Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO FADLIGA SOONKA SHEEKH MUSTAFE X. ISMAACIIL XAFIDULLAH

Dhamaan shucuubta Islaamka waxaa caawa u bilaaban tay bisha Ramadaan iyadoo dhamaan caalamka Islaamka laga soomayo.

hadaba bahda Gudgudenews.com waxay bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamka ku hambalyaynayaan dhalashada Bisha Ramadaan.

waxaanan halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro faaiido badan oo ka hadlaysa fadliga Bisha Ramadaan.

waxaana inoo soo jeedinaya Allaah ajar iyo xasanaad badan ha ka siiyee Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ee ka faaiidaysi wanaagsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com