Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 28)

Taariikh Nololeedkii Marxuum-Sh. Axmed Sh. Nuux Furre Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad ee G/Guurtida

Taariikh Nololeedkii Marxuum-Sh. Axmed Sh. Nuux Furre Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad ee G/Guurtida

• ALLE u Naxariistee Sh. Axmed Sh. Nuux Fure, waxa u ku dhashay Magaaladda Hargeysa 1931kii, Hooyadiina waxa la odhan jiray Caasha Xaashi. • ALLE u Naxariistee Sh. Axmed Sh. Nuux Fure wuxuu ahaa Sheekh weyn oo dhinaca Diinta ah, kana so jeeday Qoys dhinaca Diinta si weyn loogu tix-geliyo, gaar ahaana Aabihii aya aha […]

Maanso: Abwaan Aadan Tarabi oo soo Saaray Maanso Cusub oo la yidhaa Laba Dacaalay

Maanso: Abwaan Aadan Tarabi oo soo Saaray Maanso Cusub oo la yidhaa Laba Dacaalay

(maantasomaliland.com)Maanso: Abwaan Aadan Tarabi oo soo Saaray Maanso Cusub oo la yidhaa Laba Dacaalay Maansadanu cusub ee uu Abwaanka caanka ah ee Aadan Tarabi soo saaray ayaa Abwaanku kaga hadlay xigkamad cusub, isla markaana uu kula sheekaystay diin, kaasoo warraysi uu siixiyey Wariye Xuseen Xarbi sheegay ku sheegay in maansadan ujeeddada ay xambaarsan tahay tahay […]

Maamulaha Guud Ee Shirkadda Dahabshiil Waa Ganacsadaha Ugu Marti-qaadka badan Somaliland Shirarka Caalamiga AH

Maamulaha Guud Ee Shirkadda Dahabshiil Waa Ganacsadaha Ugu Marti-qaadka badan Somaliland Shirarka Caalamiga  AH

Hargeysa(MAANTASOMALILAND.) Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa ah masuulka ugu marti qaadka badan shirarka caalamiga ah,lagu qiimeeyo aaminaada ganacsiga wadamada soo koraayo sidii loo dardar-gelin lahaa lacagaha ay dadku isku xawilaan. Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid Shirkan caalamiga ah ee uu nasiibka u helay ka qayb galkooda […]

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise waa kadeed dihin)

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise waa kadeed dihin)

“Duqii Maarkoos waa kaa, Waddadii dayacan koray, Jidka aaran-dubatadu, Ku danbeyso weeyaan, Dawga weeye loo maro, Sannadaha dul-saarka ah, Iyo nolosha daalka ah,   Dawga weeye loo maro, Duni aan tilmaannayn, Duuggeedu male yahay, Qof ku daaya mooyee, Qof ku doonayaa jirin.”   Maansadii Isa-sudhan ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale […]

Radio MSL:Warshadda Sharaabka Ee SBI Oo U Soo Bandahigtay Ageegyo Cusub.Daawo Sawiro.

Radio MSL:Warshadda Sharaabka Ee SBI Oo U Soo Bandahigtay Ageegyo Cusub.Daawo Sawiro.

Hargeysa(MSL)Shirkada wadaniga ah ee SBI ayaa maanta macaamiisheeda u soo bandhigtay barnaamij cusub oo ay kaga qayb-galinayaan macaamiisheeda ,Maareeyaha Warshadda Sharaabka ee SBI Mustafe Cismaan Geele Oo xaflad maanta lagu qabtay xarunta warshade ee magalada Hargeysa Warbaahinta kula hadlay ugana waramay adeegyadda shirkadda . MUSTAFE SBI Halkan Guji si aad u Dhagaysato Hadaladii Mustafe Geele […]

Baashe Xaaji Xasan “Difaaca Cali Samatar: Ma Awel Bay Dareenkayga Akhriyi Kari Jireen?!”

Baashe Xaaji Xasan  “Difaaca Cali Samatar: Ma Awel Bay Dareenkayga Akhriyi Kari Jireen?!”

Anoo daaya mooyee, Godobtayda daahiyo, Dadab yaa ku xidhi kara”! “Warqadda dawladda Soomaaliya ku difaacayso Cali Samatar ee ay dhowaan u dirtay Arrimaha Dibedda ee Maraykanku, waa astaan kale oo xoojinaysa sii-yaallo hore oo badnaa ! Madaxda Soomaalidu guud ahaan si wanaagsan uma akhriyi yaaqaanan  dareenka shucuubta, gaar ahaan Madaxda Soomaalidii Talyaanigu gumaysan jirey (Soomaaliya) […]

Somaliland Oo Ku Guuleysatey Inay Uuska Iyo Diggada Ka Sameysay Gaasta

Somaliland Oo Ku Guuleysatey Inay Uuska Iyo Diggada Ka Sameysay Gaasta

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr.Cabdi Aw Daahir ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inuu si rasmi ah u furey Cilmi-baadhis tijaabo ah oo Uuska iyo diggada xoolaha lagaga sameynayo Gaasta la shito, taas oo uu ku tilmaamay in laga isticmaalo gaastaas kijinka Dugsiga Sheekh oo tijaabada lagu sameeyey. Sidaa waxa Dr.Cabdi Aw Daahir […]

Abwaan Aadan Tarabi oo Tiriyey Maanso Cusub oo Jawaab u ah Heestii Hadraawi ee Hooyo

Abwaan Aadan Tarabi oo Tiriyey Maanso Cusub oo Jawaab u ah Heestii Hadraawi ee Hooyo

‘Wax islaani dihataba Oday baa u dhibtoo Waxa laga ummuliyaa Waa ammaanadiisee Dhuux oday ka gororaa Ajal laga abuuraa’ Hargeysa (maantSomaliland.)- Abwaan Aadan Tarabi oo ka mid ah suuggaanyahannada waaweyn ee reer Somaliland, ayaa soo bandhigay maanso cusub uu ugu magac-daray Aabbo oo ka waramaysa qiimaha aabbuhu leeyahay, isla markaana jawaab u ah heesta Hooyo […]

Boqorada Holland Oo Baahisay In Hadraawi Lagu Maamuusi Doono Bilad-Sharaf.

Boqorada Holland Oo Baahisay In Hadraawi Lagu Maamuusi Doono Bilad-Sharaf.

        Hargaysa(msl)-Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi ayaa ku guulaystay abaalmarinta Prince Claus Awards, oo sannad walba lagu bixiyo dalka Netherland, sida guddida qabanqaabadu sheegtay. Warkan oo lagu baahiyey mareegta wasaarada Arrimaha Dibedda Itoobiya ayaa lagu sheegay in 11 abaalmarinood sannad walba la siiyo shaqsiyaadka, ururada, khubarada loo aqoonsado in shaqadoodu saamayn balaadhan ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com