Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 13)

Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa burisay wareegto uu Madaxweynaha dalkaasi Sh. Shariif Sh. Axmed laba maalmood ka hor ku shaaciyay

Muqdisho (MAANTASomaliland.COM)- Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa burisay wareegto uu Madaxweynaha dalkaasi Sh. Shariif Sh. Axmed laba maalmood ka hor ku shaaciyay inuu aqoonsaday maamul ku sheega khaatumo-seeg ee Cali Khaliif Galaydh. Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa burisay wareegto uu Madaxweynaha dalkaasi Sh. Shariif Sh. Axmed laba maalmood ka hor ku […]

Masuuliyiinta Shirkadda Telesom ayaa shalay xaruntooda ku qaabilay wefti ka socda Shirkadda Google

Masuuliyiinta Shirkadda Telesom ayaa shalay xaruntooda ku qaabilay wefti ka socda Shirkadda Google ee caanka ku ah baadigoobaha iyo adeegyada kale ee Isgaadhsiinta. Weftiga Google oo uu horkacayay Mr. Divon Lan, oo ka tirsan qaybta adeegyada Suuqyada soo koraya ee Google, waa markii ugu horreysay ee ay Somaliland yimaadaan iyaga oo qorsheynaya in ay qayb […]

Munaasibad lagu Xusiyey Maalinta haweenka adduunka oo maanta ka dhacday hargaysa

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ilhaan Maxamed Jaamac, ayaa maanta ka qaybgashay munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay hoolka hay’adda shaqaalaha dawladda ee caasimadda Hargeysa, isla markaasina lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee haweenka adduunka oo sannadka la qabto siddeeda March. Waxa munaasibadda hadalka jeedisay wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshadda Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac […]

Urur-siyaasadeedka SSCD oo ka mid ah ururrada isdiwaangeliyey, ayaa shalay xaruunta xafiiskiisa ka furtay magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada Ibraahim Kood-buur. Furitaanka xafiiskan, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta ururka iyo boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa.

  Hargeysa (maantasomaliland.com) Urur-siyaasadeedka SSCD oo ka mid ah ururrada isdiwaangeliyey, ayaa shalay xaruunta xafiiskiisa ka furtay magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada Ibraahim Kood-buur. Furitaanka xafiiskan, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta ururka iyo boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa. Guddoomiyaha ururka SSCD Mr. Keyse Cabdi Yuusuf oo xadhigga ka jaray xafiiskan looga talin doono ururka, ayaa faahfaahin […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa ku hawlan sidii uu u buuxin lahaa Jagooyin ka banaan Xukuumadiisa isla markaana uu qaar ka mid ah xubnaha xukuumadiisa u bedeli lahaa, qaarkood-na uu iskugu badali lahaa. Waxa xarunta Madaxtooyadda laga dareemayay xalay dhaqdhaqaaq xoogan oo ay wadeen qaar ka mid ah Wasiiradda Xukuumadda ku jira, Beelo iyo Salaadiin kuwaasoo ujeedooyin kala duwan u socday,

 Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa ku hawlan sidii uu u buuxin lahaa Jagooyin ka banaan Xukuumadiisa isla markaana uu qaar ka mid ah xubnaha xukuumadiisa u bedeli lahaa, qaarkood-na uu iskugu badali lahaa. Waxa xarunta Madaxtooyadda laga dareemayay xalay dhaqdhaqaaq xoogan oo ay wadeen qaar ka mid ah Wasiiradda Xukuumadda ku jira, Beelo […]

M adaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta furay mashruuc balaadhan oo la xidhiidha biyo balaadhinta magaalooyinka Hargeysa, Wajaalle, Burco iyo Ceerigaabo oo ay maal-gelinayso midowga yurub kaasi oo ay ku baxayso 28 Malyan oo Dollar.

Hargeysa (maantSomaliland.com)- M adaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta furay mashruuc balaadhan oo la xidhiidha biyo balaadhinta magaalooyinka Hargeysa, Wajaalle, Burco iyo Ceerigaabo oo ay maal-gelinayso midowga yurub kaasi oo ay ku baxayso 28 Malyan oo Dollar. Waxa xaflad balaadhan oo Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa loo sameeyay furitaanka mashruucan, […]

-Wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Somaliland ayaa maanta shahaado sharaf gudoon siisay Mustafe Maxamed Nuur (Dheereeye) oo ka mid ah Sawir qaadayaasha Telefishanka qaranka Somaliland oo ka mid ahaa weftiga reer Somaliland ah oo qayb ka mid ah ciidamo maamulka Puntland ahi ku afduubeen duleedka degmada Taleex ee gobolka Sool sannadkii hore.

  Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Somaliland ayaa maanta shahaado sharaf gudoon siisay Mustafe Maxamed Nuur (Dheereeye) oo ka mid ah Sawir qaadayaasha Telefishanka qaranka Somaliland oo ka mid ahaa weftiga reer Somaliland ah oo qayb ka mid ah ciidamo maamulka Puntland ahi ku afduubeen duleedka degmada Taleex ee gobolka Sool sannadkii hore. Wariye Mustafe […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay socdaalkii ay ku tageen dalka Britain.+sawiradii madaarka

(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay socdaalkii ay ku tageen dalka Britain. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud waxa madaarka Hargeysa si weyn ugu soo dhaweeyay masuuliyiin uu Hoggaaminayay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Rxmaan Cabdilaahi […]

Ururka Somaliland Societies in Europe (SSE) oo kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub wuxuu bayaan ama fariin taageero ah u dirayaa shacabwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan, madaxda qaranka ee uu hormoodka ka yahay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilanyo”, Golayaasha Qaranka, Xisbiyada iyo ururada siyaasadda. Waxaan ku taageeraynaa guushii siyaasadeed ee Somaliland uga soo hoyatay madashii shirka Soomaaliya loogu qabtay London bisha Febraayo 23keedii 2012.

Ururka Somaliland Societies in Europe (SSE) oo kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub wuxuu bayaan ama fariin taageero ah u dirayaa shacabwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan, madaxda qaranka ee uu hormoodka ka yahay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilanyo”, Golayaasha Qaranka, Xisbiyada iyo ururada siyaasadda. Waxaan ku taageeraynaa guushii siyaasadeed ee Somaliland […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii qaran ee uu Hoggaaminayay ayaa maanta ka dhoofay madaark a Heathrow ee magaaladda London, ka dib markii ay dhamaysteen socdaalkoodii shaqo ee ay 23-kii bishii la soo dhaafay kaga qeyb galeen shirweynihii caalamiga ahaa ee dawladda Britain u qabatay xal u helida qalalaasaha Soomaaliya iyo dhacdooyinka Saamaynta ku leh manqaqadda.

London (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii qaran ee uu Hoggaaminayay ayaa maanta ka dhoofay madaark a Heathrow ee magaaladda London, ka dib markii ay dhamaysteen socdaalkoodii shaqo ee ay 23-kii bishii la soo dhaafay kaga qeyb galeen shirweynihii caalamiga ahaa ee dawladda Britain u qabatay xal u helida qalalaasaha Soomaaliya […]

Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa markii u horeysay daboolka ka qaaday in xukuumadu ay qandaraas ku bixin doonto maamulka haamaha shiidaalka Berbera.

  Hargeysa (mantaSomaliland.com)- Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa markii u horeysay daboolka ka qaaday in xukuumadu ay qandaraas ku bixin doonto maamulka haamaha shiidaalka Berbera. Wasiirku wuxuu sheegay in maamulka haamaha qandaraas furan lagu bixin doono laga bisha March ee fooda inagu soo haysa isla markaana ay soo dalban karaan […]

-Waxa maanta is heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Sheekh Shariif Makididi oo ah wiil mucjiso ah oo u dhashay dalka Tanzania, isla markaana ah xaafudul quraan mujicso ku noqday dunidda islaamka ka dib markii uu hadlay isagoo sagaal bilood jir ah, markii isaga oo yar uu hadlay. waxa uu meelo badan oo dunida ka mid ah ka soo jeediyay muxaadirooyin diin ah.+photo

  Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Waxa maanta is heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Sheekh Shariif Makididi oo ah wiil mucjiso ah oo u dhashay dalka Tanzania, isla markaana ah xaafudul quraan mujicso ku noqday dunidda islaamka ka dib markii uu hadlay isagoo sagaal bilood jir ah, markii isaga […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com