Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daafaca Juventus ee Andrea Barzagli Oo Lag Saaray Xulka Italy Ee Wajahaya Argentina.

(maantasomaliland) Daafaca Juventus iyo xulka Italy Andrea Barzagli ayaa seegaya kulanka arbacada
ee saaxiibtinimo ee ay la leeyihiin Argentina.

Daafacan ayaa dhaawac la dhibtoonaya, laakiin waxaa la filayaa inuu taam u noqdo kulanka Supercopa ee ka dhici doonta Stadio Olimpico.

Inkastoo go’aanka dib loogu celinayo gurigiisa la qaatay xalayto, ciyaaryahankaan ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa Azzurri la sii joogi doono kuwaasoo booqasho sameyn doona xilli danbe maanta ah.

Marka booqashadooda ay u soo dhamaato, waxa uu ku soo laaban doonaa Turin si dhaqaatiirta Bianconeri ay u daweeyaan.

Juve ayaa axada la ciyaari doonta Lazio kulanka Italian Super Cup oo ka dhacaya caasimada Italy.

abdikani kk

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com