Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 736)

Seyladaha Xoolaha Nool oo Dib U Habeyn Lagu Sameynayo

Seyladaha Xoolaha Nool oo Dib U Habeyn Lagu Sameynayo

Seyladaha Xoolaha Nool oo Dib U Habeyn Lagu Sameynayo Wasiirka Wasaaradda Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir iyo Duqa Caasimadda Injineer Xuseen M. Jiciir, ayaa maanta dhagaxii ugu horreeyey dhigay mashruuc dib u habeyn iyo xayndaab (deyr) lagu sameynayo Seyladda Xoolaha Nool lagu kala iibado ee magaalada Hargeysa. Mashruucan oo ah mid deyrar iyo hadhadh lagaga […]

Ballantaynu galnay ninkii ka baxow abeeso ku cuntay! Nuxurkii heshiiskii qaran iyo kulmiye

Ballantaynu galnay ninkii ka baxow abeeso ku cuntay! Nuxurkii heshiiskii qaran iyo kulmiye nimankii way iska seexdeen hase yeeshee markii habeenkii laba qeybood tagtey ayaa nin ka mida nimankii safarka ahaa toosey beribaa sadex nin safreen oo xeeb qabteen una raadsadeen qadhaab(midho) la yidhaahdo kullan haddaba nimankii safarka ahaa iyagaan gaadhin meeshii ay u socdeen […]

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Soo Horjeedsaday Guddi Guddoomiyaha Golaha Dhexe een kulmiye shalay U Magacaabay Qaban-qaabada Shirka Golaha Dhexe.ee xisbiga kumiye

Hargeysa (maantasomaliland.com) – Sida uu baahiyey xalayTelefishanka caalamiga ah ee HCTV, Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka soo horjeedsaday war-saxaafadeed shalay guddoomiyaha golaha dhexe soo saaray kaas oo uu ku sheegay inuu magacaabay guddida qaban-qaabada shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sheegay […]

– Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa mar kale beesha ka dalbaday inay Somaliland siiso aqoonsiga ay xaqqa u leedahay.

Hargeysa (maantasomaliland.com) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa mar kale beesha ka dalbaday inay Somaliland siiso aqoonsiga ay xaqqa u leedahay. Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo warkiisa ay qortay wakaalada wararka ee AFP, waxa uu sheegay in caqabada kali ah ee ka hor-taagnayd in Somaliland beesha caalamka aqoonsi buuxa ka hesho ay ahayd ururka […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Madaxweyne Ku Xigeenkiisa

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo adeerkii Marxuum- Aadan Ismaaciil Shirre ku geeriyooday dalka Jabuuti 27-kii bishan May. Madaxweynuhu wuxuu dhambaalkiisa tacsida ah ku yidhi “Madaxweynaha […]

– Dufcadii ugu horreysay oo ka kooban shan arday oo deeq waxbarasho oo dibadeed oo caafimaadka xoolaha ah ka helay urur gobolleedka IGAD

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Dufcadii ugu horreysay oo ka kooban shan arday oo deeq waxbarasho oo dibadeed oo caafimaadka xoolaha ah ka helay urur gobolleedka IGAD, ayaa ka dhoofay maanta garoonka magaalada Hargeysa. Shantan ardey oo ka qallin-jebiyey kulliyada caafimaadka xoolaha ee Sheekh, ayaa u duulay dalka Ugandha, waxa halkaas ku sii sagootiyey Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, […]

Weftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumaree Arbacadii Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulanka kula yeeshay Guddi ka tirsan Golaha Ammaanka iyo nabadgelyada ee qaramada midoobay ayaa maanta dalka ku soo laabtay. Kana waramay socdaalkoodii.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Weftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumaree Arbacadii Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulanka kula yeeshay Guddi ka tirsan Golaha Ammaanka iyo nabadgelyada ee qaramada midoobay ayaa maanta dalka ku soo laabtay. Kana waramay socdaalkoodii. Weftigan oo ay xubno ka ahaayeen Wasiirrada Gaashaan-dhiga, Macdanta iyo Biyaha, Shaqada iyo […]

Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali, ayaa sheegay in Beesha Caalamku taageeradii dhinaca dhaqaalaha ee ay u fidin jirtay Somaliland ay kor u qaaday iyaga oo gaadhsiiyey dhawaanahan 100 milyan oo Dollar-ka Maraykanka ah.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali, ayaa sheegay in Beesha Caalamku taageeradii dhinaca dhaqaalaha ee ay u fidin jirtay Somaliland ay kor u qaaday iyaga oo gaadhsiiyey dhawaanahan 100 milyan oo Dollar-ka Maraykanka ah. Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali, waxa kale oo uu ka […]

Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay maanta Guddida qaban qaabadda Shirka Golaha Dhexe 00 lagu mudeeyay in uu qabsoomo 6 juun ee bisha fooda inagu soo haysa

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Jaamac Ismaaciil Cigge, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban 10 xubnood oo soo agaasinta shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi oo hore loogu mudeeyay inuu Magaalada Hargeysa ka qabsoomo 6-da Bisha June ee fooda inagu soo haysa. Gudidan uu magacaabay Gudoomiyaha Golaha Dhexe […]

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta deegaanka Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay wax ka qaban doonto Nabadgelyada Magaalada Laascaanood isla markaana ay xididada u saari doonto kooxaha bartilmaa‏

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY NORWAY OO AY WACDARO KA DHIGEEN NUUR DAALACAY KALTUUN BACADO IID BATALAALE

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY NORWAY OO AY WACDARO KA DHIGEEN NUUR DAALACAY KALTUUN BACADO IID BATALAALE

XUSKA MUNAASIBADA 18 MAY NORWAY

Guddoo miyaha Baanka Oo Ka Hadlay Xadiga Lacagta Giimbaarta Ee Laga Bedelay GobolkaTog-dheer

Guddoo miyaha Baanka Oo Ka Hadlay Xadiga Lacagta Giimbaarta Ee Laga Bedelay GobolkaTog-dheer

GobolkaTog-dheer Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa ka hadlay xadiga lacagta giimbaarta shilin Soomaaliga ee laga bedelay shacbiga gobolka Tog-dheer tobankii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay xarunta Baanka Burco. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay maanta magaalad Burco ee xarunta Gobolka Todheer oo uu ku marayo socdaal shaqo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com