Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 60)

Wiigan waxa magaalada hargaysa kataagan biyo la aan iyo haraad saameeyay xaafadaha hargaysa oo idil miin bari ilaa galbeed koonfur ilaa waqooyiga magaalada

Wiigan   waxa  magaalada hargaysa  kataagan  biyo  la aan  iyo haraad  saameeyay  xaafadaha  hargaysa  oo idil  miin bari ilaa galbeed  koonfur  ilaa waqooyiga  magaalada

Wiigan waxa magaalada hargaysa kataagan biyo la aan iyo haraad saameeyay xaafadaha hargaysa oo idil miin bari ilaa galbeed koonfur ilaa waqooyiga magaalada oo awal la lahaa way biyo fiicanyihiin oo waxay helaan biyo kufilan ayaa maalmahanba haraad iyo biyo la aan adigi soo food saartay iyadoo masuu liyiintii loo igmaday inay magaalada biyaheeda kashaqeeyaana […]

ku soodhawoow hammi sweets and snack Bar

ku soodhawoow hammi sweets and snack Bar

ku soodhawoow hammi sweets and snack Bar

Siilaanyo and his group is not only threat to Somaliland Peace but a threat to Somaliland existence.

Siilaanyo and his group is not only threat to Somaliland Peace but a threat to Somaliland existence.

Samuel Doe took power 1980,he began a policy rewarding his own people permitting and encouraging egregious abuses,treason,war crimes and crimes against humanity. These cruel polices sowed the seeds of hatred and set the stage of civil war that resulted that the people of liberia took arms and vowed to crash and remove him from office.After […]

Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan Ma Hoosaasinta Ina Biixibaa Hirasho Moodeen

Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan Ma Hoosaasinta Ina Biixibaa Hirasho Moodeen

Qalinkii Cali Cismaan Libaax ( Mujaahid Cali Xaraaro) Nin Habraday Hal Howraartiisa Waa Lagu Habaabaaye Hanti Ururso Mooyee Ninkaa Hawli Uba Baaqan Ma Hoosaasinta Ina Biixibaa Hirasho Moodeen Muuse Biixi Cabdi Faras wuxuu ka mid yahay kuwa loo adeegsedey majara habaabinta qaranimada JSL kacaan beeleedka Axmed Siilaanyo ee dalka qabsaday siday, Muuse Biixi u isticmaaleen […]

Inanka Saleebaan Xuquuq, ee ku been abuurta xuquuqal insaanka . ma Siciid Cilmi Roobleh ayuu lacagta ku soo qaataa. Bidde aan xishoonayn wax walba waa laga maqlaa.

Inanka Saleebaan Xuquuq, ee ku been abuurta xuquuqal insaanka . ma Siciid Cilmi Roobleh ayuu lacagta   ku soo qaataa. Bidde aan xishoonayn wax walba waa laga maqlaa.

Saleebaan xuquuq waxuu isdhex dhigaayay, hadal ee aad moodaysay, inuu kolba dadka hortaagan uu kala gabbanayay. Hadduu yidhi doorasho ma dhacayso. Miyaanu ogayn in madaxweynaha uu ammaanayaa shan sano iska fadhiyay xafiiska sidii islaan qumman ah oo bakhaar haysata. Inuu xisaab la’aan iyo waajibkii saarnaa shan sano ku fulin kari waayay. Waxaa duuban erayada uu […]

Wasiirka Waxbarashada Somalilland Prof: Faarax Geedoole Waxa Uu Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Marxuum Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele Oo Shalay Lagu Aasay Magaalada Boorama

Wasiirka Waxbarashada Somalilland Prof: Faarax Geedoole Waxa Uu Dhanbaal Tacsi Ah U Dirayaa Marxuum Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele Oo Shalay Lagu Aasay Magaalada Boorama

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Prof:Faarax Cilmi Muxumad (Geedoole) iyo bahweynta Wasaaradaas waxa ay dhanbaal Tacsi ah u dirayaan Marxuum Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele oo shalay lagu aasay Magaalada Boorama. Wasiirka iyo hawlwadeenadiisu waxa ay alle marxuumkaas uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo eheladii ,qaraabadii iyo qarankii uu ka baxayna Samir Iyo iimaan Alle Ka […]

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Cusub Ee Galmudug Oo Todobaadkan Dhacaysa Iyo Liiska Xildhibaanada Oo La Shaaciyay

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Cusub Ee Galmudug Oo Todobaadkan Dhacaysa Iyo Liiska Xildhibaanada Oo La Shaaciyay

Doorashada Madaxweynaha maamulka cusub ee Galmudug oo lagu wado in toddobaadka soo socdo ay ka dhacdo magaalada Cadaado lana doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug, ayaa haatan la soo dhamaystiray xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas. GALMUDUG2-170×114 Golaha Baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 89 xubnood ayaa haatan waxaa la shaaciyay 88 xubnood oo ah mudanayaasha […]

FAALLO: DOODDII SADDEXDA GUDDOOMIYE XISBI QARAN MAXAA LAGA DHANDHAN SAN KARAA?

FAALLO: DOODDII SADDEXDA GUDDOOMIYE XISBI QARAN MAXAA LAGA DHANDHAN SAN KARAA?

telvitionka istaar waxa uu dood u qabtay saddexda guddoomiye ee xisbiyada qaranka soomaalilaan hilaaddu markay ahayd June 24, 2015, guddoomiyaha Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo ahna oo ah guddoomiyaha Waddani iyo guddoomiyaha gollaha wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Dooddu waxa ugu weyn ee ay daarnayd ayaa ahayd muddo […]

Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 11aad

Soon aan salaad lahayn ma la aqbali karaa?   Haddaba halkan waxa aynu wax yar ka tilmaami doonna Shuruudaha iyo Arkaanta Salaadda ee aynu soo tilmaanay . Shuruda Salaadda waxa ka mid ah: Muslim (gaalka salaadda waxa uga horaysa inu Illahay SWT rumeeyo)  Dahaara-qab (haweenayduna ka dahaara qabto dhiga cadada, dhabar furanka iyo dhiiga dhalmada […]

Mujaahid Ismaaciil Maxamud Hurre Buuba, wuxuu ka mid ahaa halgamyaashii ururkii xaq u dirirka Soomaaliyeed, SNM. Waxaanu kaalin wax ku ool ah kaga jiray halgankii dib xoraynta Somaliland. by hussein harbi

Mujaahid Ismaaciil Maxamud Hurre Buuba, wuxuu ka mid ahaa halgamyaashii ururkii xaq u dirirka Soomaaliyeed, SNM. Waxaanu kaalin wax ku ool ah kaga jiray halgankii dib xoraynta Somaliland. Mujaahid buuba wuxuu sidoo kale ka mid ahaa aasasayaashii Jamhuriyada Somaliland inkastoo uu mabda’a ahaan aaminsana in Mushkilada Somalia lagu xalliyo is afgarad iyo midnimo. Wuxuu noqday […]

Majaajilaysteyaasha Sooraan iyo kabtan Jawaan, ayaa markii u horaysay sheegay inay raali galin ka bixinayaan Riwaayad ay si cad ugu aflagaadeeyeen saxaafadda madaxabanaan islamarkaana kaga sheegeen waxyaabo aan ka suuroobin Saxaafadda.

Majaajilaysteyaasha Sooraan iyo kabtan Jawaan, ayaa markii u horaysay sheegay inay raali galin ka bixinayaan Riwaayad ay si cad ugu aflagaadeeyeen saxaafadda madaxabanaan islamarkaana kaga sheegeen waxyaabo aan ka suuroobin Saxaafadda. Riwaayad ay dhawaan ku soo bandhigeen madal ay fadhiyeen Madaxweynaha Somaliland iyo haldoorka Xukumadda oo xadhiga lagaga jarayay qalabka sifaynaya shidaalka ee haamaha Berbera […]

Baaqa Shirwaynaha Ciise Muuse ee Dalka UK

Baaqa Shirwaynaha Ciise Muuse ee Dalka UK

Gudida Qabanqaabada Shirwaynaha Beelwaynta Ciise muuse ee Wadanka UK, waxa ay kuugu wargalinayaan in aad ka soo qayb gashaan dhalinyaro iyo waayeelba shirwayne aan caadi ahayn oo lagu qaban doono London, Hayse . maalinta Axada 07 bisha June 2015. Sacada waa 03:00pm- 11:-00pm. Shikaygii hore waxaa uu baaqaday sabtadii hore geeridii kutimid Allah Ha u […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com