Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 719)

-Sida uu hada noogu soo waramaayo wariyahayaga sakariye bare aduunyo ku sugan goobta uu ka socdo shirweynaha Sadexaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxaa u sheegayaa in ergooyinka Golaha dhexe e Xisbigaasi ay si duuduub ah u doorteen hogaanka sare ee Xisbiga KULMIYE oo mudada Shanta sano ee Soo socota hayn doona hogaanka Xisbigaasi.

-Sida uu hada noogu soo waramaayo wariyahayaga sakariye bare aduunyo ku sugan goobta uu ka socdo shirweynaha Sadexaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxaa u sheegayaa in ergooyinka Golaha dhexe e Xisbigaasi ay si duuduub ah u doorteen hogaanka sare ee Xisbiga KULMIYE oo mudada Shanta sano ee Soo socota hayn doona hogaanka […]

Daawo khudbaddii uu maanta ee gudoomiyaha xisbiga kulmiye

Daawo khudbaddii uu maanta ee gudoomiyaha xisbiga kulmiye mujaahid muuse biixi ka jeediyay shirwynihiimaanta furmay isagoo wax ka taabtay halgankii uu ka soo qayb galay xoraynta dalka

“Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Ergooyinkii Gobolada Awdal/Selel Ee Ka Qaybgalayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Loo Diiday In Ay Galaan Goobtii Shirku Ka Dhacayay.

Daawo Qaar Ka Mid Ah Ergooyinkii Gobolada Awdal/Selel Ee Xisbiga Kulmiye Uga Qaybgalayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Loo Diiday In Ay Galaan Goobtii Shirku Ka Dhacayay.

Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay ayaa ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican Horyaalka Ingiriiska.

Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay ayaa ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican Horyaalka Ingiriiska.

(Maantasomalilnad)Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay ayaa ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu fiican Horyaalka Ingiriiska. Suarez ayaa loo boqray xidigii ugu fiican xilli ciyaareedka 2013/2014 ee hada sii dhamaanaya, waxaana ay kooxdiisa ay wali hogaanka u heystaa Horyaalka Ingiriiska. Ciyaaryahan Suarez ayaa u dhaliyay xilli ciyaareedkan kooxdiisa Liverpool 30-gool, waana uu […]

.DAAWO MUUQAALO AAD U QURUX BADAN, HEESTA SOMALILAND GADAAS BEY AHAAN JIRTO DUNIDA KAGA CAANTAY WAA CODADKA FANANIINTA CABDIQABOOJIYE SAHRA MOOGE CABDI CUMAR IGRAAN CARAALE

DAAWO HEESTA SOMALILAND GADAAS BEY AHAAN JIRTO DUNIDA KAGA CAANTAY WAA CODADKA FANANIINTA CABDIQABOOJIYE SAHRA MOOGE CABDI CUMAR IGRAAN CARAALE

Dhalandhoolka Tahriibta Iyo Dhugla’aanta Dhalinta: Qallinkii:Maxamed Xasan(Daacad)

Dhalandhoolka Tahriibta Iyo Dhugla’aanta Dhalinta: Qallinkii:Maxamed Xasan(Daacad) Hargeysa-dhalinyarada cabanaysa iyo , Camalka loo baahday, carigeenu waa dinyahoo, waa Cusayb waliye, calooshiisa dahabkaa ku jira, cimidh u soo saara, culimada cilmiga sayniska ah, caanka ku ah doona, caynaanka nimanyaw hayaa, ceebta ka ilaasha.” “Hanti aanad lahaynood, Gacmaa hoos dhigataana, Halnugayl kugu beermiyo, Hayin layskaga guuriyo, Hoorigii […]

Daawo-Video- Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Shirka Kulmiye Ku Tilmaamay Shir Beeleed -KANA HADLAY XAALADA SIYAASADEED EE DALKA

Daawo-Video- Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Shirka Kulmiye Ku Tilmaamay Shir Beeleed

DAAWO.Xasan Gaafadhi Oo U Tanaasulay Mujaahid Maxamed Kaahin AXMED SHIRKII MAANTA

-Halkan ka daawo Xasan Gaafaadhi oo sheegay in reerka uu ka soo jeeda ay sida qudhaanjada is daba galaan laakiin uu isagu taa wax ka bedelayo.

Dulucda Khudbadii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyay Furitaanka Shirweynaha saddexaad ee KULMIYE

Dulucda Khudbadii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyay Furitaanka Shirweynaha saddexaad ee KULMIYE

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka furay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa shirweynihii saddexaad ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE. Madaxweynuhu waxa uu furitaankii shirweynaha ka jeediyay khudbad dheer oo siyaasiya oo uu kaga hadlay arrimo badan oo iskugu jiray waxqabadkii xukuumadda, siyaasadda iyo arrimo kale. Khudbadii Madaxweynaha oo dhamaystirani waxay […]

DAAWO: Jawigii uu Ku Furmay Shirweynaha 3-aad Ee KULMIYE

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta furay shirweynaha saddexaad ee xisbiga talladda haya ee KULMIYE oo maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa. shirweynaha KULMIYE oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka hadlay Guddoomiyaha xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi.

DAAWO HEES CUSUB OO AY QAADAYAAN KOOXDA XIDIGAHA GEESKA

DAAWO HEES CUSUB OO AY QAADAYAAN KOOXDA XIDIGAHA GEESKA X

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com