Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 775)

Xaaska Casillas Oo Shaki Galisay In Ninkeedu Sii Joogi Doono Real Madrid

Xaaska Casillas Oo Shaki Galisay In Ninkeedu Sii Joogi Doono Real Madrid

(maantasomaliland):-Gabadha saxafiyadda ah ee Sara Carbonero,taaso oo caloosha ku sida cunug ay u dhali doonto Goolhayaha Real Madrid Iker Casillas, ayaa sheegtay in aysan hubin in cunuga caloosheeda ku jira ay ku dhali doonto magaalada Madrid. Iyadoo u waramaysay majalada ‘El País’, waxaa ay tiri “ma aqaano halka uu ku dhalan doono cunugeyga – Madrid […]

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka.

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka.

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somalialdn Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Kuliyada Cusub oo lagu tababari doono Ciidanka Qaranka Somaliland ee dhawaan Qaatay Darajooyinka. Kuliyaddan oo ku taala Duleedka Darar Weyne ayaa Waxa Hadalo ka jeediyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo, Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaciil Shaqale, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Wasiirka […]

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dubia Kula Kulmay Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Niger Mr Bukhari Sani Chaibou.

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dubia Kula Kulmay Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Niger Mr Bukhari Sani Chaibou.

(maantasomaliland):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Abdirahman Saylici iyo waftigii la socday oo ku sugnaa baryahan danbe magaalada Dubai ayaa la kulamay 12/09/13 afhayeenka baarlamaanka dalka Niger Mr Bukhari Sani chaibou. Kulankan oo u qaban-qaabadiisa lahaa Mr Hussein alquraishi oo ah madaxa sanduuqa horumarinta mashaaricda Africa ayaa sidoo kale waxa ka soo qayb galay safiirka dalka […]

maamulka maxkamadahad degmada.rafcaanka iyo walba ta sare oo hhos u dhac wayni ku yimid marka loo eego maamuladii hore

maxkamadaha degmada .rafcaanka iyo waliba ta sare ayaa markaad eegto shaqo maalmoodkooda aad moodaa inaanay cid maamuli ahiba jirin taasi oo ay kuu cadaynayso maxkamd walba waxaa ugu badnaan la qaadaahaday usuurta gasho hal  galdacwadeed.halka maamuladii hore ee maxkamada degmada iyo ta rafcaanka iyo waliba ta sare ay ilaa afr-shan galdacwadeed qaadi jireen .ha u […]

Somaliland Oo Shaacisay In Genel Energy ay dib u bilaabayso Hawlaheedii(Warsaxaafdeed Uu Soo Saray Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Mr Dhuxul)

Somaliland Oo Shaacisay In Genel Energy ay dib u bilaabayso Hawlaheedii(Warsaxaafdeed Uu Soo Saray Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Mr Dhuxul)

(maantasomaliland):-Shirkadda hawlaha shiidaal qodista ka waday goboladda barri ee dalka Genel Energy ayaa sheegtay inay dib u bilaabayso hawshii ay ka waday wadanka, sidaasna waxa shaaca ka qaaday war-murtiyeed ay maanta soo saartay xukuumadda Somaliland. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in Wefti Wasiirro ah […]

Tababaraha kooxda Barcelona Gerardo Martino Oo Ku Faraxsan Soo Laabashada Puyol.

Tababaraha kooxda Barcelona Gerardo Martino Oo Ku Faraxsan Soo Laabashada Puyol.

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Barcelona Gerardo Martino ayaa ku farxsan soo laabashada kabtan Carles Puyol ka dib dhaawac uu muddo dheer ku maqnaa. Ka dib ciyaaro heer caalami oo lagu maqnaa, Barca ayaa isku diyaarineysa kulanka ay berri soo dhaweynayaan Sevilla, inkastoo aan daafaca 35 jirka ah la fileynin inuu ciyaaro hadana Tata Martino ayaa sheegay inuu […]

Cristiano Ronaldo Oo Tababarkii Maanta Ku Sigtay Inuu Canqowga Ka Dhaawaco Gareth Bale

Tababaraha xulka Ingiriiska Roy Hodgson: Wilsher ma’ahan ciyaariyahan caafimaad qaba 100%

Tababaraha xulka Ingiriiska Roy Hodgson: Wilsher ma’ahan ciyaariyahan caafimaad qaba 100%

(maantasomaliland):-Tababaraha xulka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa kula taliyay tababaraha Arsenal , Arsene Wenger in uu si degan u maareeyo xaaladda Ciyaaryahan Jack Wilshere. Isagoo u waramayay BBC Sports, Tababaraha xulka saddexda Libaax ayaa sheegay in Wilsher, uu yahay ciyaaryahan aan caafimaad qabin. Wuxuu ka codsaday tababaraha kooxda Arsenal, in uusan dhowr kulan oo xiriir ciyaar […]

Raali Ahaada Juve Iyo Milan Andrea Ranocchia Oo Ku Dhawaaqay Inuu Qandaraaska U Kordhin Doono Kooxdiisa Intermilano

Raali Ahaada Juve Iyo Milan Andrea Ranocchia Oo Ku Dhawaaqay Inuu Qandaraaska U Kordhin Doono Kooxdiisa Intermilano

(maantasomaliland):-Ciyaarayahanka difaaca dhexe ugu ciyaara kooxda Inter ayaa ku dhawaaqay inuu qalinka ku duugi doono heshiis cusub uu lagalo kooxdiisa taasoo meesha ka saaraysa doonistiisa kooxaha Man United iyo Juve. 25-jirkaan oo heshiiskiisa ka dhacaaya xilli ciyaareedka danbe ayaa haatan doonaya inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa, waxaana meesha ka baxaya hadalhaynta inuu ka tagi doono […]

Borussia Dortmund Oo Xiiseneysa Iker Casillas

Borussia Dortmund Oo Xiiseneysa Iker Casillas

(maantasomaliland):-Kooxda Borussia Dortmund ayaa lagu soo waramaya in ay xiiseyneyso gool hayaha kooxda Real Madrid , Iker Casillas. 32 jirkaan ayaa waqti xun ku qaadanaya garoonka Bernabeu kadib markii uu booska koowaad kala wareegay Diego Lopez. Kooxaha Manchester United, Manchester City iyo Arsenal ayaa ku jira kooxaha ku loolamaya saxiixa gool hayahan ,xili dhowaan Zinedine […]

Naadiga Arsenal Oo Wali Ah Kooxda Ugu Tikidhada Qaalisan Premier League

Naadiga Arsenal Oo Wali Ah Kooxda Ugu Tikidhada Qaalisan Premier League

(maantasomaliland):-Taageerayasha kooxda Arsenal ayaa la sheegay in ay yihiin taageerayasha ugu badan ee bixiya lacagta lagu galo garoomada wadanka Ingriiska halkii ciyaar . The BBC’s Price of Football ayaa ogaatay in The Gunners ay wali tahay kooxda ugu garoonka qaalisan guud ahaan wadanka Ingiirka . Garoonka Arsenal ayaa halkii ciyaar lagu daawadaa aduun dhan £126 […]

Ciyaaryahanka Gareth Bale Oo Diyaar U Ah In Uu Ka Ciyaaro Boos Walba ,Xili Lagu Wado In Uu Ka Ciyaaro Daafaca Bidix Kulankiisa Koowaad

Ciyaaryahanka Gareth Bale Oo Diyaar U Ah In Uu Ka Ciyaaro Boos Walba ,Xili Lagu Wado In Uu Ka Ciyaaro Daafaca Bidix Kulankiisa Koowaad

(maantasomaliland):-Xidiga cusub ee kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa ku adkeystay in uu ka ciyaari doono boos walba oo Real Madrid ubaahan tahay kadib markii uu la hadlay tababare Carlo Ancelotti. Xidiga Weles oo soo bandhigay funanada sadexaad ee Real Madrid shalay ayaa la kulmay kooxdiisa koowaad oo uu ku jiro xidigihii hore ee aduunka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com