Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 687)

Cabdi-weli: Nabad Ku Sii Hoyo W/Q Boobe Yuusuf Ducaale

Cabdi-weli: Nabad Ku Sii Hoyo W/Q Boobe Yuusuf Ducaale

SUXUFIGA-CABDIWALI-FAARAX-JAAMBIIRAqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh ah kamaad tegin,” Maansada: Geedkii Xorriyaddow, Cabdillaahi Xasan Ganey, Baroor-diiqdii Gaarriye, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 9/8/2014ka, Hargeysa, Cabdi-weli Faarax […]

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shalay kulan la yeeshay wafti ka socday wadanka Sweden

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shalay  kulan la yeeshay wafti ka socday wadanka Sweden

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa shalay kulan la yeeshay wafti ka socday wadanka Sweden.Sida lagu sheegay qoraal la soo saaray waftigan oo ka tirsan Hay’addaha aan dawliga ahayn ee Wadanka Sweden oo muddo laba malmood ah safar indha indhayn ah ku joogi doonaya wadanka […]

Daawo-Muuqaal:- Ciidanka Loo Samaynayo Ilaalinta Shirkadaha Shidaalka Ka Qodaaya Somaliland Ma Aha Mid Loo Abuuray In Ay Amaan Daro Ay Ka Abuuran Wadamada Jaarka La Ah Somaliland . halkan ka daawo

Wasiir Waran Cade Oo Jaawabo Kulul Ka Bixiyey Warbaxino Soo Baxay Kuwaas Oo Sas Xoogan Ka Muuiyey Ciidamada Loo Samyanayao Shirkadaha Shidaalka Somaliland   <iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/ml7W011grPY” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Dhalinyarada Garxajis, Subeer Awal iyo Arab ee Beelaha Habar Magaado ayaa ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loogu gurmado Isla markaana loo soo afjaro Shaqaaqada Tuulada Baliga Diiriye Guuleed

Dhalinyarada Garxajis, Subeer Awal iyo Arab ee Beelaha Habar Magaado ayaa ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loogu gurmado Isla markaana loo soo afjaro Shaqaaqada Tuulada Baliga Diiriye Guuleed

Dhalinyarada Garxajis, Subeer Awal iyo Arab ee Beelaha Habar Magaado ayaa ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loogu gurmado Isla markaana loo soo afjaro Shaqaaqada Tuulada Baliga Diiriye Guuleed.   Waxa ay xukuumadda ugu baaqeen in ay doorkooda shariifka ah ka qaataan sidii labada beelood ee Cabdale Arab iyo Habarjeclo nabad loo dhex dhigi […]

Ugaaska guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali-Mahdi), ayaa ka hadlay colaadu ka jirta ee ay ku muransan yihiin Labada beelood ee wallaalaha ah ee alloosan deegaanka Balliga Diiriye Guuleed, ee Gobalka Togdheer

Ugaaska guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali-Mahdi), ayaa ka hadlay colaada ka jirta ee ay ku muransan yihiin Labada beelood ee wallaalaha ah ee alloosan deegaanka Balliga Diiriye Guuleed, ee Gobalka Togdheer, waxaanu u Ugaasku ku dhalliilay Golaha Guurtida ee Somaliland in ay ka gaabiyeen kaalintii odaynimo ee dhaqanka ee ay ka […]

Ciidamada RRu-da ayaa Hawlgal ay saaka ka sameeyeen Magaalda Hargeysa waxay ku soo qabteen laba qof oo ay xabsiga u taxaabeen,

Ciidamada RRu-da ayaa Hawlgal ay saaka ka sameeyeen Magaalda Hargeysa waxay ku soo qabteen laba qof oo ay xabsiga u taxaabeen,

Ciidamada RRu-da ayaa Hawlgal ay saaka ka sameeyeen Magaalda Hargeysa waxay ku soo qabteen laba qof oo ay xabsiga u taxaabeen, RRU-da oo inta badan ka hortaga Arga gixisada ayaa labada Nin ee ay soo qabteen mid ka mid ah ka soo qabtay Suuqa Hoose ee Hargeysa Halkaasi oo uu ka shaqayn Jiray Hotel Waxaana […]

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, ayaa dalka ku soo laabtay ka dib socdaal mudo laba todobaad ah oo uu Sucuudiga ugu maqnaa.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, ayaa dalka ku soo laabtay ka dib socdaal mudo laba todobaad ah oo uu Sucuudiga ugu maqnaa.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, ayaa dalka ku soo laabtay ka dib socdaal mudo laba todobaad ah oo uu Sucuudiga ugu maqnaa. Waxa uu ka hadlay waxyaabaha safarkiisu ku salaysnaa, isagoo sheegay in ka dib Socdaal Cibaado Cimraysi uu kulamo la qaatay Jaaliyadda Sucuudiga iyo xubno ka tirsan Dhaxal sugeyaasha Sucuudiga. Wasiir Xirsi […]

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Hawlaha Ciidanka ilaalinta Shirkaddaha Shidaal baadhista ee loo yaqaano OPU(Oil Protection Unit), oo mudooyinkii u dambeeyay Qaramda midoobay iyo Hay’adda kale sheegayeen inay sababi karaan Dhibaatooyin dagaal.

Hargeysa(maantasomaliland)Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Hawlaha Ciidanka ilaalinta Shirkaddaha Shidaal baadhista ee loo yaqaano OPU(Oil Protection Unit), oo mudooyinkii u dambeeyay Qaramda midoobay iyo Hay’adda kale sheegayeen inay sababi karaan Dhibaatooyin dagaal. Wasiirka Waxa uu sheegay in Walaaca Dunidu ka qabto Amaan daro Ciidankani sababo ay […]

Halkan ka daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md, Cali Maxamed Waran-cade oo ka war bixinaya waxqabadka wasaaradiisa intii uu ku sugnaa

Halkan ka daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md, Cali Maxamed Waran-cade oo ka war bixinaya waxqabadka wasaaradiisa intii uu ku sugnaa<iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/Td5ohlIklaU” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Dawlada hoose ee magaalada hargaysa ayaa tan iyo intii loo doortay Golaha deegaanka caasimada magaalada hargaysa,aan waxba ka qaban bilicdii Magaalada daawo

Dawlada hoose ee magaalada hargaysa ayaa tan iyo intii loo doortay Golaha deegaanka caasimada magaalada hargaysa,aan waxba ka qaban bilicdii Magaalada,taasina ay badalkeedi noqotay qashin buux dhaafiyay wadooyinka hareeraheeda,sababi karana cudurada kala gadisan. Wadooyinkii ugu muhiimsanaa magaalada hargaysa ayaa gabi ahaanba burburay,waxaana isna Dilaacay Biriishkii waynaa ee magaalada hargaysa,halka biriishkii 2aadna isna hareerihiisa kasoo baxeen […]

La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka Axmed Cabdi Xaabsadde, ayaa la soo weriyay inuu galabta galay xarunta maamul-goboleedka Puntland ee Garoowe, ka dib markii uu dib uga laabtay qaddiyadda gooni isku taaga Somaliland oo uu dhawrkii sanadood ee la soo dhaafay uu aaminsanaa.

Garoowe (maantasomaliland.com)-La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka Axmed  Cabdi Xaabsadde, ayaa  la soo weriyay inuu galabta galay xarunta maamul-goboleedka Puntland ee Garoowe, ka dib markii uu dib uga laabtay qaddiyadda gooni isku taaga Somaliland oo uu dhawrkii sanadood ee la soo dhaafay uu aaminsanaa.   Mr. Xaabsade ayaa la sheegay inuu galabta galay Garoowe, […]

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo jimce ah gurigiisa ku booqday Wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshadda Md. Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo muddo xanuunsanayay

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo jimce ah gurigiisa ku booqday Wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshadda Md. Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo muddo xanuunsanayay laguna wado in todobaadkan fooda inagu soo haya loo qaado dalka dibadiisa si loogu soo dabiibo. Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com