Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 817)

Golaha Guurtidda Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Hirgelinta Derajooyinka Ciidammadda

Golaha Guurtidda Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Hirgelinta Derajooyinka Ciidammadda

HARGEYSA (maantasomaliland)-Gudoomiyaha Galaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay wehelinayeen gudida joogtada ah ee golahaasi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta aqalkaasi ee magaalada Hargaysa waxa uu ku hambalyeeyey maxadwaynaha Somalind Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo gudidii u xil saarnayd bixinta derejooyinka Ciidammadda. Godoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo shirkaasi […]

Daawo: Raysal Wasaaraha Norway Oo Si Aragtida Codbixiyayaasha Uu U Helo Ka Dhex Tagsiileeyay Magaalada Oslo

Oslo, (maantasomaliland Raysal Wasaaraha Norway Jens Stoltenberg, ayaa si uu fikrada cod bixiyayaasha u ogaado, isla markaana wacyigooda uga dareen qaato, dantu ku kaliftay in uu tagsile dhawr saacadood ka dhex noqdo, magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Oslo. Jens Stoltenberg, oo ku labisan muraayad madow iyo dirays kuwa tagsiilayaasha u eg ayaa qaaday rakaab […]

Daawo:- Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Degaanka ee Magaalada Filla Dalka Finland oo Berbera Si Qiimo Sare Leh Loogu Soo Dhaweeyay Waxaa Qaabilay Duqa Berbera,Xildhibaano Kala Degaanka ah iyo Masuuliyiin Sare

Masuuliyinta Xafiiska Haayada NRC Burco Oo ku Heelan Sidii ay Lacag Ugu Bixin-Lahayeen Dad Difacaya Hayadaasi

Masuuliyinta Xafiiska Haayada NRC Burco Oo ku Heelan Sidii ay Lacag Ugu Bixin-Lahayeen Dad Difacaya Hayadaasi

Burco(maantasomaliland):- Iyadoo ay Mudoyinkii u danbeyayba ay jirtay Dhawaaq Ba-an Oo soo Yeedhaya dadka ku dhaqan Kaamamka Barakacayasha burco isla markaasna ay Haayada NRC ku Eedaynayaan inay ku Kacday Musuq-Masuq Xadhkaha Goostay. ayaa habeenkii xalay ahaa Kulan Uu ay soo abaabuleen Masuliyinta Haayada NRC Ee G/Togdheer waxaanu kulankani ka dhacay gudaha xaafada kosaar Oo ay […]

Tababaraha liverpool Brendan Rodgers: Inta Suarez Uu Diidayo Raaligelin Xal Lama Gaarayo, Mana Ciyaari Doono.

Tababaraha liverpool Brendan Rodgers: Inta Suarez Uu Diidayo Raaligelin Xal Lama Gaarayo, Mana Ciyaari Doono.

Brendan Rodgers ayaa sheegay inaysan jirin doonin wax xal ah oo laga gaarayo go’aanka Liverpool ilaa iyo inta Luis Suarez uu diidan yahay inuu raaligelin bixiyo. Rodgers ayaa dalbanaya in weeraryahanka reer Uruguay uu raaligelin ka bixiyo habdhaqankiisii ugu danbeysay, halka Suarez aysan qorshaha ugu jirin inuu raaligelin bixiyo isagoo aaminsan inuusan wax qalad ah […]

Ciyaaryanka Barcelona ee Jordi Alba: Barca Kuma Qanceyso Kaliya Hanashada Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.

Ciyaaryanka Barcelona ee Jordi Alba: Barca Kuma Qanceyso Kaliya Hanashada Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.

(maantasomaliland) Jordi Alba ayaa sheegay in Barcelona aysan ku qanci doonin kaliya hanashada horyaalka xilli ciyaareedkan. Kooxda Blaugrana ayaa hanatay La Liga xilli ciyaareedkii hore, laakiin waxaa Copda del Rey ka reebtay Real Madrid halka Champions League ay ka reebtay Bayern Munich. Waxaana daafacan uu qirtay in kooxdiisa ay rajeyneyso inay koobab badan qaado xilli […]

Ciyaaryahanka garabk uga ciyaara liverpool Stewart Downing Oo Tijaabada Caafimaadka Ku Maraya London.

Ciyaaryahanka garabk uga ciyaara liverpool Stewart Downing Oo Tijaabada Caafimaadka Ku Maraya London.

( maantasomaliland) Sky Sports ayaa ogaatay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Stewart Downing inuu ku dhow yahay inuu tijaabada caafimaadka u maro kooxda West Ham. Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer England ayaa u muuqda mid soo gabagabeynaya labo sanno oo aan guulo u aheyn oo uu ku qaatay Liverpool tan iyo markii uu […]

Ciyaaryahanka Ashley Young Oo Laga Saaray Xulka England Ee Wajahaya Soctland

Ciyaaryahanka  Ashley Young Oo Laga Saaray Xulka England Ee Wajahaya Soctland

(maantasomaliland) Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester United Ashley Young ayaa isaga baxay xulka England ee ciyaar saaxiibtinimo arbacada kula ciyaaraya garoonk Wembley xulka Scotland. Young ayaa dhibaato canqowga ah qabay waxaana uu seegay kulankii jimcaha ee lagu maamuusayay mustaqbalka ciyaareed ee Rio Ferdinand iyo kulankii shalayto ee Community Shield. Iyadoo fursad yar uu u heystay […]

iyaaryahanka khadka dhexe ee Frank Lampard ayaa sheegaya inuu taam u noqon doono kulanka kooxdiisa ay ku furaneyso xilli ciyaareedka Premier League ee axada soo socota ay la leeyihiin kooxda Hull City Tigers.

(maantasomaliland) Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Frank Lampard ayaa sheegaya inuu taam u noqon doono kulanka kooxdiisa ay ku furaneyso xilli ciyaareedka Premier League ee axada soo socota ay la leeyihiin kooxda Hull City Tigers. 35 jirkaan ayaa seegay inta badan ciyaarihii saaxiibtinimo ee Chelsea ee xagaagan sababo la xiriira dhaawac, laakiin waxa uu ka qeyb […]

Kabtanka kooxda Man Utd, Namanja Vidic, ayaa si cad u sheegay in aysan jirin sabab uu kooxda Man Utd uga tago weeraryahanka careysan ee Weyne Rooney.

Kabtanka kooxda Man Utd, Namanja Vidic, ayaa si cad u sheegay in aysan jirin sabab uu kooxda Man Utd uga tago weeraryahanka careysan ee Weyne Rooney.

(maantasomaliland) Kabtanka kooxda Man Utd, Namanja Vidic, ayaa si cad u sheegay in aysan jirin sabab uu kooxda Man Utd uga tago weeraryahanka careysan ee Weyne Rooney. Vidic ayaa qiray in uu aamisan yahay in aysan jirin koox ka weyn Man Utd oo uu u ciyaari lahaa Rooney, isagoo iska indha tiray daneynta kooxda uu […]

Wakiilka difaaca kooxda Liverpool, Daniel Agger ayaa sheegay in aysan diidi doonin u dhaqaaqidda Barcelona hadii labada koox ku heshiiyaan qiimaha ciyaaryahanka, sida ay qortay Daily Mail.

Wakiilka difaaca kooxda Liverpool, Daniel Agger ayaa sheegay in aysan diidi doonin u dhaqaaqidda Barcelona hadii labada koox ku heshiiyaan qiimaha ciyaaryahanka, sida ay qortay Daily Mail.

(maantasomaliland) Wakiilka difaaca kooxda Liverpool, Daniel Agger ayaa sheegay in aysan diidi doonin u dhaqaaqidda Barcelona hadii labada koox ku heshiiyaan qiimaha ciyaaryahanka, sida ay qortay Daily Mail. Agger oo dhawaan loo magacaabay kabtan xigeenka Liverpool, ayaa la aaminsan yahay in Barca ay soo gudbisay dalab 15 milyan oo gini ah oo ay ku dooneyso, […]

Wefti ka kooban Maareeyaha Wakaalladda Waddooyinka Somaliland Prof: Xasan Cali Cismaan , Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Mudane Aadan Cabdillahi Xassan Nugaal iyo Xoghayaha Wasiirka Madaxtooyadda Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa soo gaadhay magaalo madaxda Gobolka Guangzhou ee dalka China.

China (maantasomaliland)- Wefti ka kooban Maareeyaha Wakaalladda Waddooyinka Somaliland Prof: Xasan Cali Cismaan , Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Mudane Aadan Cabdillahi Xassan Nugaal iyo Xoghayaha Wasiirka Madaxtooyadda Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa soo gaadhay magaalo madaxda Gobolka Guangzhou ee dalka China. Weftigaas oo ujeedada socdaalkooda aanu wax ka weydiinay Mareeyaha wakaalladda Wadooyinka Somaliland “RDA ”Prof Xassan […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com