Wefti ka tirsan Gudida Diiwaangelinta ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa kormeer ku soo maray xafiisyada ururada siyaasaddu ku leeyihiin xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.
Ceerigaabo (maantaSomaliland.com)- Wefti ka tirsan Gudida Diiwaangelinta ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa kormeer ku soo maray xafiisyada ururada siyaasaddu ku leeyihiin xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Weftigan oo uu horkacayo Afhayeenka gudidaasi Xasan Axmed Ducaale (Xasan-Macalin) ayaa kormeerkooda ku qiimaynaya xarumaha ururada siyaasadda ee dhawaan la diiwaangeliyey, waxaanay saaka kormeer ku soo mareen xafiisyada ay […]
Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Shaqale ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka.+sawir
Hargaysa (maantaSomaliland.com):- Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Shaqale ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka. Xaflad loo sameeyay xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay dugsiga tababarada ciidamada Danab ee Dararwayne waxaa ka qayb galay taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed […]
Guddoomiyaha Jaaliyadda Jabuuti ee Somaliland Mr. Siciid Maxamuud (Doobirro), ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedaymo uu u jeediyey Daahir Axmed faarax (daaf) oo u waramay wargeyska ogaal ee ka soo bax magaalada hargeysa waxuu gudoomiyuhu sidaasi ku sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa warkan uu baahi yey wargeyska Ogaal ayaa, , lagu sheegay,inuu ismaaciil cumar geele ku hawulan yahay sidii uu Somaliland uga dhex samayin lahaa maamul goboleediyo wakaasi ayaa,mr doobiro ayaa,hadalkaasi ayaa, waxuu ku tilmaamay, mid riqiis ah isle markaana uu mr( daaf)uga dal leeyahay inuu ku kala fogeeyo labada shacab ee Jabuuti iyo Somaliland ee xidhiidhka walaaltinimo ka dhaxeeyo, isla makaana uu uga gol leeyahay dane siyaasadeed.
Hargeysa (maantasomaliland.com)- Guddoomiyaha Jaaliyadda Jabuuti ee Somaliland Mr. Siciid Maxamuud (Doobirro), ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedaymo uu u jeediyey Daahir Axmed faarax (daaf) oo u waramay wargeyska ogaal ee ka soo bax magaalada hargeysa waxuu gudoomiyuhu sidaasi ku sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa warkan uu baahi yey wargeyska Ogaal ayaa, […]
War-saxaafadeed uu maanta soo saaray Cali Maxamed Waran-Cadde o uu arimahaa iyo arimo kale kaga hadlay ayaa u dhignaa sedan “Laalidii qodobadii sharciyeed ee dabarka u ahaa bulshada iyo Dowladda somaliland waxaa ka dhalanaya arrimo arrimo xasaasi ah oo wax yeelo weyn u geysanaya gooni isu taaga somaliland .
War-saxaafadeed uu maanta soo saaray Cali Maxamed Waran-Cadde o uu arimahaa iyo arimo kale kaga hadlay ayaa u dhignaa sedan “Laalidii qodobadii sharciyeed ee dabarka u ahaa bulshada iyo Dowladda somaliland waxaa ka dhalanaya arrimo arrimo xasaasi ah oo wax yeelo weyn u geysanaya gooni isu taaga somaliland . Arrimaahaasi oo ay ka mid yihiin: […]
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa Hanti-dhawraha guud ee qaranka ka dalbatay inuu baadhis maaliyeed ka bilaabo wasaaradaasi, si wax looga ogaado eedihii musuqmaasuq ee uu shalay Wasiirka ku eedeeyay agaasimihii guud ee is casilay Maxamuud Raage Ibraahim.warsaxaafadeed
Hargeysa (maantSomalialnd.com)-Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa Hanti-dhawraha guud ee qaranka ka dalbatay inuu baadhis maaliyeed ka bilaabo wasaaradaasi, si wax looga ogaado eedihii musuqmaasuq ee uu shalay Wasiirka ku eedeeyay agaasimihii guud ee is casilay Maxamuud Raage Ibraahim. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed kooban oo caawa ka soo baxay xarunta wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga […]
Cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa kulan xasaasiya isla markaana ay albaabaddu u xidhan yihiin waxa ay caawa fiidkii la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siiaalyo, kulankan oo ahaa mid garnaqasi oo u dhaxeeya Beesha Gobolka Gabiley iyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ka soo qayb galay in ka badan Labaatan Waxgarad oo isugu jirra Cuqaasha, Salaadiinta iyo Wax-Garadka Gobolka Gabiley, waxana ay ergaddani Madaxweynaha kala hadleen arimo is biirsaday kuwaas oo ay ka tirsanayaan Dadweynaha Reer Gabiley xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Siilaanyo.
Hargeysa (maantasomaliland)- Cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa kulan xasaasiya isla markaana ay albaabaddu u xidhan yihiin waxa ay caawa fiidkii la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siiaalyo, kulankan oo ahaa mid garnaqasi oo u dhaxeeya Beesha Gobolka Gabiley iyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ka soo qayb galay in ka badan Labaatan […]
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yada qurbo-jooga Saleebaan Maxamed Faarax iyo Agaasimihii guud ee arrimaha dibadda Maxamuud Raagge Ibraahim oo isagu Isniintii shaaciyay inuu is casilay.
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yada qurbo-jooga Saleebaan Maxamed Faarax iyo Agaasimihii guud ee arrimaha dibadda Maxamuud Raagge Ibraahim oo isagu Isniintii shaaciyay inuu is casilay. Sidaasi waxa lagu sheegay war-Saxaafadeed caawa ka soo baxay madaxtooyadda oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed […]
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay isku waafaqeen dalka masar inay iska kaashadaan Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan balaandhan oo uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay wefti ka socday dalka Masar oo uu Hoggaaminayay la Taliyaha safiirka Masar u fadhiya Jabuuti Maxamed binu Marwaan.daawo sawirada
Hargeysa (maantSomaliland.com)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay isku waafaqeen dalka masar inay iska kaashadaan Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan balaandhan oo uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay wefti ka socday dalka Masar oo uu Hoggaaminayay la Taliyaha safiirka Masar u fadhiya Jabuuti Maxamed […]
Hormadii u horeysay ee weftiga Somaliland uga qeyb gelaya shirka London oo ka ka ambo-baxay dalka
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- waxa maanta dalka ka ambo-baxay hormadii u horeysay weftiga Somaliland uga qeyb galaya shir-weynaha ay dawlada Britain 23-ka bishan u qabanayso xal u helida mashaakilaadka dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Somalia iyo dhacdooyinka saameeya mandaqada Geeska Afrika. Weftigan maanta ka dhoofay dalka oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta Md. Axmed Cabdi […]
Fadhigii Golaha Guurtida ee maanta albaabada loo xidhay ka dib markii mudaneyaasha Golahaasi isku maan-dhaafeen mooshin ay 25 Mudane aqalkaasi hor-geeyeen oo ay ku dalbanayaan in xilka lagaga xayuubiyo Xoghayaha Guud ee Guurtida Cabdilaahi Ibraahim Habane (C/Laahi dheer) oo ay ku eedeeyeen musuqmaasuq iyo inuu maroorsaday awoodii shir-gudoonka.+sawr
Hargeysa (maantaSomaliland. com)-Fadhigii Golaha Guurtida ee maanta albaabada loo xidhay ka dib markii mudaneyaasha Golahaasi isku maan-dhaafeen mooshin ay 25 Mudane aqalkaasi hor-geeyeen oo ay ku dalbanayaan in xilka lagaga xayuubiyo Xoghayaha Guud ee Guurtida Cabdilaahi Ibraahim Habane (C/Laahi dheer) oo ay ku eedeeyeen musuqmaasuq iyo inuu maroorsaday awoodii shir-gudoonka. Fadhiga Guurtida ee maanta […]
UDUB waa nadiifiyey,waxaanu safka hore keenaynaa dhalinyaro, Anaguna dib isu taagno”daawo sawirada
Burco(maantaSomaliland.com):- Weftigii uu hogaaminayey Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye kuxigeenka Xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasin oo beryahanba safar hawleed ku marayey gobolada Bariga ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, sida uu ku soo waramay weriye Mustafe Janaale oo weftigaas la socda. Weftigan miisaanka Culus oo laga dareemay imaashiyahooda […]
Waxa bishan February 22da la qaban qaabinayaa bannaan bax weyn magaalada madaxda Ingiriiska ee London oo ujeeddadiisu tahay in la taageero qaddiyadda gooni isku taagga Jamhuuriyadda Somaliland.daawanaayoow waa dalkaagii warsaxaafadeed
Daawanaayow waa Dalkaagii” War-saxaafadeedka banaan baxa Londo Waxa bishan February 22da la qaban qaabinayaa bannaan bax weyn magaalada madaxda Ingiriiska ee London oo ujeeddadiisu tahay in la taageero qaddiyadda gooni isku taagga Jamhuuriyadda Somaliland. Qurbo joogga Somaliland ee UK waxa lagu war gelinayaa inay ka soo qayb galaan isku soo baxan. Waxaynu haysanaa fursad aynu […]