Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

KOMISHANKA DOORASHOOYINKA JSL OO KULAN LA QAATAY SEDEXDA XISBI QARAN IYO ARIMAHA AY KALA HADLEEN

Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE , WADDANI iyo UCID .

Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in bilowga bishan Ramadaan oo ku began 22 bisha March ay dalka  bilaabi doonan qeybinta kaadhadhkii cod bixiyayaasha ee dhawaan diwaangalintoodu dalka ka dhacdey .

Kominshanka ayaa hore u sheegay inay doorashadii madaxtooyada ku qaban karaan muddo 9 bilood ah oo ka bilaabmaysay  bishii October ee sanadkii hore 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com