Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 841)

Puntland: Sheekh Caan Ka Ahaa Dhulka Somalidu Degto Oo Goor Dhawayd Lagu Dilay Badhtamaha Magaalaga Garoowe.

Puntland: Sheekh Caan Ka Ahaa Dhulka Somalidu Degto Oo Goor Dhawayd Lagu Dilay Badhtamaha Magaalaga Garoowe.

Garoowe (msl)  Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland, ayaa goor dhawayd lagu dilay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada waaweyn ee sida aadka ah looga yaqaano dhulka Somalidu degto. Dablay hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa sheekha ku toogtay Masaajid ku yaala badhtamaha Magaalada Garoowe, ka dib salaadii […]

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Askar Ka Tirsan Ilaalada Qasriga Oo Uu Xidhay Wasiir Xirsi. Waraysi Gaara.

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Askar Ka Tirsan Ilaalada Qasriga Oo Uu Xidhay Wasiir Xirsi. Waraysi Gaara.

Hargaysa (msl) – Taliyaha Ciidanka ilaalada Madaxtoyada Somaliland Faysal Kaamil Ciise, ayaa beeniyay, isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay war ay Shabakadaha wararka Internet-ka qaarkood qoreen oo sheegaya in Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan uu amray xidhigga laba Askari oo ka tirsan ilaalada Madaxtooyada.   Warkaas ay baahiyeen Mareegaha wararka Internet-ka ee Somaliland […]

Hargeysa (maantaSomaliland.)-Madaxweyneha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey oo safar ugu maqnaa wadanka Inigiriiska ayaa dalka ku soo guryo noqday.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku soo Guryo Noqday Dalka, kana waramay Natiijadii Socdaalkiisii London Hargeysa (maantaSomaliland.)-Madaxweyneha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey oo safar ugu maqnaa wadanka Inigiriiska ayaa dalka ku soo guryo noqday. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxa madaarka Hargeysa ee Egal International Airport waxa ku soo dhaweeyey masuuliyiinta kala duwan ee […]

Lughaya-(maantaSomaliland.)-Alle ha u naxariistee hal qof ayaa ku dhintay sedex kalenena way ku dhaawacantay galinkii dambe ee maanta inta u dhaxaysa Lughaya iyo Gargaara, kadib markii baabuur aad u raran oo iska roga ah oo ay aftan ruux saarnaayeen isaga oo si xawli ah u socda uu wadihii baabuurki qabatay biriiga isla markaana ay ka daateen rakaabkan oo saarnaa baabuurka dushiisa.

Lughaya-(maantaSomaliland.)-Alle ha u naxariistee hal qof ayaa ku dhintay sedex kalenena way ku dhaawacantay galinkii dambe ee maanta inta u dhaxaysa Lughaya iyo Gargaara, kadib markii baabuur aad u raran oo iska roga ah oo ay aftan ruux saarnaayeen isaga oo si xawli ah u socda uu wadihii baabuurki qabatay biriiga isla markaana ay ka […]

Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awddal Oo Xilkii La Wareegay.

Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awddal Oo Xilkii La Wareegay.

(msl.-Hargeysa ) Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Awdal Md. Cabdoo Axmed Aayir ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Gudoomiyahii hore ee Gobolkaas Axmed Xaddi Sidci. Munaasabad ka dhacday xarunta Gobolka awdal ee Boorame ayaa wasiir ku xigeenka maamulka gobolada iyo degmooyinka ee wasaaradda arimaha gudaha Md Cismaan Garaad Soofe waxa uu labada mas’uul ugu […]

“Dawladda Ingiriiska Waxaanu Ka Wada-hadalnay Wax Wada Qabsigii U Dhexeeyey Somaliland Iyo Ingiriiska”Madaxweyne Siilaanyo.

“Dawladda Ingiriiska Waxaanu Ka Wada-hadalnay Wax Wada Qabsigii U Dhexeeyey Somaliland Iyo Ingiriiska”Madaxweyne Siilaanyo.

(SLT.- msl) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar shaqo kaga maqnaa dalka dibiiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay kulamaddii uu la yeeshay dawladda Ingiriiska. Madaxweyne Siilaanyo oo Warbaahinta ugu waramay qolka nasashadda ee Madaarka, waxaa hadaladiisii ka mid ahaa. “Waxa farxad ii ah aniga iyo weftigaba  inaan dalkii dib ugu […]

Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaal Qadhaadh Oo Duleedka Xuddun Ku Dhex Maray Ciidamada Qaranka Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo

Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaal Qadhaadh Oo Duleedka Xuddun Ku Dhex Maray Ciidamada Qaranka Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo

Xuddun (msl) Dagaal xoogan ayaa xalay saqdii deegaanka Laf-weyn ee degmada Xuddun ee Gobolka Sool ku dhex maray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka Khaatumo la baxay. Dagaalkan oo ahaa mid culus, ayaa la sheegay in la isku addeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadda oo dadka deegaanka oo aanu la xidhiidhnay maantu sheegeen inay filayaan in […]

Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Khilaafka Madaxwaynaha Iyo Ku Xigeenkiisa, Durayna Hadalada Boobe Ku Dhaliilo Xukuumadda

Hargeysa (msl) –Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-galinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cadde), ayaa ka hadlay khilaafka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland. Wasiirka Warfaafintu sidoo kale, waxa ka hadlay eedaymaha Boobe Yuusuf Ducaale u jeediyo xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxaanu Wasiirku sheegay in khaladaadka xukuumadda uu ka sheego uu sixi karayey markii uu […]

Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaal Qadhaadh Oo Duleedka Xuddun Ku Dhex Maray Ciidamada Qaranka Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo

Xuddun (msl) Dagaal xoogan ayaa xalay saqdii deegaanka Laf-weyn ee degmada Xuddun ee Gobolka Sool ku dhex maray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka Khaatumo la baxay. Dagaalkan oo ahaa mid culus, ayaa la sheegay in la isku addeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadda oo dadka deegaanka oo aanu la xidhiidhnay maantu sheegeen inay filayaan in […]

badhasaabka gobalka hawd jamaal xuseen hure iyo agaasimaha madaxtooyada somaliland maxamuud cabdilaahi xarbi oo jawaab ka bixiyay hadal ka sooyeedhay xildhibaan mataan hoori oo ka soo jeeda gobalka hawd

Alla Wuu Soo Toosay, Kumaa Soo Toosay? Xildhibaan Mataan Al-Humaami (msl)Sida caadada ah dadku, habeenkii way seexdaan subixiina way shaqo tagaan, ILLAAHAY ayaaba Qur’aanka innoogu sheegay , waxaa wax lala yaabo ah xildhibaan Mataan Muxumed Hoori (Al-Humaami) oo shantii sanadood ee u danbeeyay intaan garnaayo lixda maqrinimona uu soo toosaa lixda subaxnimona uu dhacaa wax […]

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Gabadhii Fariinta Aflagaadada Ahayd U Dirtay Wasiirka Madaxtooyadda

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Gabadhii Fariinta Aflagaadada Ahayd U Dirtay Wasiirka Madaxtooyadda

(msl.- Hargeysa) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun 8 bilood ah ku riday Nadra Maxamed Jaamac oo ahayd Gabadhii fariimaha Aflagaadda ah u dirtay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Fadhigan Maxkamadda ay go’aanka kaga gaadhay Gabadhaasi fariimaha Aflagaadda ah u dirtay Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, isla-markaana qiratay inay Wasiirka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com