Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » muxaadaro

Habka Barbaarinta Caruurta ee islaamku ina faray ll Khudbada Jimcaha ll Sheekh Dirir

Habka Barbaarinta Caruurta ee islaamku ina faray ll Khudbada Jimcaha ll Sheekh Dirir

“ Dagaal Ku Degi Degi Mayno Balse Mararka Qaar Waad Ku Qasban Tahay ..” Mareykanka Oo Shaaciyey Inuu Sucuudiga U Hiilin Doono

“ Dagaal Ku Degi Degi Mayno Balse Mararka Qaar Waad Ku Qasban Tahay ..” Mareykanka Oo Shaaciyey Inuu Sucuudiga U Hiilin Doono

Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa inay jawaab ka bixiso weerarka “aan caadiga ahayn” ee lagu qaaday xarumaha shidaalka Sacuudiga, ayada oo madaxweyne Trump uu sheegay in ay u badan tahay in Iran ay mas’uul ka tahay. Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu caawiyo Sacuudiga oo xulufo muhiim la ah, kadib weerarkii loo […]

Garyaqaano iyo SOLJA oo Cambaareeyay Xukunka Maxkmadda ee COLDOON

Garyaqaano iyo SOLJA oo Cambaareeyay Xukunka Maxkmadda ee COLDOON

Sheekh Caalim Ah Oo Todobaad Hargeysa Ugu Xidhan Dhaqan Xumo Iyo Fawaaxish Lagu Sameeyo Masuul Xukumadda Silanyo Ka Tiran Hotelkiisa Oo Uu Sheegay.

Sheekh Caalim Ah Oo Todobaad Hargeysa Ugu Xidhan Dhaqan Xumo Iyo Fawaaxish Lagu Sameeyo Masuul Xukumadda Silanyo Ka Tiran Hotelkiisa Oo Uu Sheegay.

Sheekk Aadan Cabdiraxman Warsame oo ka mid ah culimada wawayn ee somaliland ayaa todobaad ugu xidhan xarunta CID-da masuuliyiin xilal ka haya xukuumadda silanyo, kadib markii uu shaaciyey dhaqan xumada iyo fawaaxishka lidiga ku ah diin teena iyo dhaqan keena suuban oo lagu sameeyo Hoteelka Guddomiyaha Hay`adda Abaabul ka saarka qaranka Jamaal Caydiid,oo ku yaalla […]

Xukumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa amaro hor leh ku soo rogtay Saxaafadda Madaxa banaan ee Somaliland ka hawl gasha.Amaradan waxaa ka mid ah Kaadh Wasaaradda Warfaafintu bixin doonto,

Cashuur Warbaahinta laga qaadayo iyo in lagu dhaqayo Xeerkii Saxaafadda. Wasiirka Warfaafinta Cabdillaahi Daahir Cukuse,ayaa Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Xarunta Wasaaraddiisa ku soo bandhigay qodobada Xukumaddu kula macaamilayso Hay’addaha warbaahinta iyo wariyeyaasha. “Xeerar Saxaafadda khuseeya maanta hal xeer baynu haynaa oo waa Xeer lambar 27.waa Xeerka Ururada Saxaafaddu inbadan ku qaylinayeen xeerkaas hanaloo […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto madaxweyne ku hirgaliyay Aas-aasidda Waaxda Ilaaladda Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka ee Ciidanka Booliiska.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto madaxweyne ku hirgaliyay Aas-aasidda Waaxda Ilaaladda Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka ee Ciidanka Booliiska. Sidaasna waxa madaxweynuhu ku faahfaahiyay digreeto uu galabta soo saaray, sida lagu sheegay war-saxaaafeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:-   “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed […]

WAX KA BARO BISHA RAMADAAN W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANIQORMADII 17-AAD

QORMADII 17-AAD 17. SOONKU WAA TARBIYADA NAFTA. Waa qormooyinkeeni taxanaha ahaa ee WAX KA BARO BISHA RAMADAAN iyo qormadeeni  todoba iyo tobnaad oo aynu kaga hadli doono soonka iyo sida uu u tarbiyadeeyo nafta qofka muslimka ah bisha Ramadaan gudaheed. Soonku waa bil la tarbiyadeeyo nafta, waa bil lagu barbaariyo, daacadka Alle, ku xidhnaanta masjidka, […]

Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay ayaa ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican Horyaalka Ingiriiska.

Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay ayaa ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican Horyaalka Ingiriiska.

(Maantasomalilnad)Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay ayaa ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican Horyaalka Ingiriiska. Suarez ayaa loo boqray xidigii ugu fiican xilli ciyaareedka 2013/2014 ee hada sii dhamaanaya, waxaana ay kooxdiisa ay wali hogaanka u heystaa Horyaalka Ingiriiska. Ciyaaryahan Suarez ayaa u dhaliyay xilli ciyaareedkan kooxdiisa Liverpool 30-gool, waana uu […]

Wasiirka Warfaafinta oo Loo Qaaday Jabuuti, kana hadlay Xaaladiisa Caafimaad maanta

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inay xaaladiisa Caafimaad aad u wanaagsan tahay, isagoo tilmaamay in shilka ku dhacay uu u arko mid ku yimi isagaoo hawlo qaran gudanaya. Wasiirka oo dhaawac ka soo gaadhay shilkii khamiistii ay isaga iyo wasiirka caafimaadku ku dhaawacmeen, waxa uu sidaas […]

Wasaaradda Khaarajiga Somaliland ayaa ka hadashay war-bixin ergayga qarramada midoobay u qaabilsan Somaliland/Soomaaliya Mr Nicolas Kay

 Wasaaradda Khaarajiga Somaliland ayaa ka hadashay war-bixin ergayga qarramada midoobay u qaabilsan Somaliland/Soomaaliya Mr Nicolas Kay, ka jeediyay xarunta qarramada Midoobay, taasi oo uu ku sheegay in xukuumadda tallada Somaliland haysaa ay xidh-xidhay xubno ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee dalka. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, mudane […]

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan?

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan? Saacadee ayaana ugu haboon inaad tukado salaatu Laylka? Xidhashadu se waa maxay inaad tidhaahdo? Jawaab Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir Bismilaah Alxamdulilaah: “ Horta Salaatu Layl dhawr arimood oo magacyadooda sharci aad ku maqasheen baa isku mid uun ha; sida Salaatulayl, Qiyaamu […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com