Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 816)

Daafaca Juventus ee Andrea Barzagli Oo Lag Saaray Xulka Italy Ee Wajahaya Argentina.

Daafaca Juventus ee Andrea Barzagli Oo Lag Saaray Xulka Italy Ee Wajahaya Argentina.

(maantasomaliland) Daafaca Juventus iyo xulka Italy Andrea Barzagli ayaa seegaya kulanka arbacada ee saaxiibtinimo ee ay la leeyihiin Argentina. Daafacan ayaa dhaawac la dhibtoonaya, laakiin waxaa la filayaa inuu taam u noqdo kulanka Supercopa ee ka dhici doonta Stadio Olimpico. Inkastoo go’aanka dib loogu celinayo gurigiisa la qaatay xalayto, ciyaaryahankaan ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa […]

Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan maanta ka hadlay qaabka ay u dhacday hawsha derejo siinta Ciidanka Bilaysku iyo Cabashooyinka ka soo noqday.

Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan maanta  ka hadlay qaabka ay u dhacday hawsha derejo siinta Ciidanka Bilaysku iyo Cabashooyinka ka soo noqday.

Hargeysa(maantasomaliland)-Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta ka hadlay qaabka ay u dhacday hawsha derejo siinta Ciidanka Bilaysku iyo Cabashooyinka ka soo noqday. Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Maanta la hadlay warbaahinta, ka dib shir jaraaid oo uu qabtay maanta hambalyo u diray Askarta qaadatay derejooyinka iyo Guddida soo diyaarisay qorshaha derejo […]

Dagaal ka dhan ah Wasiir Xirsi oo Madaxtooyada ka dhex bilaamay, Wiil M/weyne Siilaanyo dhalay oo Weerar afka ah u qaaday iyo Sababaha keenay

Dagaal ka dhan ah Wasiir Xirsi oo Madaxtooyada ka dhex bilaamay, Wiil M/weyne Siilaanyo dhalay oo Weerar afka ah u qaaday iyo Sababaha keenay

Hargeysa(maantasomaliland)-Waxa jira warar isa soo taraya oo sheegaya inay Maalmihii la soo dhaafay aqalka Madaxtooyada dhexdiisa isku faro-saari gaadheen Wasiirka Madaxtooyada ee Xukuumadda Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wiil uu dhalay Madaxweynuhu oo dibada ka yimi, kaasoo wasiir xirsi ku canaantay inuu sumcadii madaxweyaha meel kaga dhacay, isla markaana umadda Mucaaridad uga dhex abuuray. Sida […]

Qaybtii Labaad: Dharaaro Xusuustood Qormooyinka Taxanaha Ahaa Ee Professor Maxamed Siciid Gees Guddoomiyaha Akaadamiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland

Qaybtii Labaad: Dharaaro Xusuustood Qormooyinka Taxanaha Ahaa Ee Professor Maxamed Siciid Gees Guddoomiyaha Akaadamiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland

Xasanow xoolodhaqasho iyo markaad xili ka weynaatid Saw dharaaro tegay xasuustood dib uma soo xigatid Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Qeybtii 2aad Markii mucaaradku ku dhawaaqeen dib-u-habaynta SNM, ayaa Marxuun Madaxweyne Cigaal koox Wasiirro ah oo aan ka sii xasuusto Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo), Marxuun Maxamuud Saalax (Fagadhe), Axmed Xuseen Oomane, Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dareewal), […]

Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga U Taxaabay Madax dhaqameed iyo Odayaal ka soo wada jeeda Degmadda Sabawanaag ee Gobolka Hargeysa, kuwaas oo beryahanba ku murasanaa Degsiimooyinka kala ah Bali Golis iyo Baliga Maxamed Daa’uud.

Hargeysa(maantasomaliland) Ciidanka Booliiska Hargeysa ayaa xidhay Madax dhaqameed iyo Odayaal ka soo wada jeeda Degmadda Sabawanaag ee Gobolka Hargeysa, kuwaas oo beryahanba ku murasanaa Degsiimooyinka kala ah Bali Golis iyo Baliga Maxamed Daa’uud. Madax dhaqameedka la xidhay waxa ka mid ah Ugaas Qaws iyo Suldaan Aadan Xasan Waraabe, oo ay weheliyaan sagaal xubnood oo ka […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yadda Qurbo-jooga Somaliland Maxamuud Cabdiraxmaan Cali.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yadda Qurbo-jooga Somaliland Maxamuud Cabdiraxmaan Cali.

HARGEYSA(maantasomaliland)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yadda Qurbo-jooga Somaliland Maxamuud Cabdiraxmaan Cali. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-1963/082013 uu xilkii […]

Siyaasiyiinta,Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Reer Xuseen Ee Gobolka togdheer oo oo beryahanba shir docedyo iyo kulamo joogto ahi u socdeen ayaa digniin culus iyo baaq u diray xukumada Siilanyo iyo shirkad shidaal baadhis ka wada degaamada beeshu degto(warsaxaafadeed)

(msl)Siyaasiyiinta,Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Reer Xuseen Ee Gobolka togdheer oo oo beryahanba shir docedyo iyo kulamo joogto ahi u socdeen ayaa digniin culus iyo baaq u diray xukumada Siilanyo iyo shirkad shidaal baadhis ka wada degaamada beeshu degto Baaqaa ay beesha reer Xuseen soo saartay oo dhamaystiran wuxuu u dhigan yahay sidatan:- “Sida aad wada […]

Taliyeyaasha ciidammadda Asluubta iyo laanta socdaalka Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax iyo Gaashaanle sare Maxamed Yuusuf, ayaa shirar jaraa’id oo ay si gooni gooni ah maanta ugu qabteen xafiisyadooda waxay ku bogaadiyeen xukuumadda madaxweyne Siilaanyo samaynta ay ku bixisay hirgelinta derajooyinka ciidammadda qalabka sida ee Somaliland.

HARGEYSA (maantaSomalilan)-Taliyeyaasha ciidammadda Asluubta iyo laanta socdaalka Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax iyo Gaashaanle sare Maxamed Yuusuf, ayaa shirar jaraa’id oo ay si gooni gooni ah maanta ugu qabteen xafiisyadooda waxay ku bogaadiyeen xukuumadda madaxweyne Siilaanyo samaynta ay ku bixisay hirgelinta derajooyinka ciidammadda qalabka sida ee Somaliland. Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed […]

TOM and JERRY CARTOON Full Movie 2013

Tom and Jerry Playing Jazz 10 Hours Version NEW 2013-2014

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababaha loo sameeyey golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka.

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababaha loo sameeyey golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka.

Hargeysa (maantasomaliland) -Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababaha loo sameeyey golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka. Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waxa uu kale oo uu ka hadlay halka ay marayaan wada hadaladii u dhaxeeyey urur siyaasadeedkii Xaqsoor iyo xukuumada, isaga oo sheegay in wada hadaladaasi ay wali […]

Wasiiru-dawlaha Nabadeynta iyo Horurmarinta Gobollada Bari Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle) oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,

Wasiiru-dawlaha Nabadeynta iyo Horurmarinta Gobollada Bari Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle) oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,

Laascaanood, (maantasomaliland)- Wasiiru-dawlaha Nabadeynta iyo Horurmarinta Gobollada Bari Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle) oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md. C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa kulan la yeeshay waxgaradka iyo odayaasha gobolkaas. Kulankan ay masuuliyiinta iyo Waxgaradka gobolka Sool […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com