Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 10)

Waddani Oo Shaaciyay In Uu Iska Diiwaangelinayo Xarunta Guddida Diwaangalinta Urrurada

Waddani Oo Shaaciyay In Uu Iska Diiwaangelinayo Xarunta Guddida Diwaangalinta Urrurada

Xisbiga   WADDANI ayaa sheegay in ay iska diwaangalinayaan xarunta guddida Diwaangalinta urrurada, si lamid ah urrurada cusub. Xoghayaha Guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi, oo waraysi siiyay Galaydh Media, ayaa sheegay in ay sharci tahay in 10-kii sannoba mar dib loo diwaangaliyo urruro cusub, isla markaana aanay furista urrurada kasoo horjeedin. Waxaanu yidhi.”Nidaamka urruradu, […]

Gudoomiye Xirsi Oo Sameeyey Magacaabis Cusub

Gudoomiye Xirsi Oo Sameeyey Magacaabis Cusub

MADAXWAYNE BIIXI IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA BURCO,

MADAXWAYNE BIIXI IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA BURCO,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo caasimadda kaga maqan, ayaa maanta soo dhaweyn ballaadhan oo aan kala go’ lahayn loogu sameeyey dhammaanba magaalooyinka iyo degmooyinka ku teedsan waddada isku xidha Burco iyo Berbera, waxana ay goor dhaweyd soo gaadheen magaalada Burco, halkaas oo ay Kumannaan […]

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA JSL OO KORMEER KU TAGAY DHISMAHA MACHADKA DAWLADAHA HOOSE.

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA JSL OO KORMEER KU TAGAY DHISMAHA MACHADKA DAWLADAHA HOOSE.

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa kormeer ku tagay dhismaha xarunta machadka dawladaha hoose ee somaliland oo dhismihiisu socdo.

WAXGARADKA IYO DHALINYARO KA HORYIMID IN WAFTIGA MADAXWAYNUHU BOOQASHO YIMAADO OODWAYNE IYO SOBOBTA!

WAXGARADKA IYO DHALINYARO KA HORYIMID IN WAFTIGA MADAXWAYNUHU BOOQASHO YIMAADO OODWAYNE IYO SOBOBTA!

Waxgaradka iyo dhalinyarada beel kamid ah beelaha dega gobolka daadh madheedh oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada Oodwayne ayaa ka horyimid in waftiga maaxwaynaha somaliand hogaaminayo ay booqasho ku yimaadaan gobolka, xili lagu wado in waftiga madaxwaynuhu maalinta bari ah soo gaadhaan oodwayne Sidoo kale waxgaradkan iyo dhalinyarada hadlay ayaa diid madooda ku sobobeeyay […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidal Adxaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo  shacabka kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidal Adxaha.

(MAANTASOMALILAND)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal Adxaha oo maanta laga oogay guud ahaanba dunida Islaamka.Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaal ciidan iyo siyaasiyiin kale, ayaa shacabka kula tukaday masjid Jaamaca weyn ee Hargeysa, halkaas oo ay soo buux-dhaafiyeen kumanaan […]

HEESTA Heesta MUNAASABADA CIIDAL UDXA IYO MAAMED SALEEBAAN TUBEEC Alla Maanta Ayaanta With Lyrics

HEESTA Heesta  MUNAASABADA CIIDAL UDXA  IYO MAAMED SALEEBAAN TUBEEC Alla Maanta Ayaanta With Lyrics

MAGAALADA HARGAYSA IYO UDIYAAR GAROWGA XUSKA MAALINTA QARANNIMADA SOMALILAND OO CAAWA DADWAYNE TIRO BADANI ISKUGU SOO BAXEEN JIDADKA.

MAGAALADA HARGAYSA IYO UDIYAAR GAROWGA XUSKA MAALINTA QARANNIMADA SOMALILAND OO CAAWA DADWAYNE TIRO BADANI ISKUGU SOO BAXEEN JIDADKA.

Magaalada Hargaysa Iyo Udiyaar Garowga Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland Oo Caawa Dadwayne Tiro Badani Iskugu Soo Baxeen Jidadka Taasi oo maalinta bari ah siwayn looga xusidoona guud ahaan somaliland.

GUDIDA TACLIINTA SARE EE SOMALILAND OO KULAN LAYEESHAY WAFTIGA KA SOCDAY DALKA TURKIGA.

GUDIDA TACLIINTA SARE EE SOMALILAND OO KULAN LAYEESHAY WAFTIGA KA SOCDAY DALKA TURKIGA.

 Gudiga Tacliinta Sare ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xafiiskooda ku Qaabilay Wefti ka Socda Dalka Turkiga kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim ah iyo iskaashiga dhinaca waxbarashada ee labada dal. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

DAAWO Masuuliyinta Komishanka Tamarta JSL oo Dib-u Habayn Dhinaca Laydhka ah ka Bilaabay Xaafada State House-ka

DAAWO Masuuliyinta Komishanka Tamarta JSL oo Dib-u Habayn Dhinaca Laydhka ah ka Bilaabay Xaafada State House-ka

Agaasimaha guud ee kumishanka tamarta maxmed maamuud cabdi malaw ayaa faahfaahin ka bixiyay dib u habayn dhinaca laydhka ah oo ay ka bilaabeen xaafada state housaka . maanta waxaanu yidhi Waxaan Maanta Bilawday Dib-uhabaynta Xadhkaha iyo Biraha Korontada Ee Xaafada State House Qaybta (Tec) Waxaan U mahadcelinyaa Shirkada Telesom (Tec) oo iyadu bilawday Dib-uhabaynta Laymankeeda […]

MULKIILAHA WORLD REMIT OO SHEEGAY IN MAAYARKA CAASIMADU TALAABO KA QAADAY SHAQAALE DAWLADA HOOSE KATIRSAN OO LACAGO KA URURSADAY HOOYOOYINKII SAHAMIYE FOUNDATION CAAWIYAY!

MULKIILAHA WORLD REMIT OO SHEEGAY IN MAAYARKA CAASIMADU TALAABO KA QAADAY SHAQAALE DAWLADA HOOSE KATIRSAN OO LACAGO KA URURSADAY HOOYOOYINKII SAHAMIYE FOUNDATION CAAWIYAY!

Mulkiilaha xawaalada world Remite ahna aas Aasaha Sahamiye Foundation Ismaaciil Axmed ayaa maayarka Caasimada hargaysa cabdikariim Axmed Mooge ku bogaadiyay talaabo deg deg ah o uu kaqaaday qaarkamid ah shaqaalaha dawlada hoose oo lacago laaluush ah ka qaaday hooyooyin ku ganacsatada suuqa waaheen oo dhawaan sahamiye foundation uqaybiyay lacag si ay uga soo kabtaan gubashadii […]

“WIXII LA ISKU QABTO MAXKAMADII KALA SAARI LAHAYD MA DHISNA, MAXKAMADII DASTUURIGA AHAYD WAA IN LA SAMEEYAA” MUJ DHAGAWAYNE.

“WIXII LA ISKU QABTO MAXKAMADII KALA SAARI LAHAYD MA DHISNA, MAXKAMADII DASTUURIGA AHAYD WAA IN LA SAMEEYAA” MUJ DHAGAWAYNE.

Muj Ibrahim Xuseen “Dhagawayne” Oo kamid ah sraakiishii hogaminaysay halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa Ka Dayriyay Muranka Sharci Ee Dalku Uu Galay Iyo Jiritaan La.aanta Maxkamad Dastuuriya Oo Wax kala Saarta. Sidoo kale muj gadhawayne ayaa ku baaqay in deg deg ah loo sameeyo maxkamadii dastuuriga ahayd ee dalka oo aan hada jirin si loo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com