Home » Entries posted by Xuseen Xarbi

KU SOO DHAWOOW DHOOLAYARE HOTEL HARGAYSA SOMALILAND ISGOYSKA TOGDHEER

KU SOO DHAWOOW DHOOLAYARE HOTEL HARGAYSA SOMALILAND ISGOYSKA TOGDHEER

Xukumada Somaliland ……

Xukumada Somaliland …… Xukuumada Somaliland Oo Maanta Si Rasmi U Aastay Baraagihii Dagaalka Ba’an Sababay Ee Kalshaale, Siina Daysay 40 Maxbuus. Kalshaale (maantasomaliland) Feb. 28 2011 – Xukuumada Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaq in ay aastay dhammaanba baraagihii laga qoday deegaanka Kalshaale ee sababay dagaalkii dhiiga badan ku daadtay. Munaasabad loo sameeyay […]

Biriishkii Cusubaa oo soo gaba gaboobay

Biriishka cusub ee magaalada hargaysa ayaa dhismihiisii soo gaba gaboobay kadib markii uu mudo lix sano ku dhaw uu dunsanaa warya yaal ka tirsan dhabakada wararka ee maantasomaliland.com oo saaka booqday ayaa lakulmay iydoo dadku ay dul marayaan. biriishkan ayaa ah waxqabadyada muuqda ee xukuumada Siilaanyo mudadii uu xilka hayay, iyadoo dhawaan loo samayn doono […]

Taliyaha ciidanka Badda Somaliland oo sheegay inay xoojinayaan awooddooda milatariy ee dhinaca Badda: admiral axmed aw cismaan cabdi

“Waxaanu Dhakhso u Balaadhinaynaa Quwada Ciidanka Badda ee Somaliland iyo aagaga kala duwan ee ay ka hawl gelayaan ” Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi hargiesa (maantasomaliland.com) Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan oo socdaal shaqo ku tagay Dalkan Ingiriiska ayaa sheegay in ay dhisi doonaan ciidan badeed oo quwad leh oo qalabkoodu […]

Falalka Guryaha Lagu Gubayo oo lasheegay inay lugta kula jirtaan shirqoolo siyaasadeed

Waxaa looga baahanyahay dadweynaha caasimadu inay gacan siiyaan Haayadaha Amniga. hargeisa(maantasomaliland.com), Waxaa beryahan ka socday xaafado ka mida magaalada caasimada ee Hargeysa gaar ahaana Xaafada New-Hargeysa ee deg/G/Libaax, in guryo farabadan la gubaayo,Falalkan oo aan noocooda hore loo arag ayaa illaa hadda waxa la gubay ilaa dhawr iyo soddon guri oo lagu kala gubay guryo […]

Laba guri oo saaka 10am subaxnimo ku shufbeelay ee magaalada hargeysa xaafada calaamadaha

    Laba guri oo midi dukaan ahaa ayaa ku shufbeelay saaka 10kii  xaafada calaamadaha ka dib markii uu  dab kakacay aan lagaraneyn  ilaa hada, Goobtan oo aanu booqanay  ayaa waxaan kula kulanay gabadhii guryahan lahayd oo magaceedu yahay kaltuun haybe  iyadoo noo suurto galiweydey inay wax war ah naga siiso sida dabku guriga u […]

Wasiirka khaarajiga oo baabiyay go’aankii labada gole

Wasiirka Khaarajiga oo Waxba kama Jiraan ka Dhigay Go’aankii Labada Gole ku Mabnuuceen ka Qayb Galka Shirarka Soomaali-weyn Hargeysa(maantasomaliland)-Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland Md. Cabdilaahi Cumar, ayaa markii ugu horeysay Golaha Wakiilada ka hortooda ka sheegay in aan waxba ka jirin go’aankii Labada Aqal ee Baarlamanka Somaliland [Guutida iyo Wakiilada] ka soo saareen qof kastoo ka […]

Ugaas Cusub oo ay Yeelanayso Beesha Sacad Muuse oo lagu Caleemo saaray Deegaanka Lughaya ee Gobolka Salal.

Ugaas Cusub oo ay Yeelanayso Beesha Sacad Muuse oo lagu Caleemo saaray Deegaanka Lughaya ee Gobolka Salal. Ugaas Ibraahim Axmed Kaahin (Jilba-dhige) oo noqon doona Ugaas ka mid ah Madax dhaqameedka. (lughaya) (maantasomaliland.com ) Ugaas Ibraahim Axmed Kaahin ( Jilba dhige) ayaa lagu caleemo saaray Degmada Cabdi Geedi oo ka tirsan Deegaanka lughaya ee Gobolka […]

Hargeysa, January, 17, 2011-(maantasomaliland.com)Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa, ayaa soo bandhigay odoroska miisaaniyad-sanadeedka 2011 oo uu sheegay inuu dhawaan u gudbin doono Golaha wakiillada

Hargeysa, January, 17, 2011-(maantasomaliland.com)Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa, ayaa soo bandhigay odoroska miisaaniyad-sanadeedka 2011 oo uu sheegay inuu dhawaan u gudbin doono Golaha wakiillada Somaliland iyo waxyaabaha ka fulay ballaanqaakii xisbiga KULMIYE ee kordhinta mushaharooyinka shaqaalaha dawladda iyo ciidammada. Wasiir Xaashi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Wasaaradda Maaliyadda, ayaa ugo horayn […]

Laba Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Kulul U Weeraray Qaar kamid ah Wargeysyada Madaxa Banaan Hargeysa

Laba Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Kulul U Weeraray Qaar kamid ah Wargeysyada Madaxa Banaan Hargeysa

 Laba Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Kulul U Weeraray Qaar kamid ah Wargeysyada Madaxa Banaan Hargeysa (Maanta-Somaliland)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cuskuse) iyo Maareeye Ku Xigeenka Madbacada qaranka Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa maanta si kulul u weeraray laba Wargeys oo ka mid ah Wargeysyada madaxa banaan ee ka soo baxa […]

Badhasaab Ku Xigeenka iyo Gudida Ciyaaraha Gobolka Gabiley oo Kulan La Yeeshay Xubno Ka Mid Ah Wasaarada Ciyaaha Somaliland

Gabiley (Maanta-Somaliland):- Badhasaab ku xigeenka gobolka Gabiley oo ay wehelinayaan gudida ciyaaraha gobolka Gabiley ayaa shalay kulan is xogwaraysi iyo sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ciyaaraha la yeeshay xubno ka tirsan maamulka ciyaaraha ee wasaarada ciyaaraha Somaliland oo ka dhacay hoolka xafiiska gobolka Gabiley. Kulankaasi oo ay soo qaban qaabiyeen badhasaab ku xigeenka gobolka Gabiley […]

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye [Nacnac] mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo dooray gobolka Maroodi jeex,

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye [Nacnac] mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo dooray gobolka Maroodi jeex,

Hargeysa (maanta somaaliland) Jan, 13. 2011- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye [Nacnac] mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo dooray gobolka Maroodi jeex, ayaa maanta ku eedeeyey masuuliyiin aanu carabaabin oo ka tirsan asxaabta macaaradka, gaar ahaan masuuliyiinta laga wareegay talada dalka inay dambeeyaan warar barobogaandooyin ah oo ay ciidamada dalka ugu sheegayaan in aanay xukumadu u […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 7123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com