Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

todoba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka hargaysa maanta kormeeray qaybo ka mida xafiisyada dawlada hoose ee hargaysa

(maantasomaliland)todoba xildhibaan oo ka tirasan golaha deegaanka hargaysa oo aanay wehelinayn fulintu ama maayarka iyo ku xigeenkiisu ayaa kormeer la xidhiidha hawsha shaqo ee ka socota dawlada hoose ee magaalada hargaysa. gaar ahaan xafiiska casaynta dawlda hoose iyagoo warbixin ka dhagaystay  shaqaalaha xafiiska casyanta dawlada hoose iyo xafiisyo kalaba waa markii u horaysay ee qaybo ka tirsan golaha deeganku ay shaqaalaha si gaara wax uga dhagaystaan iyadoo aanay wehelin fulintu

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com