Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 627)

Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa isniintii toddobaadkan ee 6da bishii Koowaad waxa ay ku heshiiyeen in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay labada dal mustaqbalka dhow iyo ka fogba u wada yeelan lahaayeen iskaashi dhinaca isticmaalka dekedaha iyo gaadiidka rarka geynaya Itoobiya

Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa isniintii toddobaadkan ee 6da bishii Koowaad waxa ay ku heshiiyeen in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay labada dal mustaqbalka dhow iyo ka fogba u wada yeelan lahaayeen iskaashi dhinaca isticmaalka dekedaha iyo gaadiidka rarka geynaya Itoobiya, waxa aanay labada dhinacba wada hadalkan ku tilmaameen in uu ka caawin doono […]

Xildhibaan Muuse Ciise Xamari oo ka tirsan xubnaha golaha Guurtida Somaliland ugu jira gobolka Sool, isla markaana wakhti xaadirkan golahaasi u saaray guddi anshax marin ah, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay eedaha looga jeedinayo inuu arrimo siyaasadeed ugu socdaalay magaalada Garoowe

(MAANTASOMALILAND)Xildhibaan Muuse Ciise Xamari oo ka tirsan xubnaha golaha Guurtida Somaliland ugu jira gobolka Sool, isla markaana wakhti xaadirkan golahaasi u saaray guddi anshax marin ah, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay eedaha looga jeedinayo inuu arrimo siyaasadeed ugu socdaalay magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland iyo dagaal gacan ka hadal ah oo uu Isniintii […]

Weftigii Somaliland u metalayay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Addis-ababa kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Nayjeeriya Obasango.

)-Weftigii Somaliland u metalayay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Addis-ababa kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Nayjeeriya Obasango. sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul oo u dhignaa sidan:- “Weftiga Jamhuuriyada Somaliland uga qayb-galayey wada hadalada dalka Somaliya oo ku sugan magaalada Addis-ababa xarunta dalka […]

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeeedhay Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Faysal Cali Waraabe, hadalkaas oo ku sheegay in si gaar ah uu wada hadal u la furayo dawlada Soomaliya, waxaanu Wasiirku ku tilmaamay hadalkaas mid shaki galin kara qaranimada Somaliland.

(MAANTASOMALILAND)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeeedhay Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Faysal Cali Waraabe, hadalkaas oo ku sheegay in si gaar ah uu wada hadal u la furayo dawlada Soomaliya, waxaanu Wasiirku ku tilmaamay hadalkaas mid shaki galin kara qaranimada Somaliland. Wasiirka Arimaha […]

GABADH Soomaali ah oo hore diyaarad u afduubtay oo la xukumay DAAWO

Haweenay Soomaaliya u dhalatay oo dalka Newziland diyaarad ku afduubtau,ayaa maanta xukun lagu riday hadaba halkan ka daawo sida uu u dhacday xukunkii maxkamadda ee maantu

Faysal Cali Waraabe Oo Ku Hanjabay Wadahadallo Ka Madax-banaan Kuwo Xukuumaddu La Waddo Soomaaliya

(MSL)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib muddo kooban oo uu safar ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta. Guddoomiye Faysal oo qolka nasashada ee Madaarka diyaaradaha ugu waramay Saxaafadda, ayaa ka hadlay Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaasi la sheegay in doorka aanay xisbigu ka […]

Shirkadaha Dahabshiil oo Hambalyeeyey Macaamiisha, Soona Bandhigay Yoolkooda 2014

Shirkadaha Dahabshiil oo Hambalyeeyey Macaamiisha, Soona Bandhigay Yoolkooda 2014 Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa hambalyo iyo mahadnaq u rajeeyey macaamiisha shirkadaha, madaxda, hawlwadeennada iyo guud ahaan hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee wadashaqaynta dhow la leh shirkadaha, isaga oo sharraxaad ka bixiyey hawlihii kala duwanaa ee horumar, […]

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ablo-ableeyay Magaalo Uu Kelidii Waraabiyo iyo Seefta Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay In Ay Korkiisa Taalo

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ablo-ableeyay Magaalo Uu Kelidii Waraabiyo iyo Seefta Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay In Ay Korkiisa Taalo

Magaaladda Hargeysa ayaa tan iyo markii ay xorrnimadeedii halawday sanadkii 1960-kii dib ugala soo noqotay Somalia, 1991-kii maalinba maalinta ka dambaysa qaybaheeda Koonfurta iyo barigu ay sii haraadayeen. Haraadka degmooyinkan ku teedsan Koonfur iyo Barri ayaa loo aanaynayaa maamul xumo ka jirta Wakaalada Biyaha Ee Hargeysa, kuwaas oo saldhigoodu uu yahay Geed Deeble oo dhinaca […]

Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Nin Ay Qaraabo Yihiin Oo Uu Lacag Ka Amaahday Xilligii Uu Jagada Golaha Deganka U Tartamayey Ka Kireeyay Dhismaha Khayriyadii Hore Ee Hargeysa.

Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Nin Ay Qaraabo Yihiin Oo Uu Lacag Ka Amaahday Xilligii Uu Jagada Golaha Deganka U Tartamayey Ka Kireeyay Dhismaha Khayriyadii Hore Ee Hargeysa.

Hargeysa(MSL)Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco),ayaa dhismaha khayriyadii hore ee Hareysa oo ku taalla badhtamaha farasmagaalaha caasimada Hargeysa ka kireeyay ganacsade ay qaraabo yihiin maayirka,oo sida ay wararka hoose ay shabakadda Ramaasnews heshay sheegayaan markii uu murashaxa ahaa ee uu u tartamayey jagada Golaha deeganka uu ka amaahday lacag aan ilaa hada qadar keeda […]

Masuuliyiin Ka Socda Shirkadd Norwayjiyaan Ah Oo Xukuumaddu Heshiis Kula Galay In Ay Dalka Shidaal Baadhis Ka Samayso Oo Uu Madaxwayne Silanyo Madaxtooyada Kula Kulmay.

Masuuliyiin Ka Socda Shirkadd Norwayjiyaan Ah Oo Xukuumaddu Heshiis Kula Galay In Ay Dalka Shidaal Baadhis Ka Samayso Oo Uu Madaxwayne Silanyo Madaxtooyada Kula Kulmay.

Hargeysa(MSL)Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda mid ka mid ah shirakadaha heshiiska shidaal baadhista ah la galay xukuumadda Somaliland. Madaxda shirkadda DNO oo socdaal ku yimi Somaliland,ayaa kulan kula qaatay Madaxweyaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiiradda . Kulanka ay Madaxda […]

Badhasaab Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa Maanta Xoriyadiisii Loo Soo Celiyey Ka Dib Muddo sadex Maalmood ah Oo Uu Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Berbera,oo looga soo dhaadhiciyey magalada Burco.

(MAANTASOMALILAND)Badhasaab Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa Maanta Xoriyadiisii Loo Soo Celiyey Ka Dib Muddo sadex Maalmood ah Oo Uu Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Berbera,oo looga soo dhaadhiciyey magalada Burco. Guuleed Daahir Samatar Ayaa La Sheegay In uu saaka diiday In Uu Jeelka Ka Baxo Waxaanu Codsaday In Lagu Soo Cadeeyo […]

Shirkadda Pontus Marine ltd Oo ka warbixisay qorshe hawleedkeeda

Sidii uu qorshuhu ahaa wajiga dhexe ee diyaargarowgu waxa uu bilaabmay 1/1/2014 waxaanu ku egyhayah 31 Maarso 2014 (Insha Allah). Sida aad ka warqabtaan waxay shirkadda Pontus Marine ltd ku jirtay hawl baaxad wayn oo ku aadanayd hirgalinta barnaamijkeedii u qorshaysnaa oo ku soo ururayay sidan:- Wajiga koowaad oo ahaa bar bilow; oo ay hawshiisu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com