Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 650)

Abtigay Ibraahin Dhegaweyne Waxaan leeyahay Berberi Dib u Xoreyn uma Baahna ee Waxay u baahan tahay Horumar”. Maxamed Kaahin. (HALKAN KA DHEGEYSO)

Abtigay Ibraahin Dhegaweyne Waxaan leeyahay Berberi Dib u Xoreyn uma Baahna ee Waxay u baahan tahay Horumar”. Maxamed Kaahin. (HALKAN KA DHEGEYSO)

G    ddomiye Ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin ayaa Si Kulul uga jawaabay Hadal ka soo yeedhay Muj.Ibraahin Dhegeyne ooh ore u sheegay in Magaaalda Berbera ay u baahn tahay Dib u Xoreyn, Waxaanu Maxamed Kaahin uu sheegay in Berberi aanay u bahnayn Dib u xoreyn ee ay u bahan tahay Hagaajin”http://download.macromedia.com/pub/flashplayer/pdc/fp_pl_pfs_installer.exe XASAN XARBI

Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye ayaa lagu wadaa berri oo Jimce ah in uu si rasmi ah ugu dhawaaqo Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo lagu wado inuu qabsoomi doona dabayaaqada bisha Diisambar.

  Muuse Biixi oo diyaariyay Liiska sagaal iyo tobanka xubnood oo noqon doona Hargeysa(maantasomaliland) Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye ayaa lagu wadaa berri oo Jimce ah in uu si rasmi ah ugu dhawaaqo Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo lagu wado inuu qabsoomi doona dabayaaqada bisha Diisambar. Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ls […]

Dawladda Kuwayt Oo Maamulka Puntland Gacanta U Gelisay Malaayiin Dollar Oo Lagu Dhisayo Jaamacadda Maakhir Ee Gobalka Sanaag

Dawladda Kuwayt Oo Maamulka Puntland Gacanta U Gelisay Malaayiin Dollar Oo Lagu Dhisayo Jaamacadda Maakhir Ee Gobalka Sanaag

Dawladda Kuwayt ayaa si toos ah oo qaawan u soo farogelisay siyaasadda arrimaha gudaha ee Somaliland, waxaanay lacag malaayiin Dollar ah oo ay ugu tallo gashay Jaamacadda Maakhir ee magaalada badhan ee gobalka badhan ee Somaliland gacanta u gelisay maamul goboleedka Somaliya ee Puntland. Hay’adda gargaarka ee Kuwait Fund, ayaa toddobaadkii hore wasiirka maaliyadda Puntland […]

HEESTA CIIDA NALA DAAWADA /by xuseen xarbi

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne oo uu caawa soo saaray waxa uu muddo xileedkoodii u cusboonaysiiyay Gudiga diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka oo muddo xileedkoodii dhammaaday maalmo ka hor.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne oo uu caawa soo saaray waxa uu muddo xileedkoodii u cusboonaysiiyay Gudiga diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka oo muddo xileedkoodii dhammaaday maalmo ka hor. (MAANTASOMALILAND)Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu digreetadiisa ku sheegay inuu laba sanadood oo kale u cusboonaysiiyay muddo xileedkii Guddiga […]

SHABAKADA CAALAMIGA AH EE MAANTA SOMALILAND.COM WAXAY HANBALYO U DIRAYSAA DHAMAAN SHACBIWAYNAHA ISLAAMKA GAAR AHAAN SHACBIGA SOMALILAND by;xuseen xarbi

SHABAKADA CAALAMIGA AH EE MAANTA SOMALILAND.COM WAXAY HANBALYO U DIRAYSAA DHAMAAN SHACBIWAYNAHA ISLAAMKA GAAR AHAAN SHACBIGA SOMALILAND by;xuseen xarbi

DHamaan shaqaalaha shabakada wararka ee caalamiga ah ee MAANTA SOMALILAND waxay salaan u dirayaan dhamaan shacbi waynaha islaamka gaar ahaan shacbi waynaha somaliland meel kastoo ay joogaan munaasabada ciidal adxaa awgeed by xuseen xarbi

Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta la kulmay wefti ka socda dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya oo Sabtidii dalka u yimid si ay Somaliland ugala qeyb galaan munaasibadda Ciidul Axda.

(maantasomaliland)Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta la kulmay wefti ka socda dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya oo Sabtidii dalka u yimid si ay Somaliland ugala qeyb galaan munaasibadda Ciidul Axda. Wasiirradda Somaliland ee la kulmay weftiga Itoobiya oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde ayaa waxa ka mid ahaa Wasiirka wasaarada Warfaafinta, […]

Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay qaar ka mid ah saxaafada dalka

Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay qaar ka mid ah saxaafada dalka

(MSL)Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay qaar ka mid ah saxaafada dalka oo sheegayay inay is faro saareen Agaasimihiisa guud Abiib Cabdilaahi. Wasiirka Cadaaladda ayaa sheegay inaanu jirin wax dagaal ah oo dhex maray isaga iyo agaasimihiisa guud, waxaanu warkaas warbaahintu daabacday […]

Iskaa Wax u qabso:- Mashruuc Umadeed oo dib loo soo nooleeyey ENG MAHDI

Iskaa Wax u qabso:- Mashruuc Umadeed oo dib loo soo nooleeyey   .Si kasta oo ay u burqanayso ilaha iyo awoodda dhaqaale ee dal, kaligood ma dabooli karaan Baahida iyo rabitaanka Shucuubteeda,hadii farsamooyin cusub iyo Maskaxo horumarsan laga shaqaysiin waayana waxa umadaasi u dambaysa hagaasnimo Maskaxeed iyo mid Murqeed iyaga oo Awood iyo ilo dhaqaale […]

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed caydiid iyo brfeakingAgaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Abiib Axmed Cali ayaa saaka dagaal kii ugu adkaa xafiiska hoosta isaga soo xidhay isla markaana Gaw-da iska saaray iyadoo la waayay cid kala qabata.

(MSL)Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed caydiid iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Abiib Axmed Cali ayaa saaka dagaal kii ugu adkaa xafiiska hoosta isaga soo xidhay isla markaana Gaw-da iska saaray iyadoo la waayay cid kala qabata. Ilo wareedyo u dhuun daloola Wasaaradda ayaa Waaheen u xaqiijiyay in khilaaf beryahanba wasaaradda ka dhex taagnaa sababay […]

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay culays wayn saari doonto sidii ay Midawga Afrika iyo urur gobolleedka IGAD xidhiidh wanaagsan iyo cilaaqaad ula yeelan lahaayeen.

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay culays wayn saari doonto sidii ay Midawga Afrika iyo urur gobolleedka IGAD xidhiidh wanaagsan iyo cilaaqaad ula yeelan lahaayeen.

(MSL)Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay culays wayn saari doonto sidii ay Midawga Afrika iyo urur gobolleedka IGAD xidhiidh wanaagsan iyo cilaaqaad ula yeelan lahaayeen. Wasiirka wasaaradda arrimaha dibbedda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in ajandeyaashiisa ugu waawayn ay tahay sidii uu cilaaqaad ula yeelan lahaa Midawga Afrika iyo IGAD, […]

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan Dacwadii ay ku soo oogeen Maayarka Berbera iyo Xildhibaan la ucsocday in ay ka baxeen Xisbiga isla markaana ay soo buuxsanay.aan kuraastii ay baneeyeen

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan Dacwadii ay ku soo oogeen Maayarka Berbera iyo Xildhibaan la socday in ay ka baxeen Xisbiga isla markaana ay soo buuxsanay.aan kuraastii ay baneeyeen Sidoo kale, Xisbiga UCID waxa ay daadifeeyeen Dacwadooda in ay siiw adaan Guddidaasi iyagoo sheegay in wakhtigii sharciga aha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com