Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 617)

Nicholas Kay Oo Mar Kale Ka Hadlay Heshiiska Xisbiyada Iyo Muddo Kordhinta Guurtida

Nicholas Kay Oo Mar Kale Ka Hadlay Heshiiska Xisbiyada Iyo Muddo Kordhinta Guurtida

Ergeyga QM ee Soomaaliya Mr. Kay oo shalay ka jawaabayey su’aalo lagu weydiinayey bartiisa Twitter ayaa sheegay in arrimaha ku saabsan doorashooyinka Somaliland lagu dhameeyo qaab dastuuri loo dhan yahay oo nidaamka dimoqraadiyada la raacay. “Arrimaha doorashooyinka waa in lagu dhameeyo qaab dastuuri loo dhan yahay oo nidaamka dimoqraadiga la raacay.” Mr. Kay oo la […]

Saleebaan Maxamuud Aadan, guddoomiyaha aqalka odayaasha Somaliland,ayaa markii u horaysay ka jawaabay eedo loo jeeiyay oo ku saabsan inuu tartan kula jiro Madaxweyne Siilaanyo iyo in wali golaha guurtidu u baahan yahay badbaado iyo in Saleebaan laga saaro golaha,

Saleebaan Maxamuud Aadan, guddoomiyaha aqalka odayaasha Somaliland,ayaa markii u horaysay ka jawaabay eedo loo jeeiyay oo ku saabsan inuu tartan kula jiro Madaxweyne Siilaanyo iyo in wali golaha guurtidu u baahan yahay badbaado iyo in Saleebaan laga saaro golaha, waxaanu sheegay inuu u hogaansamayo haddii qaranku xilka ka qaado, isagoo ku dooday inuu madaxweynaha ixtiraamayo. […]

DAAWO Wasiirro Indhahooda Ku Soo Arkay Xaaladda Xoola Dhaqatada Bananka Qoolcaday iyo Gunburaha U Hayaamay iyo Ballanqaadka Ay U Sameeyeen

DAAWO Wasiirro Indhahooda Ku Soo Arkay Xaaladda Xoola Dhaqatada Bananka Qoolcaday iyo Gunburaha U Hayaamay iyo Ballanqaadka Ay U Sameeyeen

Wasiirada Degaanka iyo xanaanada Xoolaha Somaliland, ayaa socdaal ku tagay Bananka Qoolcaday iyo Gunburaha, halkaasi oo ay ku soo arkeen dad iskaga yimid degaanno kala duwan oo abaaruhu saameeyeen.   Masuuliyiinta ayaa indhahooda ku soo arkay xoolo dhaqato iskaga soo hayaamay degaanada Waqooyiga, galbeedka iyo gubanka, kuwaasi oo haatan degan Bannaanada masuuliyiintu soo martay. Dadkaasi […]

DAAWO Xuska Maalinta Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Qabtay Jaamacada Admas.

DAAWO Xuska Maalinta Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Qabtay Jaamacada Admas.

(msl)xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Jaamacada admas university, xafladani oo ku saabsanayd maalinta waxbarashada somaliland iyo Bandhiga Buuga GEELJIRE IYO AQOONJIRE waxaana ka soo qayb galay wasiiro madaxdhaqameed waxgarad xildhibaano maamulka jaamacada Admas Bahada Qoraalka Arday iyo qaybaha bulshada. Geesta kale waxa xafladani ku lamanaa bug la […]

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Magaalada Cape Town Kaga Qayb Galaya Shirka Dhaqaalaha Adduunka

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Magaalada Cape Town Kaga Qayb Galaya Shirka Dhaqaalaha Adduunka

Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo gudo jira safarkiisa shaqo ee xidhiidhka caalamka iyo siyaasadda dibadda dalka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay gelinkii dambe gaadhay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika Wasiirka oo weftigiisa ay ku weheliso La-taliyaha Khaaaska ah ee Wasiirka Nimco Cilmi ayaa waxa si diirran […]

Maayarka Caasimada somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa ka waramay Siday dawlada hoose ugu diyaar garawday xili robaadka

Maayarka Caasimada somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa ka waramay Siday dawlada hoose ugu diyaar garawday xili robaadka

Maayarka Caasimada somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa ka waramay Siday dawlada hoose ugu diyaar garawday xili robaadka iyo sidii Ay uga hortagi lahayd daadka wadooyinka xidha. Maayarka oo Shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sihufan u tilmaamay Qaabka ay u haw galiyeen shaqaalaha iyaga oo eegaya sida ugu haboon ee looga hawlgali karo,waxaana […]

Daawo barnaamij ku saabsan wacyigalin shacabka reer soomaliland wariye mahdiya cabdi cilmi

  Daawo   barnaamij ku saabsan wacyigalin shacabka reer soomaliland wariye mahdiya cabdi  cilmi        

Sheeko Hummaag Ku Saabsan Dawlada Soo Socota Siday U Ekaan Doonto,Haday Timaadaba

Sheeko Hummaag Ku Saabsan Dawlada Soo Socota Siday U Ekaan Doonto,Haday Timaadaba

Waxaynu u soo joognay waayo badan oo dusheena isku badalayay, hadana dhib mooye aan dheefbadan lagala kulmin. 1960 ayaynu hananay guushii intaynu jirnay ugu qarada waynayd, hase yeeshe waxay ku danbaysay guuldaro iyo gacmo madhan.1991 aya ku xigtay iyana maalin xasuusteeda leh yididiiladii naxashka saarnayd ay dib u soo noolaatay, waxa bulshadaas soo rafaaday e […]

Somaliland: President Visits Refugees from Yemen and inspects Berbera Port Facilities

Somaliland: President Visits Refugees from Yemen and inspects Berbera Port Facilities

The President of Somaliland Ahmed Mahmud who is in Berbera where he is expected to inaugurate several established projects and launch newly ones has started work The first duty undertaken by the head of state was to visit with refugees from Yemen hosted by his administration in the coastal city and regional capital of Sahil […]

Gudoomiyaha Madasha wadatashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka digay muranka u dhexeeya Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ee ku salaysan heshiiska Asxaabta iyo Xukumadda

Gudoomiyaha Madasha wadatashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka digay muranka u dhexeeya Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ee ku salaysan heshiiska Asxaabta iyo Xukumadda. Waxa uu muran culus ku tilmaamay muranka u dhexeeya labada Masuul ee dalka ugu sareeya kadib markii Gudoomiye Saleebaan diiday inuu aqbalo go’aanka asxaabta qaranka […]

SOMALILAND NATIONAL TEAM BEATS ON NEGERIA FOOTBALL TEAM+Video

SOMALILAND NATIONAL TEAM BEATS ON NEGERIA FOOTBALL TEAM+Video

Yesterday Was begins in London Annaul competition Cup to known african cup of nations in Uk community wich compete 20 teams from different Ethnics of the african communities in the Mainland of Uk . somaliland national football team Participate african cup of nations in Uk The African Nations Cup UK, usually referred to simply as […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Xadhiga Ka Jaray Xarunta Shaybaadhka Shiidaalka Oo Berbera Laga Hir Geliyay + Sawiro

Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Xadhiga Ka Jaray Xarunta Shaybaadhka Shiidaalka Oo Berbera Laga Hir Geliyay + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisa uu ku joogo gobolka Saaxil gaar ahaan berbera ayaa caawa ka qaybgalay xaflad aad u qiimo badan oo  xadhiga  lagaga jaray laab casri ah oo lagu baadhi doono shidaalka dalka soo gala dhamaantii. Talaabadan ayaa noqonaysa mid aan hore dalka uga dhicin, balse […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com