Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 849)

tartankii ciyaaraha soomaaliland oo fashilaadi ku timd in uu ka dhaco hargaysa stadum

Bil ka hor shalay oo kale ayaa Wasiirka Ciyaaraha Xukumada Siilanyo Cali Saciid Raygal ilcaamiyey inay tartankii ciyaarihii Gobolada Somaliland dib u dhigeen kaas oo qorshuhu ahaa in la qabto 15 Decembar 2012ka,Wuxuuna wasiirku intaas ku daray in loo raray 15ka janaayo 2013ka oo maanta laba Cisho inaga xigaan. Hase yeeshee Nin baa laga hayay […]

Ciidamada faransiiska oo xalay weerar ay al shabab ku qaden ku fashilmay.

Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imanaya buulo mareer oo ka tirsan gobolka shabeelada hoose,ayaa waxay sheegayan   in ay ciidamada kamaan dawska ee faransiisku ay ku fashilmeen weerar gaadmo ah oo ay xalay saqdii dhexe ku mireen weerar kan ayaa lasheegayaa in uu bartil maa meedkood u ahaa guri sida lasheegay lagu hayey nin katirsan ciidamada […]

Ciidamada faransiiska oo xalay weerar ay al shabab ku qaden ku fashilmay.

Buulo mareer(msl)Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imanaya buulo mareer oo ka tirsan gobolka shabeelada hoose,ayaa waxay sheegayan   in ay ciidamada kamaan dawska ee faransiisku ay ku fashilmeen weerar gaadmo ah oo ay xalay saqdii dhexe ku mireen weerar kan ayaa lasheegayaa in uu bartil maa meedkood u ahaa guri sida lasheegay lagu hayey nin katirsan […]

Dagaal Maanta Ka Dhacay Xudun Iyo Maleeshiyada Khaatumo Oo Weerartay Ciidamada Somaliland. (msl xudun)- Dagaal xoog, ayaa goordhaweyd ka dhacay duleedka degmada Xudun ee gobolka Sool, ka dib markii maleeshiyada falaagada Khaatumo ay weerareen fadhiisimo ay ciidamad Somaliland ku leeyihiin deegaankaas. Dagaalkan oo la isu adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka , iyada oo la sheegayo in uu jiro khasaare , hase ahaate si madaxbanaan looma xaqiijin karo , waxaana go’an isgaadhsiinta. Warbaahinta falaagada ayaa sheegtay in dagaalka oo bilaabmay saaka subixii , oo mar kale dib u qarxay, markii maleeshiyadu ay weerartay saldhigo ciidamada ku sugan yihiin oo la sheegay in uu saamayn ku yeeshay Magaalada Xudun “Dagaalka wuu socdaa hadda, waxaa laba dhacaya hubka waawayn ee lays dhaafsanayo , daryanka waxaa laga maqlayaa meelo aad udurugsan” ayuu yidhi qof goob jooge ah oo codsaday in aan magaciisa la sheegin. Ciidamada Somaliland ayaa la sheegay in ay weli ku sugan yihiin fadhiismooyinkoodii , halka falaagadu dib loogu celiyo dhulkii ay ka soo duuleen ah deegaan ku dhaw Tuulada Dandan iyo dhanka degmada Taleex. By dhadhere

(msl xudun)- Dagaal xoog, ayaa goordhaweyd ka dhacay duleedka degmada Xudun ee gobolka Sool, ka dib markii maleeshiyada falaagada Khaatumo ay weerareen fadhiisimo ay ciidamad Somaliland ku leeyihiin deegaankaas. Dagaalkan oo la isu adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka , iyada oo la sheegayo in uu jiro khasaare , hase ahaate si madaxbanaan looma xaqiijin […]

MADAX DHAQAMEEDYO KA SOO JEEDA BALIGUBADLE IYO SALAX-LAY OO EEDO KULUL UJEEDIYEY WASIIRKA MAALIYADA

Hargeisa(msl)Koox oday dhaqameedyo ah oo ka soo kala jeeda baligubadle iyo salaxlay ayaa waxay eedaymo kulul ujeediyeen wasiirka wasaarada maaliyada jamhuuriyada Somaliland mudane cabdicasiis maxamed samaale,oo ay ku tilmaameen nin aan ucadaalad samaynay dalka. Kooxdan odayaasha ah oo maanta shirjaraa,id ku qabtay hotel hadhwanaag oo ku yaala magaalada hargeisa,ayaa waxa ay u soojeediyeen wasiirka in […]

suldaanka guud ee beesha arab iyo madaxwaynaha oo isla qaatay in ciyaaraha dib loo dhigo

Hargeysa(maantasomaliland)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa go’aan ku gaadhay in dib loo dhigo tartanka ciyaaraha gobalada Somaliland oo mudaysnaa inuu 15-ka bishan January ka furmo magaalada Hargeysa. Wuxuu Madaxweynuhu go’aankan la qaatay Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Faarax, oo shalay ula tagay qorshe uu ku doonayo in ciyaaraha dib loo dhigo, maadaama oo ay xaasaasiyad […]

Murashaxiin ku hadhay daoorashadii golaha deeganka oo si kulul uCambaareeyey Gudoomiyaha Komishanka Doorashaayinka.

Qaarka mida murashaxiintii ku hadhay doorashadii golayaasha deeganka oo maanta shirjaraa,id ku qabtay maanta magalada hargeisa,ayaa waxa ay si kulul u cambaareeyean hadalo ka soo yeedhay gudoomiyaha komishanka qaranka mudane ciise xamari,sida ay sheegeen. Gudoomiye xamari oo ay saaka wargaysyada ka soo baxa hargeisa bogaga hore kaga qornaa hadalo uu ku sheegayo in ay doorasho […]

XARUNTA DAWLADA HOOSE EE MAGAALADA HARGEISA OO LA CIIR-CIIRAYSA QALABKA LAGA SOO QADO DADKA KU GANACSADA DHINACYADA WADOYINKA

Hargeisa (msl.)Xarunta dawlada hoose ee magaalada hargeaaisa oo uu buux dhaafiyey qalab kale duwan oo ay ciidamada dawlada hoose ka soo ururiyaan maalin walba dadka dan yarta ah ee ku ganacsada badhtamaha magaalada ,gaar ahaan dhinacyada wadooyinka. Qalabkan oo aad u farabadan ayaa waxa uu isugu jiraa kaaryoonayaal ama gaadhigacano iyo waliba qalabkale oo kasamaysan […]

war deg deg ah oo ku saabsan kacdoon ka dhan ah hadlkii wasiirka maaliyada ee maanta oo ka dhacay magaalada bali gubadle

xiisad aad u kuluul ayaa ka dhalatay magaalada bali gubadle ee gobalka hawd caawa taasi oo ku saabsanayd hadlkii wasiirka maaliyada uu maanta yidhi qaadkii meel qaldan ayuu maray sidaa waxaa caawa noo cadeeyay siciiid yuusuf adan garow oo ah gudoomiyaha gobolka howd ee dhalinyarada iyo dhaqamed axmed abdilaahi tuge dhanka kale shacbigan oo caawa […]

Agasimaha waxbarashada gaarka ah ee wasaarada waxbarashada oo ka waramay xaalada waxbarashada gaarka ah

Agasimaha waxbarashada gaarka ah ee wasaarada waxbarashada oo ka waramay xaalada waxbarashada gaarka ah Hargeisa(msl) agaasimaha waxbarashada gaarka loo leeyahay ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare mudane muuse maxamed shide ,ayaa ka warbixiyey xaladda waxbarashada gaarka ah ee Somaliland , Agaasime shide oo maanta waraysi khaasa siiyey wargeyska madaxa banan ee hubaal ,waxa uu ka […]

maxaxwaynaha somaliland oo booqday askartii shalay dhawacantay

msl/Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu saaka dhakharka weyn ee caasimada Hargeysa ku booqday dhaawacii shalay ku dhawacmay shilkii baabuur ee ka dhacay wada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera kaas oo ay ku dhinteen 5 ruux halka dhawacii ka dhashay shilkaasna lagu dawaynayo dhakhtarka weyn. Madaxweynuhu waxa uu saaka qof qof […]

ogaysiis dhamaan akhristayaasha shabakada caalamiga ah ee maanta soomaliland.com

dad waynaha ku kala nool daafaha dunida iyo dalka gudihiisa waxaa lala socodsiinayaa in maanta laga bilaabo aad shabakada ka daalacan kartaan akhbaartii ugu danbaysay ee dalka anagooidinka raali galinayna mudadii yarayd ee aanu cilada farsamo hawada uga maqnayn alaa mahd leh maantasomaliland.com hargaysa office.

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 849 of 849« First‹ Previous847848849
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com