Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 695)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Afhayeenka Xisbiga WADDANI Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa subaxnimadii hore ee Isniintii saaka Safar kala dhinacyo ah ku tegay magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Afhayeenka Xisbiga WADDANI Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa subaxnimadii hore ee Isniintii saaka Safar kala dhinacyo ah ku tegay magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti. Weftigan […]

Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka. Agaasimaha Guud waxa kale oo sidaasi ku sheegay waraysi uu shalay xafiiskiisa ku siiyay Tifaftiraha Guud ee wargeyska DAWAN, […]

Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka.

-Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarinayaan inay qandaraas ku siiyaan shirkad Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium dhigta dooga garoomadda ciyaaraha ee adduunka. Agaasimaha Guud waxa kale oo sidaasi ku sheegay waraysi uu shalay xafiiskiisa ku siiyay Tifaftiraha Guud ee wargeyska DAWAN, […]

DAAWO ,ABWAAN MAXAMED FAARAX XIRSI OO WARAYSI GAARA lA YEELTAY SHABAKADA MAANTA SOMALILAND.COM

Halkan ka daawo waraysi uu WARIYE XUSEEN XARBI la yeeshay abwaan maxamed faarax xirsi oo kaga waramayo dhinacyao badan oo fankiisa ah l<iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/16rGb9IjWb4″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Xubno Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Laga Hor Istaagay Inay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyaan Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Xisbigaasi+Daawo Sawirada +video

Xubno Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Laga Hor Istaagay Inay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyaan Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Xisbigaasi+Daawo Sawirada +video masuuliyiinta madaarka caasimada Hargeysa ayaa maanta ka hor istaagay xubno ka mid ah xisbiga Ucid inay soo dhaweeyeen musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid. Xoghayaha warfaafinta […]

Daawo: Wararka Bulsho TV 19.7.2014

Daawo: Wararka Bulsho TV 19.7.2014 <iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/BOiXagM7N8A” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Booliska Degmada Tog-Wajaale Ayaa Maanta Xabsiga U Taxaabay Nin Xijaab Xidhan Ninkan Xijaabka Xidhnaa Ayaa Isaga Oon Ku Guulaysan Ujeedadii Uu Ka Lahaa Xijaabka Boolisku Dagmada Tog-Wajaale Gacanta Ku Dhiigeen , Sida Uu Noo Xaqiijiyay Taliyaha Saldhiga Booliska Dagmada Tog-Wajaale Cabdiraxmaan Cabdilaahi Madar (Hoos-U Jeed)

Booliska Degmada Tog-Wajaale Ayaa Maanta Xabsiga U Taxaabay Nin Xijaab Xidhan Ninkan Xijaabka Xidhnaa Ayaa Isaga Oon Ku Guulaysan Ujeedadii Uu Ka Lahaa Xijaabka Boolisku Dagmada Tog-Wajaale Gacanta Ku Dhiigeen , Sida Uu Noo Xaqiijiyay Taliyaha Saldhiga Booliska Dagmada Tog-Wajaale Cabdiraxmaan Cabdilaahi Madar (Hoos-U Jeed) Mar Aanu Khadka Telefoonka Kula Xidhiidhnay . Ninkan Xijaabka Xidhan […]

Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee UCID muj cali guray oo xilka qaadis ku sameeyey Xoghayaha Arrimaha Dibeda iyo Xoghayaha oo ku gacansaydhay

Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee UCID  muj  cali guray oo xilka qaadis ku sameeyey Xoghayaha Arrimaha Dibeda iyo Xoghayaha oo ku gacansaydhay

Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu xilka Xogahayaha Arrimaha Dibeda kaga qaadayo Yuusuf Budle oo u fadhiya Maraykanka, hase yeeshee Yuusuf Budle ayaa ku gacansaydhay isla markaana sheegay inaanu awood u lahayn in uu xilka ka qaado. Qoraalka Xilka qaadista ah ee uu Cali Guray soo […]

Halkan Ka daawo Soo dhawayntii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo weedhihii ay ka jaadiyeen masuuliyiinta Xisbiga Ucid+hadalkii musharaxa madaxwaynaha xisbiga ucid mudane jamaal cali xuseen

(maantasomaliland)Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu Xisbigooda UCID Aamin-san yahay sida uu dhigayo dastuurka Somaliland in muwaadiniinta dalka lagu xukumo, kuwaas oo la sheegay inay xukuumaddu u gacan-gelisay dawlada Djabouti. Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay, kadib markii uu maanta sii diiran ugu soo dhaweeyey Madaarka Egal International […]

– Masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa shir balaadhan oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda kala qayb galay guud ahaan shaqaale weynaha wasaaraddaas,

“ Hargeysa, (maantaSomaliland)- Masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa shir balaadhan oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda kala qayb galay guud ahaan shaqaale weynaha wasaaraddaas, shirkaas oo ku saabsanaa qaybinta iyo hirgelinta kaadhadh cusub oo aqoonsi oo loo sameeyay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta iyo shaacinta sanduuq dhaqaale oo loogu talo galay kaalmaynta shaqaalaha. Wasiirka wasaaradda […]

todoba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka hargaysa maanta kormeeray qaybo ka mida xafiisyada dawlada hoose ee hargaysa

todoba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka hargaysa maanta kormeeray qaybo ka mida xafiisyada dawlada hoose ee hargaysa

(maantasomaliland)todoba xildhibaan oo ka tirasan golaha deegaanka hargaysa oo aanay wehelinayn fulintu ama maayarka iyo ku xigeenkiisu ayaa kormeer la xidhiidha hawsha shaqo ee ka socota dawlada hoose ee magaalada hargaysa. gaar ahaan xafiiska casaynta dawlda hoose iyagoo warbixin ka dhagaystay  shaqaalaha xafiiska casyanta dawlada hoose iyo xafiisyo kalaba waa markii u horaysay ee qaybo […]

Daawo: Wararka Bulshotv 18.July.2014

Daawo: Wararka Bulsho tv 18.July.2014

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com