Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 711)

Madaxweyne Siilaanyo oo 54-guurada Xorrnimada ee 26 June kaga hadlay War-Saxaafadeed dhibaataysan

Madaxweyne Siilaanyo oo 54-guurada Xorrnimada ee 26 June kaga hadlay War-Saxaafadeed dhibaataysan

Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa qoomammeeyey Midnimadii Soomaaliyeed ee hirgeshay 1-dii Luulyo sannadkii 1960-kii oo Soomaalida Koonfureed xornimada ka qaateen Gumaystihii Talyaaniga, ka dib shan cisho markii ay Somaliland ama Soomaalidii Waqooyigu xornimada ka qaateen Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska 26 June 1960-kii oo ku buuxda 26 June 2014 oo xalay illaa maanta la […]

Warbixinaha Ay Warbaahinta Dunidu 26 June 1960 Ka Qortay Xorriyadii Luntay Ee Somaliland Warbixinaha-Ay-Warbaahinta-Dunidu-26-June-1960-Ka-Qortay-Xorriyadii-Luntay-Ee-Somaliland.

Warbixinaha Ay Warbaahinta Dunidu 26 June 1960 Ka Qortay Xorriyadii Luntay Ee Somaliland Warbixinaha-Ay-Warbaahinta-Dunidu-26-June-1960-Ka-Qortay-Xorriyadii-Luntay-Ee-Somaliland.

Caawa oo kale kale, 26 Juun 1960, waxay ay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay caawa oo kale 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen, dhulkana […]

Sheekh Maxamed Aadan oo Muxaadaro qiimo badan u Jeediyey Ardayda Jaamacaddda Admas University

) Sheekh Maxamed Aadan Muxumed oo ka mid ah Culimada ugu caansan Somaliland ayaa khudbad qiima badan oo diini ah u jeediyey ardayda iyo Maamulka Jaamacadda Admas University College ee Magaalada Hargeysa. sheMuxaadaradan oo ciwaankeedu ahaa (Hiigsiga Himilada sarre) taas oo uu qofku ku fikiro inuu gaadho meel sare mustaqbalkiisa diiniga ah. Munaasibadda kulankaasi diiniga […]

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay 26-ka June

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay 26-ka June

Guddoomiyuhu wuxuu u rajaynayaa inay sannadkan kiisa ku gaadhaan horumar iyo aqoonsi. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka xisbiga, Golaha Dhexe, Guddiga Fulinta iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan shacbiga Somaliland xuska sannad-guurada 54-aad ee ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka […]

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Cambaareeyay Xukunka Masuuliyiinta Haatuf

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Cambaareeyay Xukunka Masuuliyiinta Haatuf

Runtiina hadii ay sidan ku sii socoto, waxa aad arkaysay maalmihii ugu dambeeyay in xisbigayaga Mucaaradka ah ee UCID Madaxdiisii Xabsiga loo taxaabay Hargeysa (HWN) – Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal Cali Xuseen Ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xukunka lagu riday Guddoomiyihii Wargeyska Madaxa Banaan ee Haatuf Yuusuf Cabdi […]

SOLJA: Xukunka Masuuliyiinta Haatuf lagu riday waa Xaaraan ”Daawo Video

Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa cambaareeyay xukunka lagu riday Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf iyo Somalilandtimes. Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa xukunka ku tilmaamay mid sharciga Dalka u yaala baalmarsan oo aan la aqbali Karin. Waraysi maantasomaliland la yeelatay markii Xukunka lagu dhawaaqay kaddib ayaa waxa uu ku sheegay in Suxufiyiintan loo xukumay Wiil Madaxweynuhu […]

Maxkamada gobolka ee Hargeisa ayaa maanta ku xukuntay guddoomiyihii wargeysyada Haatuf iyo Somaliland times Yuusuf Cabdi Gaboobe saddex sano oo xadhig ah, iyadoo tafatirihii wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige isagana maxkamaddu ku xukuntay afar sano oo xadhig ah

– . Maxkamada oo saxaafadda loo diiday maanta ayaa ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee somaliland adam salaad seed wuxuu BBC u sheegay markii danbe in maxkamadu laashay gebi ahaanba ruqsadii wargeyska Haatuf . Wargeysyada HAATUF iyo Somaliland Times waxaa xaruntoodii ciidanka boliisku la wareegeen 7dii April 2014 iyadoo markii danbena xabsiga loo taxaabay gudoomiyihii […]

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Gacanta ku haysa Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Gacanta ku haysa Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle

– Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Gacanta ku haysa Wadada Isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle. Munaasibad kooban oo loogu sameeyay Hoteel Caydiid Ee Magaaladda Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Gudida Dhismaha Wadada Baligubadle iyo xubno kale. Ugu horeyn waxa […]

Xulka Italy Oo Kaadh Cas’Guuldarro iyo Qanniinyadii Suarez La Wada Carraabay iyo Uruguay Oo u Gudubtay Wareegga 16-ka

Xulka Italy Oo Kaadh Cas’Guuldarro iyo Qanniinyadii Suarez La Wada Carraabay iyo Uruguay Oo u Gudubtay Wareegga 16-ka

Hargeysa(Maantasomaliland):- Xulka Qaranka Talyaaniga,ayaa isku darsaday laba guul darro oo ka haleelay ciyaartii caawa ay la yeesheen xulka dalka Uruguay ka dib markii lagaga badiyay gool iyo waxba iyo waliba iyagoo kaadh cas laga siiyay ciyaaryahan Marchisio. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa kusoo idlaatay barbaro ay labada dhinacba ku qanacsanaayeen, 14 daqiiqo kadib markii lagasoo […]

Hargeysa: Isku dhac Geeljire iyo Beeraley oo la Xaliyay

Hargeysa: Isku dhac Geeljire iyo Beeraley oo la Xaliyay

Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminaayey Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Barre oo ay weheliyeen Gudoomiyaha Degmada Sabawanaag Mr. Cali Hugur Galabiyo Gudoomiyihii hore ee Degmada Mr.Daa’uud Maxamed Cali iyo Dhalinyaro iyo Aqoonyahan badan oo degmada u dhashay ayaa kormeer ay ugu kuur-galaayeen xaalada Degmada Sabawanaag kusoo maray dhamaan tuulooyinka ay […]

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Xoghayaha Guud ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi oo hore ugu mudaysnaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014-ka, dib loo dhigay illaa 05/08/2014-ka, ka dib markii Madaxweynuhu sidaasi ka codsaday fadhi uu maanta isugu yeedhay Hoggaanka xisbiga. Sidaasna waxa uu Xoghayaha KULMIYE shaaca […]

Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Carwadda Caafimaddka

– Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ka furay Carwadda Caafimaadka Somaliland, taas oo ay Dadka bixiya adeegyadda Caafimaaddka ay ku soo bandhigeen Adeegyadda ay u qabtaan Bulshadda. Hadaba halkan ka daawo weedhihii uu munaasibadda ka jeediyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici).

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com