Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 9)

MADAXWEYNAHA JSL OO HADHIMO-SHARAFEED LOOGU SAMEEYEY DUGSIGA HOYGA AH EE DABAYL-WEYNE.

MADAXWEYNAHA JSL OO HADHIMO-SHARAFEED LOOGU SAMEEYEY DUGSIGA HOYGA AH EE DABAYL-WEYNE.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kasoo guryo noqday safar shaqo oo uu ku tegay gobollada bariga dalka, ayaa maanta hadhimo sharafeed loogu sameeyey dugsiga hoyga ah ee Dabyl-weyne oo ku yaalla duleedka waqooyi ee tuulada Macaaneeye ee degmada Mandheera. Hadhimo-sharafeeddan oo ay soo qabanqaabiyeen hormuudka guddida DAN iyo Duco, ayaa ugu horrayn […]

Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

 Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa galabta Shan caruur ah oo yar yar ka reebay Laagta hor marta taliska guud ee ciidanka. Ciidanka ayaa caruurtaas dhamaantood ka soo samatabixiyay kana soo reebay daadka oo ahaa mid xoogan. Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale bulshada goobtaa ku sugnayd ayaa kaalin […]

DAAWO Xukuumada Oo Shaacisay Inay Bixinayso Kharashka Waxbarashada Hablaha Naafada Ah

DAAWO Xukuumada Oo Shaacisay Inay Bixinayso Kharashka Waxbarashada Hablaha Naafada Ah

Cabdirashiid Riyo-raac: Madaxweynaha iyo Xukuumadu ma aha in ay diidaan wax ka bedelka Xeer 14 .

Cabdirashiid Riyo-raac: Madaxweynaha iyo Xukuumadu ma aha in ay diidaan wax ka bedelka Xeer 14 .

SIYAASI CALI GURAY OO KA HADLAY MOOSHINKII GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYAY, FARIIMO CULUSNA UDIRAY MADAXWAYNE BIIXI IYO MAXAMUUD XAASHI.

SIYAASI CALI GURAY OO KA HADLAY MOOSHINKII GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYAY, FARIIMO CULUSNA UDIRAY MADAXWAYNE BIIXI IYO MAXAMUUD XAASHI.

Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha siyaasadeed ee taagan ayaa ka hadlay mooshinkii labada xeer ee ay ansixiyeen golaha wakiilada kaasi oo ahaa xeerarka muranka doorashadu ka taagan yahay Sidoo kale cali guray ayaa baaq udiray golaha guurtida ,xildhibaanada wakiilada ee ka cabanaya mooshinka […]

“UMADAHA DIB USOCDA CALAAMAADKOOGA WAXA KAMID AH SIYAASI DAD DEGAN MAAHA, EE WAA MURAN IYO DOOD TAAGAN” SH. MUSTAFE

“UMADAHA DIB USOCDA CALAAMAADKOOGA WAXA KAMID AH SIYAASI DAD DEGAN MAAHA, EE WAA MURAN IYO DOOD TAAGAN” SH. MUSTAFE

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka waramay calaamadaha lagu garto umadaha dib usocodka ah ee duniada kaga jira kuwa ugu hooseeya marwaba ku jira dood ,muran iyo qarjajac taagan oo madhalays ah. Sidoo kale sheikh mustafe ayaa sheegay in umada Somaliland ay ku jirto kuwa dib usocodka […]

GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MUSHARAXA XISBIGA WADDANI IYO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA.

GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MUSHARAXA XISBIGA WADDANI IYO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA.

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa saaka kulamo kala duwan la qaatay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka xisbi xaakimka kulmiye kuwaasi oo aan laga bixin ujeedadooda iyo arimaha ay ka wada hadleen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

QAARKAMID AH XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA OO SHARCI DARO KU TILMAAMAY MOOSHINKII LABADA XEER EE GOLUHU ANSIXIYEEN MAALINTII SHALAY!

QAARKAMID AH XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA OO SHARCI DARO KU TILMAAMAY MOOSHINKII LABADA XEER EE GOLUHU ANSIXIYEEN MAALINTII SHALAY!

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee taabacsan xukuumada islamarkaana maalintii shalay ka maqnaa golaha halka qaarkoodna joogeen ayaa sharci daro ku tilmaamay mooshin laba xeer ah oo goluhu ansixiyay maalintii shalay Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku hanjabay in aanay imanayn golaha si uu kooramku u buuxsami waayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

CIIDANKA BOOLISKA JSL OO GACANTA KUSOO DHIGAY DHALINYARO CAMARADAHA QARSOONI QABTEEN IYAGOO GUBAYA MEHERAD KU TAALA MAGAALADA HARGAYSA

CIIDANKA BOOLISKA JSL OO GACANTA KUSOO DHIGAY DHALINYARO CAMARADAHA QARSOONI QABTEEN IYAGOO GUBAYA MEHERAD KU TAALA MAGAALADA HARGAYSA

Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay dhallinyaro dhawaan dab qabadsiinaayay ( gubaayay Meherad la yidhaa Djibouti ) oo badhtamaha Hargaysa ku taala,Sida Kamerada Qarsoon duubtay dhallinyarada oo ka koobnaa 4-afar ayaa dab qabsadsiinayay Meherada horteeda , waxaana gacanta lagu soo dhigay laba ka mida, Labadan Eedaysane ee gacanta lagu soo dhigay ayaa kala […]

Daawo:-Golaha Wakiilada Oo Hada U Gudbiyey Guurtida Xeerarkii Dooorashooyinka Ee Wax Laga Badalay

Daawo:-Golaha Wakiilada Oo Hada U Gudbiyey Guurtida Xeerarkii Dooorashooyinka Ee Wax Laga Badalay

MADAXWEYNAHA JSL IYO WEFTIGII UU HOGGAAMINAYEY OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA CAYNABA

MADAXWEYNAHA JSL IYO WEFTIGII UU HOGGAAMINAYEY OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA CAYNABA

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo muddooyinkanba safarro shaqo ku marayey qaar kamid ah gobollada bariga dalka, ayaa maanta soo dhaweyn ballaadhan oo aan kala hadh lahayn loogu sameeyey magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar. Kumannaan iyo kumannaan kamid ah shacabka reer Caynaba oo ay hormuud u […]

XISBIGA KULMIYE OO GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA IYO ANSIXINTA ASXAABTA UGUDBIYAY SHURUUDIHII LOOGA BAAHNAA!

XISBIGA KULMIYE OO GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA IYO ANSIXINTA ASXAABTA UGUDBIYAY SHURUUDIHII LOOGA BAAHNAA!

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan masuuliyiinta sar sare ee xisbigu ayaa maanta gudida diwaangalinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka ugudbiyay shuruudihii looga baahnaa xisbiyada jira ee uuu ku waajibiyay xeer 14,

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com