Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO: Jawigii uu Ku Furmay Shirweynaha 3-aad Ee KULMIYE

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta furay shirweynaha saddexaad ee xisbiga talladda haya ee KULMIYE oo maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa.

shirweynaha KULMIYE oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka hadlay Guddoomiyaha xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com