Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 574)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliladnd Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulan ay la lahaayeen Madaxwynaha Somaliland guddoomiyeyaasha Asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliladnd Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulan ay la lahaayeen Madaxwynaha Somaliland guddoomiyeyaasha Asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo maanta la hadlay warbaahinta,ayaa sheegay in ay balantii ay labada guddoomiye xisbi mucaarid la lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) […]

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis,ayaa ka war bixiyay socdaal shaqo oo uu ku tegay dalalka Maraykanka iyo Canada

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis,ayaa ka war bixiyay  socdaal shaqo oo uu ku tegay dalalka Maraykanka iyo Canada

,waxaanu sheegay in uu la kulmay masuuliyiinta Qaramada Midoobay iyo inta badan safiirada golaha ammaanka u fadhiya dalalkooda oo uu kala hadlay qadiyada Somaliland iyo waxyaabaha u qabsoomay intii ay Madaxbannaanideeda kala soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliweyn. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis oo arrimahaa ka hadlayaana waxaa uu yidhi. “Waxaannu magaalada New York […]

Hogaanka Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay inaanay jirin Ballan ay Mucaaradka la lahaayeen oo ay kaga baxeen ka dib markii Xisbiyada Mucaaradka ahi Xalay Iclaamiyeen in Xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ka baxeen Ballan ahayd in lagaga wada hadlo Muranka Diwaangalinnaha

Hogaanka Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay inaanay jirin Ballan ay Mucaaradka la lahaayeen oo ay kaga baxeen ka dib markii Xisbiyada Mucaaradka ahi Xalay Iclaamiyeen in Xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ka baxeen Ballan ahayd in lagaga wada hadlo Muranka Diwaangalinnaha. Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Kulmiye diyaar u yahay Wada […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururada Bulshada Rayidka ah,

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururada Bulshada Rayidka ah,

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururada Bulshada Rayidka ah, waxa uu kula dardaarmay sidii Bulshada loo fahansiin lahaa dardar galinta iyo hirgalinta Qaadashada Kaadhka Dhalashada Madaxweyne Siilaanyo ayaan soo hadal qaadin qaadacaada Mucaaradka iyo muranka ku salaysan Diwaangalinta Madaniga ah ee u dhexeeya Mucaaradka iyo Xukumadda. “Waxay ila tahay […]

Budhcad Gudaha Hargeysa ka afduubay Wiil Tagsiile ah oo ay Xadhig, Baadhasho, Tuuris & inay Gaadhigii ka kaxaystaan isugu daray

Budhcad Gudaha Hargeysa ka afduubay Wiil Tagsiile ah oo ay Xadhig, Baadhasho, Tuuris & inay Gaadhigii ka kaxaystaan isugu daray

Maxamed Cabdiraxmaan Nuur oo ah Wiil Tagsiile ah oo bishii iyo badhkii u dambeeyey gudaha Caasimadda Somaliland ee Hargeysa kaga shaqaysanayey mid ka mid ah Tagaasida yar-yar ee Tagsi Raaxada iyo Gaadhi Dukhaanka-ba loo yaqaanno, ayaa ka badbaaday Afduub ay Koox Budhcad ahi kula kaceen 13-kii bishan aynu ku jirno oo ku beegnayd Axaddii toddobaadkan, […]

Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Wadani Iyo UCID Ayaa Sheegay In Xukuumaddu Ay Kaga Baxday Wada Hadaladii Ay La Furtay.

Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Wadani Iyo UCID Ayaa Sheegay In Xukuumaddu Ay Kaga Baxday Wada Hadaladii Ay La Furtay.

Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Wadani Iyo UCID Ayaa Sheegay In Xukuumaddu Ay Kaga Baxday Wada Hadaladii Ay La Furtay. waxa ay sheegeen in wada hadalkan oo salka ku hayay in ay dhinacyadu kaga wada hadlaan xeerka diiwaan gelinta madaniga ah oo maalmihii ugu dambeeyay dhaq-dhaqaaqiisii ay ka socdeen magaaladda Hargeysa. ugu horeyn waxa halkaasi ka […]

Xeerka Diiwaan Galinta Madaniga Ahi Waa Sharci, Waana Xaqiijinta Muwaadinimada Somaliland mudane xasan suudi xirsi RUUG CADAA SIYAASIYA

loo gudbay golayaal qaran iyo doorasho madaxweyne iyo ku xigeen loo siiyey fursad, inay sameeyaan geedi socod nabadaysan oo dimuqraadiyada ehel u ah.SIDAA WAXAA QORAALKIISA KU SHEEGAY MUDANE XASAN SUUDI XIRSI OO AH RUUG CADAA SIYAASI AH OO DAWLADI SIYAAD BARE KA GAADHAY WASIIR XIGEEN ISAGOO haatan ku sugan dalka ayaa waxaa uu u dhignaa […]

Qaar Ka Mid Ah Madaxdhaqameedka Reer Hargeysa iyo Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Diiwaan Galinta Madaniga ah

Qaar Ka Mid Ah Madaxdhaqameedka Reer Hargeysa iyo Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Diiwaan Galinta Madaniga ah

Qaarkamid ah Madaxdhaqameedka gobolka Maroodijeex iyo Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex maxamed Maxamud Jeeni yare,ayaa maanta si wada jir ah shir jaraaid ugu qabtay Xarunta Gobolka Maroodijeex ee caasimada HargeysaMqaar ka mid ah cuqaasha reer Maroodijeex Waxaanay kaga hadleen ahimyadda ay diiwaan galinta Madaniga ahi ay u leedahay muwaadiniinta reer Somaliland iyagoo jawaab adagna madaxdhaqameedka iyo guddoomiyaha […]

shacbiwaynaha Magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga walaacsan warar muddooyinkii u dambeeyay soo baxayay oo sheegaya in falal afduub u muuqda lagula kacay carruur ay da’doodu u dhaxayso 10-15 jir

shacbiwaynaha Magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga walaacsan warar muddooyinkii u dambeeyay soo baxayay oo sheegaya in falal afduub u muuqda lagula kacay carruur ay da’doodu u dhaxayso 10-15 jir

shacbiwaynaha Magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga walaacsan warar muddooyinkii u dambeeyay soo baxayay oo sheegaya in falal afduub u muuqda lagula kacay carruur ay da’doodu u dhaxayso 10-15 jir, kuwaas oo la qafaasho marka ay dugsiyada ku socdaan. Falalkan oo labadii bilood ee u dambeeyay isa soo tarayay ayaa waxa qaar ka mid ah […]

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee WADDANI iyo UCID iyo Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE ,ayaa isku afgartay in ay ka wada hadlaan diiwaan galinta Madaniga ah opo maalmihii ugu dambeeyay uu ka taagnaa buuq siyaasadeed isla markaana ay qaadaceen Xisbyada mucaaridku Somaliland.

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee WADDANI iyo UCID iyo Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE ,ayaa isku afgartay in ay ka wada hadlaan diiwaan galinta Madaniga ah opo maalmihii ugu dambeeyay uu ka taagnaa buuq siyaasadeed isla markaana ay qaadaceen Xisbyada mucaaridku Somaliland. Labada xisbi mucaarad iyo xukumadda Somaliland ayaa isku aff-gartay inay ka wada hadlaan muranka diwaangalinta […]

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Nuux Sheekh Muuse Ducaale, ayaa iska difaacay eedamo loo jeediyay oo ku aadan in Wasaaraddaha xukumaddu ku tagri falaan Awooda Hay’adda Shaqaalaha

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Nuux Sheekh Muuse Ducaale, ayaa iska difaacay eedamo loo jeediyay oo ku aadan in Wasaaraddaha xukumaddu ku tagri falaan Awooda Hay’adda Shaqaalaha

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Nuux Sheekh Muuse Ducaale, ayaa iska difaacay eedamo loo jeediyay oo ku aadan in Wasaaraddaha xukumaddu ku tagri falaan Awooda Hay’adda Shaqaalaha islamarkaana hawlihii Hay’addu xaqa u lahayd maamushaan Wasaaradduhu. “Runtii Ruuxa Bani-aadamka ahi inuu is-amaano maaha, waa lagu dhaliilayaa, dhaliishana inaad ka faa’iidaysato weeye.haddi waxaasi jiraan waanu saxaynaa laakiin […]

Aqoonyahanka iyo Dhalinyarada Beesha Ciise Muuse ayaa waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)in uu Beesha Ciise Muuse ka qayb galiyo Xubnaha Gudida Komishanka Doorashooyinka

Aqoonyahanka iyo Dhalinyarada Beesha Ciise Muuse ayaa waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)in uu Beesha Ciise Muuse ka qayb galiyo Xubnaha Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Aqoonyahanka iyo Dhalinyarada Beesha Ciise Muuse ayaa baaqan oo ay shalay soo saareen oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay wargeyska Geeska Afrika […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com