Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 814)

Werar Yahanka Kooxda Livepool ee Gerrard oo sheegay in Rooney si wanaagsan u ciyaari doono, iskana indha tiray hadal-heynta

Werar Yahanka Kooxda Livepool ee Gerrard oo sheegay in Rooney si wanaagsan u ciyaari doono, iskana indha tiray hadal-heynta

maantasomaliland):-Weyne Rooney ayaa lagu wadaa in uu ciyaaro kulanka Arbacada manta ah ee xulkiisa England la yeelan doono xulka Scotland markii ugu horreysay muddo 14 sano ah. Kabtanka xulka qaranka Ingiriiska, Stephen Gerrard ayaa sheegay in Weyne Rooney uu ciyaari doono kulankaas waliba si wanaagsan, wuxuuna diiday in uu ka hadlo mustaqbalka Rooney ee Man […]

Kooxda Arsenal oo Bendtner ku beddelaneysa Difaac Cusub

Kooxda Arsenal oo Bendtner ku beddelaneysa Difaac Cusub

maantasomaliland):-Weeraryahanka Arsenal kaga maqnaa amaahda labadii sano ee u dambeysay, Nicklas Bendtner ayaa wali doonaya in uu ka tago kooxda Arsenal kagadaal markii uu kasoo laabtay amaah uu xilligii dhammaaday kusoo qaatay Juventus. Macallinka Arsenal, Arsene Wenger ayaa hadda billaabay qorshe uu Bendtner uga beddelanayo kooxda Malaga ee dalka Spain difaaceeda dambe ee midigta Jesus […]

Ciyaaryahanka De Rossi oo Toddobaadkan go’aan kama-dambeys ah ka qaadanaya mustaqbalkiisa

Ciyaaryahanka De Rossi oo Toddobaadkan go’aan kama-dambeys ah ka qaadanaya mustaqbalkiisa

maantasomaliland):-Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Roma, Daniel De Rossi ayaa sheegay in ugu dambeyn go’aan rasmi ah ka gaari doono mustaqbalkiisa toddobaadkan. De Rossi oo magaciisa dhex wareegayay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bilihii u dambeeyay ayaa hadda gudanaya waajibaadka xulka qaranka Taliyaaniga oo ciyaar saaxiibtinnimo la yeelanaya xulka Argentina. Wuxuu sheegay in uu go’aan rasmi […]

Ciyaaryahanka Ibrahimovic oo sheegay in uu dhammeysanayo Qandaraaskiisa PSG

Ciyaaryahanka Ibrahimovic oo sheegay in uu dhammeysanayo Qandaraaskiisa PSG

maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda PSG ee dalka France, Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in uu dhammeysanayo heshiiskiisa kooxda, kadib hadal-heyn badan oo la xiriirineysay in uu ka tagaayo kooxda. Ibra oo 31 jir ah ayaa qandaraaskiisa kooxda Parc Des Princes ku ciyaarta waxaa uga harsan laba sano, waxaana lala xiriirinayay in uu kooxda ka tagayo markii ay soo […]

Ciyaaryahanka Eto’o Oo Sheegay Inuu sii joogayo Anzhi

Ciyaaryahanka  Eto’o Oo Sheegay Inuu  sii joogayo Anzhi

maantasomaliland):-Wararka ka imaanayay Ruushka maalmihii u dambeeyay ayaa sheegayay in kooxda Anzhi Makhachkala ay iibin doonto qaar ka mid ah ciyaartoydeeda mushaarka badan qaata kagadaal markii ay dhaqaalo yari soo wajahday. Weeraryahanka kooxda Samuel Eto’o oo ah ninka ugu mushaarka badan kubbadda cagta adduunka, ayaa lala xiriirinayay in uu ka tagayo kooxda oo uu ku […]

natiijo hor dhac ah oo laga soo saaray diyaaradii hubka siday ay lahaayeen ciidamadda Millatarigga Ethiopia (Ethiopia Air force).

natiijo hor dhac ah oo laga soo saaray diyaaradii hubka siday ay lahaayeen ciidamadda Millatarigga Ethiopia (Ethiopia Air force).

Kampala-(maantasomaliland)-Guddigii ka koobnaa Todobadda xubinood ee ay xukuumadda dalka Soomaaliya, iyo ciidamadda AMISOM, iyo shirkadda maamusha garoonka diyaaraddaha Muqdisho ay u xilsaareen inay baadhitaan ku sameeyaan diyaaradii sagaalkii bishan aynu ku jirno ku burburtay gegida dayuuraddaha ee magaaladda Muqdishu ayaa sheegay in shilkii ku yimi diyaaradani uu ka dhashay dhinaca farsamadda, sidaana waxa lagu sheegay […]

Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare) oo ah Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyadda Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ayaa maanta Feedh iyo Laag kala daalay Guddoomiyaha Degmadda Gacan Libaax Subeer Salaan Maxamed Maayarka Caasimada xafiiskiisa dhexdiisa

Hargeysa(maantasomaliland) Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare) oo ah Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyadda Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ayaa maanta Feedh iyo Laag kala daalay Maayarka Caasimadiisa xafiiskiisa dhexdiisa Guddoomiyaha Degmadda Gacan Libaax Subeer Salaan Maxamed. Dagaalka uu ku qaaday Xildhibaan Cagayare Guddoomiyaha Degmadda Gacan Libaax waxa uu ka dhashay qof ka shaqeeya guddida Nabadgelyada Degmadda Gacan Libaax […]

Somaliland oo dhawaan u magacawday tabashooyin beesha Ciise Muuse ka qabtay Digreeto Madaxweyne Siilaanyo ku laalay dhulka u dhaw Dekedda iyo kuwo hore oo Is biirsaday

Somaliland oo dhawaan u magacawday tabashooyin beesha Ciise Muuse ka qabtay Digreeto Madaxweyne Siilaanyo ku laalay dhulka u dhaw Dekedda iyo kuwo hore oo Is biirsaday

Hargeysa(maantasomaliland) Madaxyooyadda Somaliland oo dhawaan u magacawday tabashooyin beesha Ciise Muuse ka qabtay Digreeto Madaxweyne Siilaanyo ku laalay dhulka u dhaw Dekedda iyo kuwo hore oo Is biirsaday oo loo balansanaa Ramadaan kadib ayaa u muuqda in ay ka hor timid caqabad aanay filanayn. Sida ay warbaahin qaarkeed ku heshay wararka Odayadii ka mid ahaa […]

gudoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee wadani ahana gudoomiyaha baarlamanka somalilaland Muudane Cabdiraxmaan (Ciro) Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maanta Qaar Ka Mida Ururada Deeq Bixiyayaasha Doorashooyinka Ee Caalamiga ah

HARGEYSA (maantasomaliland)-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin kala duwan oo xisbiga ka tirsan ayaa maanta xafiiskiisa Xisbiga ku qaabilay mas’uul ka socday deeq bixiyayaasha caalamiga ah ee taageera doorashooyinka Somaliland. Gudoomiyaha Xisbigu waxa uu sheegay inay mas’uulkan ku wargeliyeen in shuruucda Somaliland ay tilmaamayso […]

44-Qof Oo Cibaadeysanayay Ayaa Lagu Dilay Masaajid Ku Yaala Waqooyi Bari Naygeria

44-Qof Oo Cibaadeysanayay Ayaa Lagu Dilay Masaajid Ku Yaala Waqooyi Bari Naygeria

(maantasomaliland):-44-Qof oo cibaadeysanayay ayaa lagu dilay masaajid ku yaala waqooyi bari Naygeria, iyadoo weerarkan uu yahay kii ugu xumaa ee ka daca wadankaa mudooyinkii u danbeeyaay. Weerarkan ayaa dhacay subaxdnimadii Axadi xili lagu jiray salada subax, hase ahaatee warbaahinta caalamka ayaa warka ku saabsan dhacdadaas heshay maalintii isniinta ahayd. Sida wararku sheegayaan weerarka ayaa ka […]

Madaxwayanayaasha DalalKa Somaliland Somalia Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyay Xayiraadaha Baanka Ingiriiska ee Barclays Ku Soo Rogayo Xawaldaha Soomaalida

Madaxwayanayaasha DalalKa Somaliland Somalia Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyay Xayiraadaha Baanka Ingiriiska ee Barclays Ku Soo Rogayo Xawaldaha Soomaalida

Hargeysa(maantasomaliland):-Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa sheegay in xayiraadda Xawaalada somalida ee Baananka Ingiriisku ay tahay cuno-qabateyn ka dhan ah Bulshada Somalida. Baanka ugu weyn Waddanka Ingiriiska ee ay Xawaaladaha somalida dirista lacaga u fududeyn jiray ee Barclays, ayaa bishii May ee sanadkan sheegay inuu xidhayo Acounts-yada in ka badan 250 Xawaaladood oo ay […]

Kubadsameeyaha kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa u sheegay BT.dk in Tottenham ay tahay koox xiiso leh laakiin uusan wax wadahadal ah haatan kula jirin.

Kubadsameeyaha kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa u sheegay BT.dk in Tottenham ay tahay koox xiiso leh laakiin uusan wax wadahadal ah haatan kula jirin.

(maantasomaliland):-Kubadsameeyaha kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa u sheegay BT.dk in Tottenham ay tahay koox xiiso leh laakiin uusan wax wadahadal ah haatan kula jirin. Xiddiga reer Denmark oo 21 sanno jir ah ayaa ka mid ah ciyaartoyda lala xiriirinayay inay dhaqaaqayaan xagaagan, waxaana si aad ah loola xiriirinayay Liverpool halka Borussia Dortmund ay sidoo kale […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com