaha cusub ee waxbarashada degmada Balli-gubadle ka soo saaray magaalada baligubadle ee caasimada gobalka hawd oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada MAANTASOMALILAND.COM ayaa u dhignaa sidan “Ku : […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ee maanta socdaalka ugu baxay dalka Itoobiya, ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international, waxaana Madaxweynaha kaga hortagey masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawladda Itoobiya.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ee maanta socdaalka ugu baxay dalka Itoobiya, ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international, waxaana Madaxweynaha kaga hortagey masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawladda Itoobiya. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo maanta […]

– Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska.

– Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska.

London (MSL) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhay Magaaladda London ee Carriga dalka Ingiriiska. Taageereyaasha Xisbiga UCID iyo masuuliyiin sarsare ayaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha UCID Magaaladda London, waxaanay u galbiyeen dhinaca hudheelka uu ka degi doono Magaaladda London mudada uu halkaasi ku […]

Hargaysa(msl)Ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland ee baryahanba ku sugnaa deegaanka taleex ayaa xalay kasoo guuray,kuwaas oo kusoo noqday Saldhigyadii ay markii hore ka ruqaan sadeen.

Hargaysa(msl)Ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland ee baryahanba ku sugnaa deegaanka taleex ayaa xalay kasoo guuray,kuwaas oo kusoo noqday Saldhigyadii ay markii hore ka ruqaan sadeen.

Wararka goobtaasi kasoo baxaya Ayaa sheegaya in Ciidanka uga soo baxeen 150 askari oo wasiirka madaxtooyada somaliland sheegay in ay xukuumadu hubayn doonto si ay u ilaashadaan deegaankooda. Saraakiisha Ciidanka qaranka iyo Xukuumadda Somaliland wali kamay hadal soo guuritaanka Ciidanka, hase yeeshee waxay u muuqataa in Qorshe cad Xukuumaddu kaga soo guurtay maadaama ay ka […]

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Xoghayaha Guud ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi oo hore ugu mudaysnaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014-ka, dib loo dhigay illaa 05/08/2014-ka, ka dib markii Madaxweynuhu sidaasi ka codsaday fadhi uu maanta isugu yeedhay Hoggaanka xisbiga. Sidaasna waxa uu Xoghayaha KULMIYE shaaca […]

.DAAWO MUUQAALO AAD U QURUX BADAN, HEESTA SOMALILAND GADAAS BEY AHAAN JIRTO DUNIDA KAGA CAANTAY WAA CODADKA FANANIINTA CABDIQABOOJIYE SAHRA MOOGE CABDI CUMAR IGRAAN CARAALE

DAAWO HEESTA SOMALILAND GADAAS BEY AHAAN JIRTO DUNIDA KAGA CAANTAY WAA CODADKA FANANIINTA CABDIQABOOJIYE SAHRA MOOGE CABDI CUMAR IGRAAN CARAALE

Wafigii uu hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay mudo todobaad ah safar ugu maqnaayeen dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti

(msl)Wafigii uu hogaaminaayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay mudo todobaad ah safar ugu maqnaayeen dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti . Waftigan uu hogaaminaayo Wasiir Cali Maxamed Waran Cade ayaa Markii ay garoonka diyaaraadaha ee Magaalada Hargeysa ka soo dagay, waxaa […]

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleebaan Axmed Ciise (Xagla-Toosiye) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in uu Dr.Macaw siiyey warqad ogolaanshiyo ah oo uu dalka kaga bilaabi karo baadhitaan caafimaad

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleebaan Axmed Ciise (Xagla-Toosiye) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in uu Dr.Macaw siiyey warqad ogolaanshiyo ah oo uu dalka kaga bilaabi karo baadhitaan caafimaad,waxaana uu sheegay in warqada uu Dr.Macaw uu u qoray ay ahayd mid ku saabsan in loo fududeeyo imaanshihiisa dalka. Dr.Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-Toosiye) oo […]

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanleb Sare Maxamed Cali Yuusuf(Ina Cambaro),ayaa muwaadiniinta reer Somaliland ku dhiri galiay ina si wanaagsan uga qayb qaataan qaadashada kaadhka dhalashada Somaliland oo dalka oo dhan laga bilaabi doono

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanleb Sare Maxamed Cali Yuusuf(Ina Cambaro),ayaa muwaadiniinta reer Somaliland ku dhiri galiay ina si wanaagsan uga qayb qaataan qaadashada kaadhka dhalashada Somaliland oo dalka oo dhan laga bilaabi doono . Waxaa kaloo uu Taliyaha laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf ka hadlay dadka Soo galootiga ah ee dalka soo gala iyo […]

Hay’adda miino-saarka qaranka ayaa maanta warbaahinta dalka qaarkeed uga warbixisay barnaamijyo wacyigelineed oo ay dhowaan ka fulisay meelo ka mid ah dalka iyo qorshayaasheeda soo beegan.

Hay’adda miino-saarka qaranka ayaa maanta warbaahinta dalka qaarkeed uga warbixisay barnaamijyo wacyigelineed oo ay dhowaan ka fulisay meelo ka mid ah dalka iyo qorshayaasheeda soo beegan.

Hay’adda miino-saarka qaranka ayaa maanta warbaahinta dalka qaarkeed uga warbixisay barnaamijyo wacyigelineed oo ay dhowaan ka fulisay meelo ka mid ah dalka iyo qorshayaasheeda soo beegan. Agaasimaha waaxda maamulka iyo lacagta ee hay’adaasi Md C/qaadir Muuse Cigge ayaa warbixin uu xafiiskiisa ku siiyey warfidiyeenada waxa uu sheegay in hay’adda miino saarka Qaranka oo la aasaasay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 28123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com