Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 623)

Suldaan Cawil Fiiqle oo ka mid ah madax dhaqameedka Reer Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Suldaan ka soo jeeda Beesha Degta Galbeedka Hargaysa oo Shalay af lagaadeeyay Madaarka Hargaysa.

Suldaan Cawil Fiiqle oo ka mid ah madax dhaqameedka Reer Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Suldaan ka soo jeeda Beesha Degta Galbeedka Hargaysa oo Shalay af lagaadeeyay Madaarka Hargaysa. . Suldaankaas shalay hadlay oo ka soo jeeda Beesha Degta Galbeedka Hargaysa ayaa madaarka Hargaysa ku tilmaamay Mid xaafadeed isla markaana […]

Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ?by mawliid axmed jibriil

Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ?by mawliid axmed jibriil

Salebaan lafaheena Ayaa Kala Badbaadiy Maanta ? (siraanyo Odayaal ayaa la dhaqdhaqaajiyay) Afrika waxa daashaday xanuun aan ilaa hada daawo loo hayn oo qalalaase abuura qax, gaajo iyo qaxooti iyo cudur ku keena waana xanuunka kursi jacaylka la yidhaa oo bilaabma maalinta doorashadu ay soo dhawaato sida ta maanta s/land ka taagan oo kale inkasdoo […]

Gudida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Ee Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Xubno ka socday Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland oo ay hormuud ka ahayeen Wasiirka ,Wasiir ku xigeenka agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi.

Gudida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Ee Golaha Wakiilada Jamuuriyada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Xubno ka socday Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland oo ay hormuud ka ahayeen Wasiirka ,Wasiir ku xigeenka agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi. Ugu Horayn Waxa kulan kaas ka warbxiyay Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Iyo Dabo galka hantida qaranka Xildhibaan Maxamed […]

Mudo Kordhinta Madaxtooyaddu Iyo Guurtiddu Fool Eryayaan Waa Imisa Maxayse Sabab Uga DhigayaanBy;Faisal Farafidiye

Mudo Kordhinta Madaxtooyaddu Iyo Guurtiddu Fool Eryayaan Waa Imisa Maxayse Sabab Uga DhigayaanBy;Faisal Farafidiye

Waxaan aad iyo aad uga xumahay 22 sanadood oo aynu xukumad ahayn iyo inaka oo xoriyadaa u hurnay 50 kun oo ruux iyo hantidii aan la koobi karaynin ka bacd in dhaxal wareejinta Dekadda Berbera aynu la wadaagno Wasiro Muqdisha laga soo diray oo ay u saxeexan shirkada Imaaradka ah Masuuliyinteeni oo uu hogaaminay wasirka […]

Xukuumadda Somaliland ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay Raysal wasaaraha dalka Britain David Cameron,

Xukuumadda Somaliland ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay Raysal wasaaraha dalka Britain David Cameron,

Xukuumadda Somaliland ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay Raysal wasaaraha dalka Britain David Cameron, oo dib loo soo doortay markii labaad ka dib markii uu guul taariikhiya xisbigiisa muxaafidka ah ee Conservative-ku ka soo hooyay doorashooyinkii guud ee dalkaasi ka dhacay khamiistii. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, oo Wargayska Xukumadda ee Dawan la […]

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa si kooban uga hadlay hanaanka u diyaar garowga maalinta qaran ee Xuska 18-ka May oo laga dareemay in habacsanaani ka muuqato,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa si kooban uga hadlay hanaanka u diyaar garowga maalinta qaran ee Xuska 18-ka May oo laga dareemay in habacsanaani ka muuqato, waxaanu sheegay inay si dardar leh u socoto. Maalinta 18-ka May ee ah 24 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland gooni uga goday Somalia inteeda […]

UCID Iyo Kulmiye Oo Qalinka Ku Duugay Muddo Kordhin Hor Leh Iyo Wadani Oo Iska Diiday

UCID Iyo Kulmiye Oo Qalinka Ku Duugay Muddo Kordhin Hor Leh Iyo Wadani Oo Iska Diiday

Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye ayaa isla meel dhigay, qalinkana ku duugay muddo kordhin cusub oo loo sameeyo Xukuumadda Talada Haysa ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Heshiiskan cusub oo dhigaya in xukuumada ay guurtidu u kordhiso hal sano iyo shan bilood ayaa waxa ganafka ku dhuftay Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, kaas oo ay ku […]

Xukuumadda uu wakhtigeedu sii dhamaanayo ee Kulmiye ayaa ka meermeeraysa Bixinta Dhaqaalihii ay ugu yaboohday Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Baligubadle iyo Hargeysa.

Xukuumadda uu wakhtigeedu sii dhamaanayo ee Kulmiye ayaa ka meermeeraysa Bixinta Dhaqaalihii ay ugu yaboohday Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Baligubadle iyo Hargeysa.

Xukuumadda uu wakhtigeedu sii dhamaanayo ee Kulmiye ayaa ka meermeeraysa Bixinta Dhaqaalihii ay ugu yaboohday Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Baligubadle iyo Hargeysa. Dhismaha Wadadan oo hadda maraya 5km ayaa waxa ay xukuumaddu hore ugu yaboohday in ay bixin doonto Dhismaha 5km ee kale, waxaanay ilo wareedyo u dhuun daloola ay hadhwanaagnews u xaqiijiyeen in […]

Baroordiiqdii kusocota Marxuum Cigaal oo ka hadleysa kaalintiisii Somaliland (Waa Qlinkii Sayid Mawliid Sayid Nuux waxanu qoray 05/05/2002)

Baroordiiqdii kusocota Marxuum Cigaal oo ka hadleysa kaalintiisii Somaliland (Waa Qlinkii Sayid Mawliid Sayid Nuux waxanu qoray 05/05/2002)

  Dalka iyo Dadka (Waa Qlinkii Sayid Mawliid Sayid Nuux waxanu qoray 05/05/2002) Afrika Geesigii U Hadhay Siyaasi Aduunyaku Qiray Aftahan aan loo Bidhigin Aqoon Yahan laga Cabsado Ilbaxaan loo Duurxuleyn Cadaawe Agtiisa iman Aasaasihiin Gobanimada Xornimo Unugeed dhigay Gumaysiiga kii Eryee Lixdankii Ingiriiska raray Ku aan Axad lala simiyo Aynigiisa Dib loo Helayn Ilayskii […]

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Wareegto Uu Soo Saaray Sheekh Aadan Sune Kaga Mamnuucay Inuu Khudbado Iyo Casharo ka Bixiyo Masaajidada Magaalada Hargeysa

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Wareegto Uu Soo Saaray Sheekh Aadan Sune Kaga Mamnuucay Inuu Khudbado Iyo Casharo ka Bixiyo Masaajidada Magaalada Hargeysa

Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa soo saaray wareegto uu  Sheekh Aadan Sune kaga mamnuucay khudbaha iyo casharada uu ka  bixiyo qaar ka mid ah masaajidada magaalada Hargeysa. Wareegtada Uu Soo Saaray Wasiirka Diinta IYo Awqaafta Somaliland Ee Sheekh Aadan Sune Kaga Mamnuucay Khudbadaha IYo Casharada Diiniga Ah Wareegtada uu soo […]

Xisbiyadda Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,ayaa maanta warqad u gudbiyay Gudiga ay golaha guurtiddu u saareen kasoo talo-bixinta wakhtiga mudo kordhinta ah ee loo samaynayo Xukuumadda.

Xisbiyadda Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,ayaa maanta warqad u gudbiyay Gudiga ay golaha guurtiddu u saareen kasoo talo-bixinta wakhtiga mudo kordhinta ah ee loo samaynayo Xukuumadda.

Xisbiyadda Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,ayaa maanta warqad u gudbiyay Gudiga ay golaha guurtiddu u saareen kasoo talo-bixinta wakhtiga mudo kordhinta ah ee loo samaynayo Xukuumadda. Warqdan,oo nuqul ka mid ah ay heshay shabakada wararka ee maanta somaliland.com, ayaa waxay Xisbiyaddu ku muujiyeen siday u arkaan muddo kordhinta loo samaynayo Xukuumadda,waxaanay sheegeen inay aaminsanyihiin […]

Xiisada siyaasadeed ee Somaliland ayaa cirka isku shareertay kadib markii lagu dhawaaday mudo kordhintii golaha guuritu uu u samayn lahaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo oo maalmo yar uu ka dhiman yahay mudo xileedkeedii.

Xiisada siyaasadeed ee Somaliland ayaa cirka isku shareertay kadib markii lagu dhawaaday mudo kordhintii golaha guuritu uu u samayn lahaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo oo maalmo yar uu ka dhiman yahay mudo xileedkeedii. Xukuumadd Siilanayo ayaa awooda saaraysa sidii dhaqaale badan ay ugu kasban lahayd cododka ugu badan ee golaha guurtida si mudo laba sano ah […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com