Home » Posts tagged with » roob

Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May

Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May

Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May Boorame 88.5 Dilla 78.0 Gabiley 93.5 Hargeysa 163.0 Aburin 121.0 Qulujeed 103.5 Berbera 6.0 Burco 19.0 Oodweyne 121.0 Caynabo 143.0 Ceerigaabo 82.0 Ceel-afweyn 142.0 Xudun 72.0 Malawle 66.0 Cadaadlay 32.8 Dubato 88.0 Bali-gubadle 91.5 Wajaale 107.5 Xafiiska Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha

Roob Lagu Diirsaday Oo Maansheeyay Deegaano Ka Tirsan Sanaag

Ceerigaabo (maantaSomaliland.com)- Waxa maalmihii u danbeeyey guud ahaanba degmooyinka iyo tuulayowga gobolka Sanaag ka da’ay roobabkii raxmaadka gu’ga oo dadka iyo duunyo ay si weyn ugu diirsadeen. Gobolka Sanaag ayaa kamid ahaa gobolada inta badan ay sida weyn u aafaysay abaartii dalka ka dhacday. wararka naga soo gaadhaya degmooyinka Garadag, Ceel-afweyn, Dararweyne iyo Fiqifuliye, ayaa […]

Xukuumadda oo shaaciyey tirada Dadka ku dhintay iyo khasaaraha ka dhashay Roob weyn oo Hargeysa ka da’ay

Xukuumadda oo shaaciyey tirada Dadka ku dhintay iyo khasaaraha ka dhashay Roob weyn oo Hargeysa ka da’ay

(maantasomaliland)Maayarka Caasimadda Hargaysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay inay Roobabkii xalay ka da’ay magaalada Hargaysa ay ku dhinteen laba carruur ah oo uu Gidaar ku dumay, isla markaana ay qaar kalena ku dhaawacmeen Roobabkaas watay Dabaylo xooggan, muddo saacado badan ahna si is-daba-joog u da’ayey. Maayarka Caasimadda Hargaysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com