Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-XUSKA DHALASHADA NABIGEENII SUBANAA NNKH OO LAGU QABTAY MAGAALADA ARABSIYO.

Munaasibad lagu xusayo dhalashada nabigeenii suubanaa NNKH Ayaa lagu magaalada arabsiyo ee Gobolka gabiley.

Munaasibad Ayaa kasoo qaybgalay culimada waawayn ee Somaliland,Abwaan Cabdi Aadan Cabdi qays iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka iyo dhalinyaro dayar oo ka qaaday nashaa,id loogu dabaal degayo dhalashada Nabi Muxumed NNKH.

Waxaana munaasibadan hadalo diiniya iyo qiimaha ay leedahay maalinta dhalashada Rasuulkeenee Nabiyunaa Muxamed .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com