Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Warbixin (Page 2)

Goboladda iyo degmooyinka Somaliland Halaysu joojiyo Ama Si iskumid ah ha loogu xaqsooro

Goboladda iyo degmooyinka Somaliland Halaysu joojiyo Ama Si iskumid ah ha loogu xaqsooro Waxaa jira gobolo hore u jiri jiray xiligii dawladii somaliya, Waxaa iyana jira degmooyin hore u jirijiray xiligii dawladii somaliy, Hadaba Waxaa xiligan ka jira Somaliland gobolada iyo degmooyin cusub, kuwaasi oo aan si siman loogu xaqsoorin, Goboladaasi iyo degmooyinkasi waxy leeyihiin […]

Barnaamijka Ganacsiga,Toddobaadkan waxaanu barnaamijka ganacsiga ku boqoonay shirkadda UNIECO CONSTRACTION oo magaalada Hargeysa iyo gobllada dalka ka hirgelisay dhismayaasha casriga iyo dib u habaynta dhiska duuga

Barnaamijka Ganacsiga

Allihii ku Abuuray Eed ma leh ee Xisbigii ku dirtay ayaa Ayaan-daran”

“Allihii ku Abuuray Eed ma leh ee Xisbigii ku dirtay ayaa Ayaan-daran” Musuq-maasuqii baahsanaa ee ay ku caano maalijireen Masuuuliyiintii Xisbiga Udub ee ahayd Qaataye Qaado. Qalinkii Ifraax Aw Yuusuf Ugu horayn waxaan salaamayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaayo) iyo Shacabka Reer Soomaliland ee gartay inay doortaan Madaxwayne Siilaanyo, waxaan kale oo […]

BARNAAMIJKA GANACSIGA: SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA (Qaybtii 1aad)

BARNAAMIJKA GANACSIGA: SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA (Qaybtii 1aad) Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan: Side loo abuuraa ganacsi Side loo kobciyaa ganacsi Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen Shirkaddaha guul-daraystay ee […]

Safarkii Ethiopia Iyo Horumarka Ku Dayashada Mudan ee ee laga hirgaliyey dalkaasi

Safarkii Ethiopia Iyo Horumarka Ku Dayashada Mudan ee ee laga hirgaliyey dalkaasi

Safarkii Ethiopia Iyo Horumarka Ku Dayashada Mudan ee ee laga hirgaliyey dalkaasi Warbixin:Barkhad-ladiif M. Cumar Shan sano ka hor ayey ahayd wakhtigii iigu dambaysay dalka Itoobiya, markas oo deegaanada Soomaalidu ay ahaayeen meelo aan horumari ka jirin, isla markaana aanay ardayda wax u soo baratay aanay ku soo noqon jirin deegaankooda iyagoo ka cabsi qaba […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 2 of 212
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com