Home » Posts tagged with » ucid

Guddoomiyaha UCID Oo Ku Baaqay In Si Siman Loo Qeybsado Xilalka Waaweyn

Guddoomiyaha UCID Oo Ku Baaqay In Si Siman Loo Qeybsado Xilalka Waaweyn

Hargeysa -Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in loo baahan yahay in tallo qaran laga yeesho hab socodka siyaasada dibada Somaliland, waxaanu ku dooday in loo baahan yahay in shirarka dibada ee xukuumaddu ka qeyb galayso la isla eego ajandaha lagaga hadlayo. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ku sheegay maanta oo […]

Xisbiga UCID Oo Madaxweynaha Jabuuti Ugu Baaqay Inuu Aqoonsado Somaliland

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Afhayeenka xisbiga ahna Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mr. Xasan Xuseen (Codyare) ayaa Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ugu baaqay inuu aqoonsado qaranimada Jamhuuriyada Somaliland. Afhayeenka xisbiga UCID oo maanta u waramayay TV-ga SLSChanal ayaa Madaxweyne Geelle ku booriyay inuu aqoonsado Somaliland si ay labada dal u noqdaan kuwo cilaaqaadkoodu intan ka […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com